Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
Kenya oo walwal ka muujisay Weerarada Al-Shabaab ee Basaska
Saraakiil katirsan Booliiska Kenya ayaa Warbaahinta gudaha u sheegay in weerarkii labaad oo lagu qaaday Gaari bas ah uu ka dhacay Gudaha Dalkaas gaar ahaan deegaannada dhulka Soomaalida ee Kenya maamusho.
Dhacdadii ugu dambeysay waa weerar lagu qaaday bas mararay inta u dhaxeysa Ceelwaaq iyo Kotulo, kadib markii koox hubeysan oo loo maleynayo in ay katirsan yihiin A-Shabaab weerartay bas ka yimid Magaalada Nairobi.
Inta la xaqiijiyay waxaa dhaawac soo gaaray 8-ruux oo qaarkood…
DFS oo sheegtay in ay burburisay Gaari Qarax waday & Miino
Ciidamada Miliatirga DFS ayaa howlgal miino baaris ah ka sameeyay wadada u dhaxeysa Balcad & Basra ee Gobolka Shabeelaha Dhexe, kadib markii gaari dad rayid ah ay la socdeen uu dulmaray miino ku qaraxday.
Dadka deegaanka & saraakiil ciidan ayaa Axadle u sheegay in askarta Dowladda Federaalka ay xirtay qaar kamid ah waddooyinka duleedka ka ah Magaalada Balcad inta uu socday howlgalka miino baarista ah oo waxa ay joojiyeen isu socodka dadka iyo gaadiidka dadka beeraleyda…
NISA oo baaritaan la xiriira amaanka ku samaynaysa
Shaqaalaha xafiisyadda Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa baaritaan la xiriira amaanka lagu samaynayaa sida ku cad bayaan ka soo baxay wasaaradda shaqada iyo arimaha bulshada Soomaaliya.
Warqad ku taariikhaysan 03-October 2020, oo ay aragtay Axadle lana ogaysiiyay dhamaan Wasaaradaha dalka, Xafiis-yadda Hogaamiyaha iyo Ra’iisul wasaaraha ayaa lagu sheegay in baaritaan la xiriira amaanka laga samaynayo wasaaradaha si loo hubiyo shaqaalaha in ay xiriir la leeyihiin Al Shabaab…
Axmed Madoobe: Doorasho kama dhagayso Gedo inta ciidanka
Hogaamiyaha Dowlad-goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta furay Kal-Fadhiga Sadexaad ee Golaha Wakiilada maamulkaasi .
Hogaamiyaha Dowlad-goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta furay Kal-Fadhiga Sadexaad ee Golaha Wakiilada maamulkaasi isagoo khudbadiisa furitaanka kaga hadlay arimaha doorashooyinka, amaanka iyo xaallada Gobolka.
Axmed Madoobe ayaa hoosta ka xariiqay in loo baahan yahay in kahor Doorashada Xildhibaanada Federaalka ah xal laga gaaro…
Taliska ciidanka xoogga dalka & Hirshabeelle oo ka hadlay
Askari ka tirsan ciidanka Xoogga dalka oo ku dhagan qoriga laga rido gawaarida dushooda.
Taliyaha Ciidamada xoogga dalka qeybta 143-aad Dhamme Axmed Xasan Siyaad ayaa waxa uu warbaahinta ciidamada ee SNA radio u sheegay iney dileen laba sargaal oo ka tirsanaa Al-shabaab, kadib howl-gal ciidamada ay ka sameeyeen deegaanno hoostaga Bariire oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha hoose ee Koonfur galbeed Soomaaliya .
Waxa uu tilmaamay inuu howl-galka yimid kadib xuuraan ay heleen oo ku…
Iran oo sheegtay in ay si aan kala sooc lahayn ugu aar-gudi
Iran ayaa ku eedeysay dowlada Mareykanka, dilkii General Qassem Soleimani,oo ay horay ugu eedayn jirtay dilkiisa madaxweynaha dalkaasi sida uu yiri afhayeenka wasaarada arimaha dibada ee Iran.
Soleimani, oo ahaa ninka labaad ee ugu awooda badan Iran, ayaa isaga iyo sarkaal reer Ciraaq ah 3 Janaayo lagu dilay meel u dhow garoonka diyaaradaha ee Baghdad ka dib markii lala beegsaday duqeyn diyaaradeed oo Trump amray.
Hogaamiyaha Mareykanka, oo aan ogeysiin aqalka Congress ee…
Soo xulista Baarlamaanka 2 aad ee Hirshabeelle oo lagu soo
Gudiga Farsamada ee Soo Xulista Baarlamaanka 2aad ee Dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa shaaciyay Jadwalka Doorashada Hirshabeelle.
Guddiga ayaa sheegay in bishaan ilaa bilowga bisha oo socota ay kusoo dhameystiri doonaan howlaha soo xulista xildhibaanada 2 aad ee Dowlad-goboleedka Hirshabeelle.
Guddiga soo farsamada soo xulista Barlamaanka Hirshabeelle ayaa looga fadhiyaa in ay soo dhisaan Barlamaanka 2 aad ee Hirshabeelle maadaamo ay soo dooranayaan Senetarada aqalka sare ee…
the statements of the Central Bank following the publication of the audit of its accounts
In the DRC, the Central Bank explains itself after the publication for the first time on its website of the report on the audit of its accounts per. December 31, 2019. It was a requirement of the International Monetary Fund. This report is produced by the Deloitte company, but for civil society it is far from providing the expected transparency.…
Golaha Guurtida Gobaladda Waqooyi oo u codeeyay Xeerka
Fadhi maanta Golaha Guurtida Gobaladda Waqooyi ku yeeshay Magaalada Hargeysa waxa uu u codeeyay Xeer guud ee Doorashooyinka iyo diiwaangelinta cod-bixiyaasha oo muran ka taagnaa.
Xubno katirsan Aqalka Guurtida ayaa dood ka keenay Xeerka Doorashada, balse Guddoonka ayaa ka dalbaday in si duuduub ah loo ansixiyo, maadaama nidaamkaan uu hage u yahay doorashada.
53-Xildhibaan oo fadhiga joogtay waxaa codka Doorashooyinka Gobaladda Waqooyi & Cod-bixiyaasha siiyay 49-kamid ah…
Sidee ayay u socotaa howsha lagu dhaqangelinayo Jadwalka
Dhaq-dhaqaaq iyo diyaargarow sidaas u weyn kama socda magaalooyinka maamul Goboleedyada & Gobolka Banaadir oo xarun u ah DFS, si loo magacaabo xubnaha Guddiga farsamo ee Doorashada 20/21.
1-dii bishaan Oktoobar, Madxda DFS & Dowlad Goboleedyada ayaa ku heshiiyay in la dhiso Guddi Farsamo oo labada dhinac ah si uu u dhaqangelinayo Jadwalka doorashada 20/21 lagu hagayo.
Magacaabista Guddiga ayaa ku taariikheysan inta u dhaxeyso 10-ka bishaan oo ku beegan Sabtida bilawga…