Browsing Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

Collision involving a fuel tanker truck in the north-central region.

Tragic Collision Claims Over 50 Lives in Niger State In a devastating accident on Sunday, a catastrophic explosion left at least 52 individuals dead, caused by a collision between a fuel tanker and a truck, according to Niger's emergency management officials. The fuel tanker, transporting both fuel and livestock, was involved in the incident in Agaie, a locality in north-central Niger state. Abdullahi Baba-Arab, the director-general of the Niger State Emergency Management Agency, reported that an estimated 50 cattle…

Wasiirrada caafimaadka dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo muujiyay cabasho ka dhan ah wasaaradda caafimaadka DFS

Isniin, September, 9, 2024 (AX) - Wasiirada Caafimaadka Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa ku eedeeyay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya inay meesha ka saartay wadashaqayntii ay la lahayd dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir Warqad ay si wada jir ah u soo saareen ayay ku sheegeen inay walaac ka qabaan fashilinta Wasaaraddu ee fulinta mashaariicda horumarinta caafimaadka, gaar ahaan kuwa ku lug leh maalgelinta muhiimka ah iyo wada-shaqeynta hay’adaha caalamiga ah. Waxay ku eedeeyeen wasaaradda caafimaadka…

Golaha Wakiilada Gobaladda Waqooyi oo markale diiday dacwada Xildhibaan Maxamed Abiib, iyo cambaaraynta xadhigiisa oo sii kordhaysa

Axad, September, 8, 2024 (AX) - Golaha Wakiilada Gobaladda Waqooyi ayaa markale cod aqlabiyad ah ku diiday eedaha loo haysto Xildhibaan Maxamed Abiib, sidookale, cambaaraynta ka dhan ka ah xadhigiisa ayaa sii kordhaysa. Golaha Wakiillada ayaa fadhi ay maanta yeesheen markii labaad diiday, dacwado ka dhan ah xildhibaanka, iyaga oo diiday waraaq xeer ilaalinta uga timid oo golaha lagaga codsanayay in uu ansxiyo sheegashada xeer ilaalinta ee ah in la qabtay isaga oo danbi faraha kula jira, 43 kamid ah 47 xildhibaan oo golaha…

Maxkamadda Sare ee Ciidamada oo xukun kala duwan ku riday askar ka tirsaneyd ciidanka dowladda

Axad, September, 8, 2024 (AX) - Maxkamadda sare ee Ciidmada Qalabka Sida ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday laba askari oo ka tirsanaa ciidanka dowladda Fedaraalka Soomaaliya. Maxkamadda ayaa xukun dil toogasho ku riday Dable Nisa Mahad Cali Cabdi oo ah qisaasta Marxmuun Cabdiraxmaan Cismaan Muuse, halka Dable Bol Cadnaan Muuse Maxamed Maxkamaddu ku xukuntay lix sano oo xabsi ciidan ah. Marxuum Cabdiraxmaan Cismaan Muuse ayaa 27-kii bishii lixaad ee sanadkaan u geeriyooday is rasaaseyn dhex martay labada askari ee…

Qaar kamid ah culimada Soomaaliyeed oo soo dhoweeyay xiriirka Masar iyo Soomaaliya

Sabti, September, 7, 2024 (AX) - Qaar kamid ah Culima'awdiinka Soomaaliyeed ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay si adag uga hor yimaadeen damaca Itoobiya ee dhulka Soomaaliyeed, iyagoo muujiyay taageeradooda xiriirka Masar ee Soomaaliya. Kulankan ayaa culimadu si cad uga digeen xadgudubka Itoobiya ee dhulka Soomaaliya, iyagoo sheegay in aysan aqbali karin, isla markaana loo baahan yahay in laga hortago. Culimadu waxay si weyn u soo dhoweeyeen xiriirka Masar ee Soomaaliya, iyagoo tilmaamay in Masar…

Khasaare xooggan oo ka dhashay dab qabsaday kaalin shidaal oo kutaala magaalada Garowe

Sabti, September, 7, 2024 (AX) - Khasaare ba'an ayaa ka dhashay dab xalay qabsaday kaalin shidaal oo ku taalla magaalada Garowe, caasimadda maamulka Waqooyi Bari. Muuqaallo maanta laga soo duubay goobta ayaa muujinaya gaadiid iyo dhismayaal badan oo ku basbeelay dabka. Dabka ayaa la sheegay inuu ka dhashay markii gaari ku jiray geerish ku yaalla meel u dhow kaalinta shidaalka uu dab ka kacay. Dabka ayaa ku fiday kaalinta shidaalka iyo dhismayaal kale oo ku dhowaa goobta ay dabku ka bilowday. Gaadiidkii ku jiray…

Booliiska Soomaaliya oo beeniyay in Hoobiyaal lagu garaacay qeybo ka mid ah Muqdisho

Sabti, September, 7, 2024 (AX) - Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa beeniyay in Xalay hoobiyaal lagu garaacay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho. War kooban oo kasoo baxay Taliska Booliiska ayaa lagu sheegay in dhawaqa jug xoogan oo tiro dhowr jeer ah Xalay qaar ka mid ah dadka reer Muqdisho ay maqleen inuu ahaa baco waa weyn oo la dhigay meelo kala duwan. Qoraalka kasoo baxay Booliiska Soomaaliya ayaa sidoo kale lagu sheegay ineysan jirin wax khasaare nafeed ah oo ka dhashay Bacaha jugtooda laga maqlay meelo…

Masar oo bilowday inay casriyayso diyaaradaheeda dagaalka xilli ay sii kordhayso xiisadda Itoobiya kala dhaxaysa

Sabti, September, 7, 2024 (AX) - Masar ayaa lagu soo waramayaa inay heshiis la gashay Shiinaha si ay u iibiso diyaaradaha dagaalka ee J-10C, iyadoo ujeedadu tahay inay baddasho diyaaradaheeda F-16 ee Fighting Falcons. Sida laga soo xigtay warbixino kala duwan, heshiiska Chengdu J-10C, ayaa la saxiixay bihsii Agoosto 19, 2024. Helitaankan ayaa Masar ka dhigi doona waddanka  labaad ee haysta J-10C, ka dib Pakistan. Talaabadan ayaa daba socota hadal heynta sii kordheysa ee ah in Masar ay raadineyso bedel ay ku casriyeyso…

A Change in Emphasis During Times of Internal Turmoil

Somalia's Struggles Amidst China's Growing African Ties As esteemed African leaders converge in Beijing for the 2024 Forum on China-Africa Cooperation Summit, Somalia stands in stark opposition to the burgeoning connections between China and the rest of the African continent. China dangles financial incentives in front of numerous African nations, enticing them for access to vital resources—Africa’s rich array of raw materials. Yet, amidst this landscape, Somalia’s fragmented state highlights its unique challenges. The…

Itoobiya: Hogamiyayaasha Soomaaliya waxay la shaqeeyaan cadowgeenna, waana iska difaacaynaa

Sabti, September, 7, 2024 (AX) - Xukumadda Itoobiya ayaa ku dhaleeceeysay madaxda dowladda Soomaaliya inay la shaqeeyaan waxay ugu yeertay cadowga Itoobiya, iyadoo sheegtay inay ka go’an tahay inay difaacdo madax-bannaanideeda. Taliyaha ciidammada qalabka sida ee dalka Itoobiya, Field Marshal Birhanu ayaa hadalkaan ka sheegay intii lagu guda jiray dabbaaldegga sannad-guurada 47-aad ee taliska bariga Itoobiya. Field Marshal Birhanu Jula ayaa sheegay inay ciidamadu ugu diyaar-garoobeen inay ka hortagaan wax kasta oo…