Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

a fight between two men

RFI is in a special edition, 48 hours after the Guinean presidential election, which is to take place on Sunday, October 18, 2020. This Friday is the last day of the campaign, with the home stretching to convince voters. And if twelve candidates run in this election, the battle will be played between two men, Alpha Condé, the head of state aiming for a third term, and Cellou Dalein Diallo, the historic…

“Halka sano ee aqoonsiga FIFA kama dhigna in Roogga saaran

Xiriirka kubadda Cagta adduunka ee FIFA ayaa muddo sanad ah garoon Caalami ah u aqoonsaday Stadium Muqdisho, kamid markii heerar kala duwan oo dhinaca dhismaha ah oo uu soo maray garoonkaan. FIFA ayaa soomaaliya usoo dirtay kor joogto qiimeyn ku sameysay garoonkaan oo uu xarig jaray Hogaamiyaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo 30-kii June 2020, kadib muddo howl hagaajin ah oo ka socotay. Garoonka ayaa martigeliyay kulamo kala duwan, dhawaan ayaa loo fasaxay taageerayaasha,…

“Degmo ahaanta Guriceel waxa la horgeynayaa Xukuumadda &

Hogaamiyaha DG Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor oo ka hadlay Munaasabad ka dhacday Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa dul istaagay xaaladaha amniga, duruudaha siyaasadeed, Waxbarashada iyo caqabadaha ku horgudban maamulkiisa. Qoor-Qoor ayaa sheegay in ay dagaalka kaliya ee la ogol yahay uu yahay kan ka dhanka ah Al-Shabaab, waxaana uu dalbaday in maamul iyo shacab in ay iska kaashadaan howlaha sugidda amniga. “Dagaalka kaliya ee Galmudug ka bannaan waa kan lagu…

DFS oo sheegtay in ay dishay Madaxii howlgelinta Al-Shabaab

DFS ayaa sheegtay in howlgal qorsheysan oo Ciidamada Xoogga dalka ay ka fuliyeen Duleedka Degmada Afgooye ay ku dileen Madaxii Howlgalada Al-Shabaab ee Gobolka Shabeelaha Dhexe & ilaalo la socotay. Tirada guud Dowladda dadka ay ku dishay howlgalkaas waxa ay ku sheegtay in ay gaarayaan 50-ruux oo katirsan Al-Shabaab, waxaana si gaar ah u fuliyay ciidanka gaarka u tababaran ee DANAB. Magaca sarkaalka Dowladdu sheegtay in ay dishay waa Cismaan Ciil Fiidow, saraakiisha Ciidanka…

Nuxurka heshiis ay ka saxiixdeen Soomaaliya iyo Qaramada

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa maanta wada saxiixday heshiis iskaashi oo cusub, kaas oo hagi doona sida dalka iyo Qaramada Midoobay ay u wada shaqayn doonaan shanta sano ee soo socota si dhammaan dadka Soomaaliyeed ay u gaaraan nabad, xasillooni iyo barwaaqo. Xaflad lagu saxiixayay heshiiska – Heshiiska Iskaashiga Horumarinta Waarta ee Qaramada Midoobay (UNCF) – ayaa lagu qabtay caasimadda, Muqdisho, waxaana dhanka dowladda ka qaybgalay Raisul Wasaare…

Qaramada Midobay oo $9.26 milyan oo dollar ku bixinaysa

Qaramada Midoobay ayaa shaacisay in lacag gaareysa US$9.26 milyan oo dollar ay ku bixineyso shacabka ay fatahaaduhu saameeyeen oo gaaraya saddex boqol oo kun oo ruux oo ku nool Banaadir,Hiiraan,Jubbada Hoose,Sh/dhexe iyo Sh/hoose. Dhaqaalahan ayaa waxaa bixineysa hay’ada SHF waxana loo marinayaa dadka ay fatahaaduhu saameeyeen ururada wadaniga ah iyo kuwa caalamiga ah sida uu sheegay Mr. Adam Abdelmoula oo ah xiriiriyaha arrimaha bani’aadanimada ee Soomaaliya. “Lacag gaareysa…

Gadiidlay magaaladda Muqdisho oo maanta shaqo joojin

Wasir Hore Gaadiidlayda wadada Warshadah ayaa maanta shaqo joojin Sameeyay ka dib markii ay caroodeen xirnaasha wadadaasi oo dhawaan la kordhiyay ka dib markii furay qaybo ka mid ah Wadooyinka muhiimka ah ee Caasimadda Soomaaliya. Gaadiidlayda ayaa maanta qaybo ka mid ah degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir ka dhigay dibad baxyo ay ku dalbanayaan la furo Wadada warshadaha oo qaybo ka mid ah dhawaan lagu jiray dhag-xaan laamaha amaanka ay sheegeen in lagu sugayo amaanka…

Gobaladda Waqooyi oo xubin ku yeelatay Hay’adda Batroolka

Hay’adda Batroolka Soomaaliya (SPA) ayaa magacowday lix agaasimeyaal madax-bannaan oo ka mid noqon doona boodhka hay’adda Agaasimayaasha cusub ayaa kala matalidoona dowlad goboleedyada, gobolka Banaadir iyo dowladda federalka Soomaaliya. Xubnaha guddiga waxaa ka mid ah Caasho Cismaan Axmed oo ah guddoomiye ku-xigeen, oo mataleysa Maamulka Gobolka Banaadir, Ibraahim Axmed Layte oo matalaya Hirshabeelle, Cabdulqaadir Aadan Maxamuud oo matalaya Galmudug, Ibraahim Cabdulqaadir…

Muwaadin Soomaaliyeed oo maanta maxkamad lagu soo taagayo

Muwaadin u dhashay Soomaaliya oo ay xireen laamaha amaanka dalka Malta ayaa maanta oo Khamiis ah la soo taagayaa maxkamada sida ay sheegeen saraakiisha garsoorka dalkaasi. Muwaadinkaan oo aan la shaacin magaciisa ayaa loo haystaa iibinta dukumiintyo been abuur ah. Booliska ayaa sheegay in ninkaan oo 32 jir ah lagu eedeeyay in uu ku lug lahaa iibinta baasaboorro iyo sharci deganaansho si ay ugu suurtagasho in uu dad kale soo galiyo ama ka baxaan dalka Malta. Waxaa la qabtay…

Qaramada midoobay kulan ka leh nidaamka maaliyadda

Wasiirka Arimaha Dibada Jarmalka Heiko Maas (C) wuxuu kula hadlayaa Golaha Amniga ee UN-ka xaruntiisa magaalada New York ee Qarammada Midoobay 26-kii Febraayo, 2020 magaalada New York. Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa 15-ka October, 2020 oo ku beegan maalinta oo Khamiis ah waxaa u qorsheysan shir xasaasi ah kaasoo ay ka yeelanayaan warbixin laga gudbiyey Soomaaliya. Warbixinta oo ay diyaariyeen lix khuburo fadhigoodu yahay caasimadda Kenya ee Nairobi, waajibaadkooduna…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More