Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Maraykanka oo balanqaaday in uu Soomaaliya ka cafindoono $1

Dowladaha Mareykanka iyo Soomaaliya ayaa maanta kala saxiixday heshiiska deyn cafinta, Heshiiskan oo ka dhacay safaaradda Mareynkanka ee Muqdisho ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Mahdi Maxamed Guulleed Khadar sii hayaha Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka. Sii hayaha Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in ay ku rajo weyn yihiin in deynta lagu leeyahay Soomaaliya la wada cafiyo isaga oo…

Dowladda iyo Xuutiyiinta Yemen oo isku raacay isdhaafsiga

Dowlada Yaman iyo kooxda Xuutiyiinta ayaa isku raacay liiska 1,080 maxbuus taasoo noqon doonta isku weydaarsigii ugu balaarnaa ee dhexmara labada dhinac. Dhinacyada dagaallamaya ee Yemen ayaa isku raacay in la is-dhaafsadaan illaa 1,000 maxaabiis ah, oo ay ku jiraan 19 ka mid ah askarta Sucuudiga, taas oo qayb ahaan lagu hirgelinayo tallaabooyinka lagu dhisayo kalsoonida ee lagu heshiiyey intii lagu jiray wadahadalladii nabadeed ee lagu qabtay Sweden dhammaadkii 2018. Ilo wareedyo xog ogaal u ah wadahadalada ayaa…

Trump oo markale weeraray Ilhaan Cumar maalmo kadib markii

Madaxweyne Donald Trump oo isku soo bax uu ku qabtay degmada Middletown ee dalkaasi ayaa weerar afkaa ku qaaday Ilhan Omar xubnaha xisbigiisa ku matalada Mila Minasoota “Ilhan Omar taasi waa mid weyn, iyadu waa weyn tahay, marwalba way cabaneysaa, marwalba way cabaneysaa,” asaga oo raaciyay: “Halkaan baa la yimid, wax walbana waxaa qabatay iyada, sidee bay ku timid halkan? Qofna ma garanayaa sida ay halkan ku timid? Tani waxa ay ahayd markii labaad ee Ilhaan uu weerar ku qaado…

Ra’iisul wasaare Rooble oo xilka kala wareegay Mr Guulleed.

Ra’iisul Wasaare cusub ee xukumada Faderaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilka si rasmi ah ugala wareegay Sii Hayihii Ra’iisul Wasaaraha dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo xilkaasi ku dhawaad labo Bilood si KMG ah u haayay. Munaasabad kooban oo ka dhacday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo ay goobjoog ka ahaayeen Guddoomiye kuxigeenka 1aad Golaha Shacabka C/weli Muudeey, Sii Hayeyaasha Wasiirada iyo Mas’uuliyiin kale ayuu Mahdi Guuleed ku wareejiyay Ra’iisul Wasaare…

The United States’ commitment to the Sahel remains intact, Washington says

The United States Special Envoy for the Sahel on Thursday, September 24, announced an extension of humanitarian aid. At the military level, the U.S. Chief of Staff of the U.S. African Command (Africom) announced a few months ago a reduction in staff on the ground. But the US commitment remains intact, the State Department assures. Washington will pay $ 150 million to Niger, Mali, Mauritania and Burkina Faso. Objective: to help some 2.5 million people displaced by insecurity in these areas plagued by terrorist groups.…

“In Praise for Blood”, controversial work on the role of the RPF during the genocide

In Praise of the Blood of Canadian Judi Rever is a book that examines the crimes committed by the Rwandan patriotic army led by Paul Kagame, a rebel who has become the national army of Rwanda. Published since mid-September by the Max Milo editions, organizations such as Ibuka, the Survivors' Associations, or SOS Racism described the work as a negationist in a column published in the newspaper Liberation. As it passed through France to promote its work, the Canadian journalist, like her French publisher, insisted on the…

Doorashada Soomaaliya oo la aadayo bil kadib! – Axadle

Soomaaliya ayaa isku diyaarineysa doorashada Dadban ee 20/21 oo ah tan ay ku heshiiyeen Madaxweyne Farmaajo, Hogaamiyayaasha DG hoostaga DFS & Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, isla markaana shalay uu u codeeyay BFS. Waa silsiladda xil is gaarsiinta afartii sanaba mar, waxaana bisha Deseember 2020 dhammaadkeeda soo idlaanaya muddo xileedka laanta Xeer dejinta, halka xafiiska Hogaamiyaha uu gaarayo ilaa 8-da Febaraayo 2021. Hogaamiyaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay sheegay in bisha Nofeembar oo kaliya…

Ciidanka Kenya oo 4-ruux ka qafaashay Gobolka Gedo! –

Ciidanka gaarka ah ee Kenya u qaabilsan la dagaalanka waxa loogu yeero Argagixisada loona soo gaabiyo (GSU) ayaa tuulada Daarusalaam Degmada Ceelwaaq ka qafaashay 4-ruux oo dadka tuuladaas ah. Ehelka dadka maqan ayaa xaqiijiyay in Askataan sida gaarka ah Kenya u qaabilsan la dagaalanka Argagixisada in ay wateen afar oo kala ah: Cabdifitaax Xasan Nuur, Cabdifitaax Diiriye Qorane, Cabdullaahi Cali Dhicis iyo Maxamed Ibraahim Afey. Dadkaan waa xoolo dhaqato sida ay shaaciyeen…

Guuleed oo Rooble ku wareejinaya Xilka Ra’iisul Wasaaraha. –

Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo ahaa Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka ayaa maanta Axad ah xilka ku wareejinaya Wasiirka 1-aad ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Dood ayaa ka taagneed cidda wareejineysa Xilka Ra’iisul Wasaaraha, kadib markii Mahdi Maxamed Guuleed uu magacaabay Guddi Wasiirada ku simayaasha ah iyo Xafiiska Wasiirka koowaad ee Xukuumadda, halka Warqad dalab ah uu Rooble gaarsiiyay Xasan Cali Khayre. Saacadihii lasoo dhaafay waxaa la isweydiinayay…

HG Farmaajo oo si faah-faahinsan uga hadlay Siyaasadda,

Hogaamiyaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee Dalka, Doorashada 20/21, Amniga, wadatashiga, wadahadalka Gobaladda Waqooyi, arrinta dacwadda badda Soomaaliya iyo Kenya iyo qodobo kale. Ugu horeyn waxa uu dul istaagay xaaladda amniga dalka, waxaana uu ku faanay in diiwaangelinta askarta Dowladda ay dhabarjab ku noqotay weerarada Al-Shabaab, isaga oo is barbar dhigay Dowladdiisa & labadii Dowladood ee ka horeeyay. “Al-Shabaab muddo 12-sano…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More