Browsing Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

Afar Senator oo kusoo baxay doorashadii Kismaayo iyo arrimo …

Kismaayo (Axadle) – Waxaa maanta si rasmi ah uga bilaabatay magaalada Kismaayo doorashada Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya, gaar ahaan kuwa ka imaanaya dhinaca Jubbaland, taasi oo ay goobjoog ka ahaayeen guddiga hirgelinta doorashooyinka. Doorashada maanta oo aheyd mid xasaasi ah, islamarkaana billow u aheyd doorashada Aqalka Sare, ayaa kusoo baxay Afar Senator, halka ay ku tartamayeen 9-xubnood, ayada oo qaar kamid ah soo bixistooda ay hore u…

After the coup, Tunisian President Saied loses more

The Tunisian president has fired more officials days after ousting parliament and ousting the prime minister, throwing the country into further political uncertainty and raising more questions about the rule of law. President Kais Saied fired parliament and fired Prime Minister Hichem Mechichi on Sunday. Just a day later, the defense and justice ministers were fired. Then on Tuesday, he fired several top officials, including the army's chief prosecutor. On Wednesday, the CEO of the national…

Waa kuma Ilyaas Gaboose, Senator-ka u guuleystay is-beddal-d…

Kismaayo (Axadle) – Ilyaas Badal Gaboose ayaa noqday Senatorkii ugu horeeyey ee la doortay baarlamaanka 11-aad ee federaalka ah ee Soomaaliya kadib markii uu ka adkaaday Maxamed Axmed Sayid. Ilyaas waxaa uu sidoo kale noqonayaa xubin ka tirsan isbaheysiga isbadal-doonka ee ka dhanka ah Nabad iyo Nolol. Haddaba, waa kuma Goboose? Ilyaas Badal Gaboose , waa shakhsi aad ugu dhow madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe,  oo in muddo ah waxaa uu ahaa la…

Ilyaas Gaboose, Waa kuma Senator-ka Guuleystay.

Kismaayo (Axadle) – Ilyaas Badal Gaboose ayaa noqday Senatorkii ugu horeeyey ee la doortay baarlamaanka 11-aad ee federaalka ah ee Soomaaliya kadib markii uu ka adkaaday Maxamed Axmed Sayid. Ilyaas waxaa uu sidoo kale noqonayaa xubin ka tirsan isbaheysiga isbadal-doonka ee ka dhanka ah Nabad iyo Nolol. Haddaba, Waa Kuma Goboose? Ilyaas Badal Gaboose , waa shakhsi aad ugu dhow madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe,  oo in muddo ah waxaa uu ahaa la taliyaha madaxweynaha iyo gacantiisa mudig. Waxaa uu Kismaayo ku dhashay…

situation of blockade at the religious level

The submission of candidacies to the Election Commission would end on Wednesday. The majority, the opposition and civil society were called upon to make their choices known, which then had to be validated by a joint committee of the National Assembly, the majority opposition. But there are a number of blockages and the president of the National Assembly has granted another 48 hours for religious…

an aid plan to deal with the consequences of

Nearly $ 2.4 billion, this is the amount announced by the South African government on Wednesday, July 28, 2021, to fund support measures following the Covid-19 pandemic and the losses caused by the recent riots. Support from South African authorities will go to companies and individuals, according to Finance Minister Tito…

Guurtigii ugu horreeyey ee Aqalka Sare oo loo doortay Gabboose

Kismaayo (Axadle) – Magaalada Kismaayo waxaa maanta si rasmi ah uga bilaabatay doorashada Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya, gaar ahaan kuwa ka imaanaya dhinaca Jubbaland, waxaana doorashada goobjoog ah guddiga hirgelinta doorashooyinka. Doorashadan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa ku tartmaya illaa sagaal musharrax oo mid ka mid ah ay tahay gabar, kuwaas oo ku loolamaya afar ka mid ah sideeda Senator ee ay Jubbaland ku leedahay Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya. Kursiga koowaad ayaa waxaa ku…

Guurtigii ugu horreeyey oo lagu doortay Kismaayo

Kismaayo (Axadle) – Magaalada Kismaayo waxaa maanta si rasmi ah uga bilaabatay doorashada Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya, gaar ahaan kuwa ka imaanaya dhinaca Jubbaland, waxaana doorashada goobjoog ah guddiga hirgelinta doorashooyinka. Doorashadan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa ku tartmaya illaa sagaal musharrax oo mid ka mid ah ay tahay gabar, kuwaas oo ku loolamaya afar ka mid ah sideeda Senator ee ay Jubbaland ku leedahay Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya. Kursiga koowaad ayaa waxaa ku…

Xafiiska hanti-dhowrka oo lacagta ka dhimay maamulka gobolka…

Muqdisho (Axadle) – Warqad ka soo baxday xafiiska hantidhowraha guud ee Qaranka ayaa wasiirka maaliyadda Soomaaliya lagu faray inuu hakiyo lacagta boqolleyda ah ee la siiyo hey’ado ka mid yihiin, Rugta Ganacsiga Soomaaliya iyo Bangiga horumarinta ganacsiga Soomaaliya, halka la faray inuu dhimo lacagta ay boqoleyda ah ee wasaaraddu siiso Bangiga Dhexe ee dalka iyo maamulka gobolka Banaadir. “Sida aad la socoto miisaaniyadda Soomaaliya waxan ay…

Guddoomiyaha baarlamanka HirShabelle oo is-hortaagay doorash…

Jowhar (Axadle) – Sida ay ilo wareedyo kala duwan u xaqiijiyeen Axadle guddoomiyaha baarlamaanka dowlad goboleedka HirShabelle Cabdixakiin Luqmaan ayaa hakiyay magacaabida xubnaha guddiga qabanaya doorashada Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya. Sababta uu Guddoomiye Cabdixakiin Luqmaan u hakiyay soo magacaabidda guddigaas ayaa la sheegayaa inay la xiriirto baasaboorka Diblomaasiga…