Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Xoghayaha Degmada Dayniile oo ka badbaaday qarax lala

Mahad Maxamed Shiraawe oo ah Xoghayaha Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir ayaa maanta ka badbaaday qarax loo dhigay gaarigiisa oo mararay meel u dhaw xarunta Degmadaas sida ay Axadle u xaqiijiyeen ilo kala duwan. Dad qaarkood carruur ah ayaa dhaawac kasoo gaaray firirka Miinada lagu qarxiyay Gaariga Xoghayaha Degmada Dayniile, waxaana goobta gaaray Ciidamada ammaanka oo bilaabay howlgal ay ku dabagalayaan dadka ay ku tuhmayaan qaraxaas. Xoghaye Mahad Shiraawe ayaa labo jeer oo hore ka badbaaday qaraxyo Miino oo loo…

Ayeeyada Barack Obama oo geeriyootay. – AxadleTM

Sarah Onyango Obama oo ah Ayeeyada Madaxweynihii 44-aad ee Mareykanka Barack Obama ayaa maanta oo Isniin ah ku geeriyootay Isbitaalka Jaramogi Oginga Odinga ee ku yaalla Magaalada Kisumu Kenya iyada oo jirtay 99-sano. Warbaahinta Kenya & kuwa Mareykanka ayaa aad u hadal haya Haweeneydaan oo ahayd Samafale si dhaw dadka u gacansiin jirtay, waana tan keentay in ay caan ka noqoto Galbeedka Dalka Kenya. Ayeeyada Obama waxa ay dhashay Carruurta kala ah: Zeituni Onyango, Yusuf Obama, Omar Okech Obama, Sayid Obama, waxaana…

Obama’s Kenyan grandmother Sarah’s mother dies at the age of 99

Sarah Obama, grandmother of former US President Barack Obama, has died at the age of 99 in western Kenya, her daughter told Agence France-Presse (AFP) on Monday. "It is true that she has gone to be with the Lord," said an emotional Marsat Onyango, her daughter, "she went on this morning." Sarah Obama, popularly known as Mama Sarah, had been admitted to Jaramogi Oginga Odinga Teaching and Referral Hospital in Kisumu. Once a simple country woman, Sarah Obama was for a long time best known for the hot…

RW Rooble & Hogaamiyayaasha Dowlad-Goboleedyada oo maanta

Raysul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya ayaa lagu wadaa in Gelinka dambe ee Isniinta maanta ah in uu la kulmo Hogaamiyayaasha Dowlad Goboleedyada Puntland, Galmudug, Jubbaland, Koofur Galbeed & Hir-Shabeelle oo saddexdii cishe lasoo dhaafay kulamo gaar-gaar ah caasimadda ku yeeshay. Rooble & Madaxweynayaasha Dowlad-Goboleedyada ayaa isla arkaya qodobada ay isku afgarteen Shantaan Hoggaamiye & waxa laga doonayo Xukuumadda Xilgaarsiinta dhankeeda in ay ku dhaqaaqo si kulanka Berri u furmaya uu ugu…

Traffic on the Suez Canal is resumed after a stranded ship

Maritime traffic through the Suez Canal in Egypt resumed on Monday after a giant container ship that had blocked the busy waterway for almost a week returned, the canal authority said. 400 meters (430 yards) Ever Given got stuck diagonally across a southern part of the canal in strong winds at the beginning of last Tuesday and stopped traffic on the shortest shipping between Europe and Asia. "She is free," an official involved in the rescue operation was quoted as saying by Reuters. After the dredging…

Giant ship partially stuck in the Suez Canal

Engineers on Monday "flooded" the colossal container ship that continues to block traffic through the Suez Canal, a canal service company said without giving further details on when the ship would be completely free. Satellite data from MarineTraffic.com showed that the ship's glowing arc, once embedded in the canal's east shore, had been twisted from the shore. Almost a week ago, Ever Given got stuck in the skyscraper sideways in the important waterway and created a massive traffic jam. The barrier…

Maxay isku fahmeen Hogaamiyayaasha Dowlad-Goboleedyada? –

Madaxweynayaasha Dowlad-Goboleedyada Puntland, Galmudug, Jubbaland, Koofur Galbeed & Hir-Shabeelle ayaa horumar ka gaaray wada-xaajoodka u socda ee ay uga hadlayaan arrimaha Doorashooyinka kadib markii ay isla meel dhigeen qodobo muranka ka dhashay uu sameeyay isu imaatinkooda. Ilo xog ogaal ah ayaa u sheegay in saddexda Qodob ee muranka kala tagga sababay dhaliyay ee kala ah arrinta Gobolka Gedo & Maamulidda Doorashada xubnaha metalaya Gobollada Waqooyi (Gobaladda Waqooyi) laga gaaray xal ah in gogosha Berri oo…

Somika responds to residents’ anger

One week ago, residents of the Annex Municipality of Lubumbashi in the DRC mining company Katanga, Somika, accused of environmental pollution on our antennas. The people in the area believe that their health is endangered by the company's mining activities. Somika responds: "The accusations of the population are unfounded because everything is being done to significantly reduce the effects of…

Guddoomiye Mursal oo Villa Somalia & Beesha Caalamka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan waxaa saaran culeys siyaasadeed oo uga imaanaya Madaxtooyada Soomaaliya oo damacsan in uu dardargeliyo kulamada Baarlamaanka isla markaana lagu xaglinayo in ay damacsan tahay muddo dheereysi & Beesha Caalamka oo diiday go’aankaas. Buuqa ka dhashay Kulankii Sabtida baaqday waxa uu jiho cusub u furay muranka siyaasadeed ee salka ku haya Doorashooyinka Dalka oo ku sinnaa Hogaamiyayaasha Fedederaalka & Dowlad-Goboleed maadaama Baarlamaanka uu bishii…

Mahad Salaad:-Warqad dhiigeena lagu baneysanayo ayaa

15– Xildhibaan ee guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan uu u diiday in ay ka qayb galaan kulamada golaha shacabka ayaa sheegay in ay xaadirayaan kulanka bari oo isniin ah baarlamaanku ku yeellanayo xarunta golaha shacabka. Xildhibaan Mahad Salaad oo ka hadlay afka mudane-yaasha ayaa sheegay in ay Go’aanada uu soo saaray Afhayeenka Aqalka Sare ay yihiin sharci daro, isla markaana uusan xaq u laheyn in Xildhibaanadu uu ka hor-istaago ka qeyb-galka kulamada Golaha. Xildhibaan Mahad ayaa sheegay in…