Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Qaramada Midoobay oo shaacisay ‘xaalad halis ah’ oo ka taaga…

Addis Ababa (Axadle) – Warbixin ay soo saartay Qaramada Midoobay ayaa lagu shaaciyey in 350,000 oo qof ay ku nool yihiin xaalad aad u daran oo ka jirta gobolka Tigray oo dagaaladii u dambeeyay aafeeyeen iyo sidoo kale gobolada kale ee deriska la’ah ee Amxaarada iyo Canfarta. Madaxa arrimaha bini’aadanimada ee Qaramada Midoobay, Mark Lowcock ayaa sheegay in waqooyiga Ethiopia ay ka jirto macaluul daran, taasi oo ay sababeen dagaaladii iyo…

Dibadbaxyo lagu dalbanayo caruurtii la geeyey Eritrea oo maa…

Muqdisho (Axadle) – Waxaa maalintii labaad Caasimadda Muqdisho ka socda dibad-baxyo ballaaran oo lagu dalbanayo in dalka dib loogu soo celiyo askartii loo qaaday dalka Eritrea, kadib markii ay soo baxday in laga qeyb-galiyey dagaalkii ka dhacay gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya. Dibad-baxa maanta oo ahaa mid ballaaran ayaa waxaa dhigayey waalidiinta ay ka maqan-yihiin wiilashaasi iyo dadweyne kale, wuxuuna ka dhacay isla goobtii shalay ee…

Gobaladda Waqooyi oo jawaab iyo digniin adag ka bixisay warqad kaso…

Hargeysa (Axadle) – Wasaaradda waxbarashada Gobaladda Waqooyi ayaa si adag uga jawaabtay warqad dhawaan kasoo baxday maamulka Puntland, taasi oo lagu mamnuucayay in imtixaanka shahaadiga ah ee Gobaladda Waqooyi lga mamnuucay gobolka Sanaag. Gobaladda Waqooyi ayaa qoraalka kasoo baxay Puntland ku sheegtay wax laga xumaado, ayadoona ku tilmaamtay mid “xagjir-nimo ah” oo aan sharciyad ku dhisneyn, islamarkaana wax saameyn ah ku yeelan karin howlaha…

Ninkii wejiga ka dharbaaxay Macron oo ka hadlay sababta uu f…

Paris (Axadle) – Ninkii loo haystay inuu dhawaan fagaare ku dharbaaxay madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel macron ayaa la horgeeyay maxkamad, wuxuuna ka hadlay falkaas iyo siduu ku dhacay. Ninkan oo lagu magacaabo Damien Tarel oo 28-sano jir ah ayaa maxkamadda ka hor qirtay in uu madaxweyne Macron dharbaaxay, isagoona iska fogeeyay in falkaas uu ahaa mid uu hore usii qorsheeyay, sida lagu sheegay eedeynta loo jeediyay. Waxa uu dharbaaxada uu ku…

Maleeshiyaadka macawiisleyda oo weerar ku qaaday saldhig Boo…

Buula Burde (Axadle) – Wararka naga soo gaarayo Magaalada Buula Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maleeshiyaad hubeysan ay weerar culus kusoo qaadeyn saldhigga Magaalada. Saldhigga ayaa wuxuu dagaal ku dhex maray maleeshiyadii weerarka soo qaaday iyo ciidamada Booliska ee ku sugnaa Saldhigga, waxaana ka dhashay khasaaro isugu jiro dhimasho iyo dhaawac, inkastoo aan si rasmi ah loo ogeyn maadaama waqtiga uu weerarka dhacay aheyd xilli…

Maxaa keenay isbeddelka siyaasadda IMAARAADKA CARABTA ee Soo…

Xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carbeed oo in mudda ah heerkii ugu hooseeyay marayay ayaa u muuqda mid isbeddel aan la filayn ku socdo. Ra’iisalwasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) Maxamed Xuseen Rooble ayaa June 8, 2021  qaabbilay Danjiraha Imaaraadka u fadhiya Soomaaliya, Maxamed Axmed Othman Al-Hammadi oo aan tan iyo December 2019 cag soo dhigin dalka.  Su’aasha isweydiinta u baahan ayaa ah: Maxaa keenay isbeddelka siyaasadda…

Puntland oo meel-marisay xeer dood badan dhaliyay oo la xiri…

Garoowe (Axadle) – Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada maamulka Puntland ee toddobaadkan ayaa lagu meel-mariyey xeerar dhowr ah oo uu kamid yahay xeerka Gudniinka Gabdhaha, oo dood badan dhaliyey Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shirkaas guddoominayey, waxayna golaha wasiiradu dood iyo falanqeyn dheer kadib cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen xeerka Gudniinka Gabdhaha. Shirka ayaa waxa kale oo looga hadlay arrimaha…

the government recognizes self-defense

The cabinet meeting of the Council of Ministers on Thursday 10 June adopted a draft decree on "administrative abuse of elephants". The decree also recognizes the use of the right to self-defense by populations that are victims of the human-elephant conflict, which has become recurring in the country. as reported from…

two figures of the protest who were arrested before

The arrests took place on Thursday evening, two days before the early elections. A vote in which Algerian voters are called to elect 407 deputies for the future National Assembly. It is rejected by Hirak and by part of the opposition. One of the challenges will also be turnout, low during the 2019 presidential election and the referendum on the revision of the constitution at the end of last year.…

a warlord raging in the park

A warlord suspected of murdering about 20 environmentalists in Virunga National Park has been arrested in northern Kivu, still under siege. Jackson Muhukambuto is also said to be an ivory poacher. as reported from Kinshasa, Kamanda wa Kamanda MuzembeJackson Muhukambuto was arrested earlier this week on the outskirts of the town…