Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Xubin ka mid ah guddiga uu magacaabay Qoor Qoor ee doorashad…

Muqdisho (Axadle) – Xubin ka mid ah guddiga doorashooyinka Galmudug ee uu dhowaan dib usoo magacaabay madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor kadib xubnihii lagu celiyey, ayaa sheegtay inay is-casishay. Xaawo Aadanyare Culusow (Xaawo Kiin), oo ka mid xubnaha guddiga doorashada ee heer dowlad goboleed ayaa go’aankan ku shaacisay qoraal kooban oo ay soo dhigtay barteeda facebook. “Waxaan ogeysiinayaa dhammaan umadda Soomaaliyeed inaan iska casilay…

DF oo qaaday tallaabo dib loogu soo celinayo ‘heshiis ay hor…

Muqdisho (Axadle) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo ay dib ugu fasaxeyso dhamaan shirkadaha shatiyada loo siiyey inay shaqaalaha Soomaaliyeed u dhoofin karaan dibedda. Wasiirka cusub ee shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda xil-gaarsiinta, Cabdiwahaab Ugaas Xuseen ayaa qaaday tallaabadaas, kadib markii uu Wasiiru-dowlaha wasaaradda uu baabi’iyey heshiiskii hore loola galay shirkadahaas, ayada oo wasiirka uu markale dib usoo…

incidents “symptomatic of a crisis of

What lessons can we learn from youth incidents among authorities and pro-Gbagbo activists? For Séverin Kouamé, professor and researcher at the University of Bouaké, the difficulty of organizing a return without skirmishes is a sign of a climate of persistent tensions between the two camps. According to him, it is necessary to solve the real causes of the crisis of confidence.…

Xog: Sababta dib u dhigtay in Rooble uu shaaciyo liiska gudd…

Muqdisho (Axadle) – Waxaa ilaa hadda aan si rasmi ah loo shaacin liiska guddiyada doorashooyinka heer federaal iyo heer dowlad goboleed, kuwaasi oo xubno kamid ah guddiyadaas laga keenay cabasho, ayada oo qaarkoodna la bedalay. Ra’iisal wasaare Rooble ayaa sheegay in dhawaan la shaacin doono liiska guddiyadaas, hase yeeshe si cad uma sheegin sababta ka dambeysa in ilaa hadda uusan si rasmi ah u shaacin. Xog ay heshay Axadle, ayaa sheegaysa in…

Xariga Roobow oo saameyn xoogan ku yeeshay qorshe ay DF ‘ugu…

Muqdisho (Axadle) – Mukhtaar Roobow ayaa xabsiga loo taxaabay isagoo Musharax madaxweyne ah dabayaaqada sanadkii 2018-kii, xiligaas oo waqti kooban uu ka harsanaa doorashadii madaxweynaha Koonfur Galbeed, oo uu kamid ahaa musharaxiinta ugu saameynta culus. Xariga Roobow ayaa horseeday in qalaalase amni ka dhaco Baydhabo oo xiligaasku jirtay doorasho, ayada oo kacdoonka ka dhashay xariga ay dowladda kula kacday uu sababay dhimasho iyo dhaawac hor…

Aqriso: Shan arrimood oo uu ballan-qaaday Cabdikariim Axmed …

Hargeysa (Axadle – Xildhibaanada golaha deegaanka ee degmada Hargeysa ayaa shalay ugu dambeyntii Maayirka Axadle u doortay Cabdikariin Axmed Mooge oo ka tirsan xisbiga mucaaradka Wadani, xilkaas oo maalmihii dambe si weyn la’isugu hayay. Cabdikariin Mooge ayaa ahaa musharraxii ugu codadka badnaa doorashooyinkii dhowaan ka dhacay deegaanka Gobaladda Waqooyi, gaar ahaan kuwii golayaasha deegaanka, wuxuuna helay codad kor u dhaafay 26-kun. “Illaahay…

France beats Russia’s ” takeover ” of power in C.

France on Friday criticized Russia over what it called a "takeover" of the Central African Republic. Paris also acknowledged that the African country's cooperation with Russian "mercenaries" had led France to reduce its military support. Earlier this month, the French military suspended budget support and military cooperation with the Central African Republic and accused its government of being "involved" in an anti-French disinformation campaign with Russia. The Central African Republic has become a…

Xaad oo ka hadlay qaabkii loo qoray dhallinyarada loo qaaday…

Muqdisho (Axadle) – Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo kamid ah odayaasha wax ka qoray ciidamada Soomaaliya ee tababarka loogu qaaday dalka Eretria ayaa markii ugu horeysay ka hadlay arrintaan iyo halka loo sheegay in markii hore ciidamadaan loo qaadayo. Nabadoonka oo la hadlay Idaacadda VOA ayaa qirtay inuu damiin ka ahaa 44 dhallinyaro oo kamid ah ciidamada ay hey’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka u sheegtay in tababar ciidan loogu qaadayo…

Xaad oo shaaciyey qaabkii loo qoray dhallinyarada loo qaaday…

Muqdisho (Axadle) – Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo kamid ah odayaasha wax ka qoray ciidamada Soomaaliya ee tababarka loogu qaaday dalka Eritrea ayaa markii ugu horeysay ka hadlay arrintaan iyo halka loo sheegay in markii hore ciidamadaan loo qaadayo. Nabadoonka oo la hadlay Idaacadda VOA ayaa qirtay inuu damiin ka ahaa 44 dhallinyaro oo kamid ah ciidamada ay hey’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka u sheegtay in tababar ciidan loogu qaadayo…

Bandits kidnap 80 students, kill police in

Gunmen have killed a police officer and abducted more than 80 students and five teachers from a school in the Nigerian state of Kebbi, police, residents and teachers said. The attack is the third mass kidnapping in three weeks in northwestern Nigeria, which the authorities have attributed to armed bandits seeking ransom payments. Usman Aliyu, a teacher at the school, said armed men took more than 80 students, most of them girls. "They killed one of (the police), broke through the gate and went…