Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Dhageyso: Dhallinyaradii loo qaaday Eritrea oo la hadlay VOA…

Muqdisho (Axadle) – Barnaamijkii Bandhigga VOA ayaa waxaa toddobaadkan lagu soo qaatay qaar kamid ah dhalinyaradii kal hore Askarnimada loogu qaaday dalka Eritrea, oo xiligan wajahaya xaalada halis ah. Qaar kamid ah dhalinyaradaas oo lagu wareystay barnaamijka ayaa ka sheekeyay xaalad nololeed oo aad u liidata oo ku haysata xeryaha lagu hayo, halka qaarkood ay ku dhinteen. Waxay sheegen in qaarkood ay soo gaareen dhaawacyo halis ah, oo dhalinyarada qaarkood ay ku indho-beelen, halka kuwa kale aysan helin wax daryeel…

Xaaf: 2016-kii wixii ka dhacay Cadaado haddii ay soo laabtaa…

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynihii hore ee Galmudug, Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo khudbad ka jeediyey kulan ka dhacay Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan doorashooyinka la aadayo ee ka dhacaya Soomaaliya. Xaaf oo soo hadal qaaday doorashadii xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee sanadkii 2016-kii ayaa ka digay musuq-maasuq iyo in la soo celiyo wixii horey u dhacay, isaga oo tusaale u soo qaatay doorashadii lagu…

Tigray’s request for rights “expires immediately”:

A new commission of inquiry into the Tigray region by an African Union organization must "cease immediately", the Ethiopian government said. The Tigray region has been locked in a deadly conflict, which has led to warnings of famine and "ethnic cleansing". A statement from Ethiopia's Foreign Ministry on Thursday criticized the independent inquiry as "misleading" and lacked a legal basis and instead proposed a common probe. But members of the new commission, created under the African Commission on…

Amar culus oo la dul-dhigay gaadiidka madaxda iyo kuwa shaca…

Muqdisho (Axadle) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa amar cusub kusoo rogay dhamaan Gaadiidka ka dhex shaqeeya Caasimadda Muqdisho iyo kuwa sida gaarka ah loo leeyahay ee lagu dhex wato gudaha axadle. Taliska ciidamada ilaalada wadooyinka ee taraafikada ee gobolka ayaa faray in gaadiidka kuwa garka loo leeyahay iyo kuwa Madaxda ay wataan in loo sameeynayo Sharciga gaadiidka, sida Buuga iyo Aqoonsiga Darawalnimo. Bishaar Abshir Geedi, Taliyaha…

Qoor Qoor oo magacaabay xubnaha guddiga doorashada (Aqriso M…

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa goordhoweyd oo maanta ah xafiiska ra’iisal wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta u gudbiyey liiska xubnaha bedelka ah ee cabashada laga soo gudbiyay. Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Qoor-Qoor ayaa lagu magacaabay xubnaha guddiga doorashooyinka heer federaal ku meteli doona…

Poor countries left unvaccinated against COVID-19

A sense of dread grows in some of the poorest countries in the world as virus cases grow and more contagious variants tackle a crippling shortage of vaccines. The crisis has alerted public health officials along with millions of unvaccinated people, especially those who are struggling in the informal economy that is not the book, living hand-to-mouth and paying cash in health crises. With intensive care units filled in cities overwhelmed by the pandemic, serious illness can be a death sentence. Africa…

Gobaladda Waqooyi iyo Taiwan oo kala saxiixday heshiis cusub + Sawi…

Hargeysa (Axadle) – Gobaladda Waqooyi iyo dhiggeeda Taiwan ayaa kala saxiixday heshiis cusub oo ku aadan dhanka caafimaadka, si hore loogu wado xiriirka labada dhinac. Heshiiskan cusub ayaa dhigaya in Taiwan ay howl-wadeeno caafimaad usoo direyso Gobaladda Waqooyi, kuwaas oo tababar siinayo shaqaalaha caafimaadka ee Hargeysa. Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Taiwan ayaa lagu faah faahiyey heshiiskan oo Arbacadii ka dhacay…

Cabdikariin Axmed Mooge oo loo doortay duqa Hargeysa – Caasi…

Hargeysa (Axadle) – Xildhibaanada golaha deegaanka ee degmada Hargeysa ayaa saaka doortay maayar cusub, kadib doorasho ka dhacday gudaha magaaladaasi. Golaha wakiilada ayaa waxaa xilka maaryarka Hargeysa oo si weyn la’isugu hayay ugu dambeyn u doortay Cabdikariin Axmed Mooge oo ka tirsan xisbiga mucaaradka Wadani. Mooge ayaa sidoo kale ahaa musharraxii ugu codadka badnaa doorashooyinkii dhowaan ka dhacay deegaanka Gobaladda Waqooyi, wuxuuna helay…

Norway oo aqoonsatay baasaboorka Soomaaliya, dibna u furaney…

Muqdisho (Axadle) – Dowladda Norway ayaa si rasmi ah ugu dhowaaqday inay dhowaan dib u furaneyso safaaraddii ay ku laheyd Caasimadda Muqdisho, si loo xoojiyo xiriirka ay la leedahay dowladda dhexe. Hadalkan ayaa waxaa ka dhawaajisay Elin Bergithe Rognlie oo ah danjiraha Norway u qaabilsan Soomaaliya, kadib kulan ay la qaadatay wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, MudaneBalal Maxamed Cismaan. Marwo Elin Bergithe ayaa shaaca ka qaatay in haatan ay bilaabatay qaban-qaabada…

Xog: Farmaajo oo awood loo siiyay soo xulashada sagaal xubin…

Muqdisho (Axadle) – Sida ay Axadle ku heshay xog la isku haleyn karo, madaxweyne Farmaajo ayaa wali farogelin ku haya soo magacaabista guddiyada doorashada ee gobalada Waqooyi.  Xildhibaano ka tirsan labada Gole ee baarlamaanka Soomaaliya islamarkaana laga soo doorto Gobalada Waqooyi ayaa Axadle u sheegay 15-ka xubnood ee gobalada Waqooyi ay 9 kamid ah ku imaan doonaan rabitaanka Farmaajo, halka 6-da kale uu soo gudbin doono Guddoomiyaha Aqalka…