Browsing Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

Maxaa la gudboon Rooble, kadib tallaabadii uu shalay qaaday?…

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shalay xilal ka qaadis ku sameeyey saraakiil ka tirsanaa hay’adda NISA ayaa helay boggaadin iyo taageero ay u muujiyeen shacabka & siyaasiyiinta Soomaaliyeed. Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka mid ah siyaasiyiinta taageeray go’aanka Rooble ayaa shaaca ka qaaday in ra’iisul wasaaraha uu u hiiliyey sarreynta sharciga, isla-markaana waxa uu kula taliyey inuu kusii…

Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay Caasimadda Muqdisho – Ca…

Muqdisho (Axadle) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyey ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda oo maanta ka dhacay qeybo ka mid ah Caasimadda Muqdisho, kaas oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac. Iska hor imaadka oo muddo socday aya ka billowday isgoyska Ex-Control Afgooye, kadib markii ay isku dhaceen ciidamo isku qabtay lacago laga qaado gaadiidka laga raro halkaasi. Inta la xaqiijiyey waxaa dagaalkan ku…

indignation wave after video transmission

The broadcast of videos by journalist Souleymane Raissouni, filmed almost naked without his knowledge in a Moroccan prison, caused a wave of indignation in the country. Sentenced to five years in prison for "sexual assault"The journalist was filmed without his knowledge. In these pictures sent by the Directorate-General for the…

Mareykanka oo war kasoo saaray duqeyntii MUDUG – Caasimada O…

Washington (Axadle) – Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in duqeyn cusub ay ka fulisay qeyb ka mid ah Soomaaliya, gaar ahaan koonfurta gobolka Mudug. Duqeynta oo aheyd mid xoogan ayaa Jimcihii ka dhacday deegaanka Qaycad oo ay  gaareen ciidamada huwanta, sida ay sheegtay afhayeenad u hadashay Pentagon-ka. Afhayeenada ayaa sidoo kale tilmaamytay in weerarkan dhanka cirka ah lagu garab siinayey ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug ee howl-gallada ka…

Gabar 13 jir ah oo gudaha Soomaaliya ugu geeriyootay gudniin…

Dhuusamareeb (Axadle) – Gabadh 13 jir ah oo ku nooleyd tuulada Jeerinle oo deegaan ahaan hoostagta magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug ayaa u geeriyootay dhiig-bax xoogan, kadib markii lagu sameeyay gudniinka fircooniga ah. Gabadha yar oo lagu magacaabi jirey Fartuun Xasan Axmed ayaa si weyn u qabsatay geerideedu wakaaladaha wararka caalamiga ah, ayada oo lagu soo waramayo in dhacdadaan ay tahay middii ugu horeysay ee tan iyo sanadkii…

Mustaqbalka Abiy Ahmed ee hogaaminta Ethiopia iyo xaaladaha …

Yaa keenay talada dalka Ethiopia Dr. Abiy Ahmed Ali ku yimid? Markii Dr Abiy Ahmed Ali Ethiopia taladeeda la wareegay waxa uu ku yimid kacdoonadii qoomiyada Oromo ay ka wadeen dalkaasi mudo dheer, oo ka soo bilaabantay xiligii Malez Zenawi Ethiopia Raisal wasaaraha ka ahaa. Waxyaabaha xiligaasi kiciyey waxa uu ahaa in Axadle Addis-Ababa la rabay in la fidiyo oo loo sii qorsheeyo dhul kale oo ka mid ah xayndaabka magaalada Addis-Ababa, dhulkaasi…

confusion in responsibility for 13 years of death

According to confirming sources, the victims, who could be more, were young traders who traveled by motorcycle to the Kouki market. The government immediately attributed responsibility for the tragedy to the CPC's rebel coalition, in which the region is one of the strongholds, but many sources point instead to Russian intervention in the area.…

Musharaxiinta oo war kasoo saaray xilal ka-qaaditsii uu same…

Muqdisho (Axadle) – Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweyne ee Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ka soo saaray tallaabadii uu Ra’iisul wasaare Rooble xilalkii uga qaaday saraakiil ka tirsaneyd hey’adda NISA, waxay fariin u direen Madaxweyne Farmaajo. Ugu horeyn golaha ayaa taageeray go’aankii uu Ra’iisul Wasaaruhu xilalkii uga qaaday madaxii shaqaalaha ee hey’adda NISA Cabdullahi…

Sidee ayuu madaxweyne FARMAAJO uga faa’iidayaa xil-ka-qaadis..

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xilalka ka qaaday taliyaha NISA ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Cabdiwahaab Sheekh Cali iyo madaxa shaqaalaha NISA, Cabdullaahi Aaden Kulane (Kulane Jiis). Kulane Jiis, waxa uu ka soo jeedaa gobolka lagu muransan yahay habraaciisa doorashada ee Gedo, waxaana la aaminsan yahay in uu ahaa masuulka labaad ee ugu awoodda badan hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA kadib Fahad Yaasiin. Dad badan ayaa soo…