Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

voters’ high expectations

Santoméens voted yesterday, Sunday 18 July, to elect its new president from 19 candidates. When asked about their expectations, many voters say they expect the future president to be able to unite the nation and work with the prime minister to move the country forward. with our special correspondent, Neidy Ribeiro by the…

Russia’s presence in Africa: “There was one

Russia is increasingly present in Africa through official diplomacy but also through private actors such as Evgueni Prigojine, who is considered the leader of the Wagner militia, and various companies that specialize in online disinformation. In a study that has just been published, Maxime Audinet, a researcher at the IRSEM (Institute for Strategic Research of the Military School) and author of a dissertation on Russian influence at the University of Nanterre, analyzes this Russian influence in Africa, in Central Africa.…

Xog: Al-Shabab oo Muqdisho ka billaabay olole doorasho

Muqdisho (Axadle) – Ilo-wareedyo amni oo lagu kalsoon yahay ayaa Axadle u sheegay in Al-Shabaab labadii todobaad ee ugu dambeeyay ay u yeereen odayaasha dhaqanka ee ku sugan Muqdisho, ganacsato, iyo qaar kamid ah macalimiinta Jaamacadaha gobalka Banaadir, waxayna kala hadleen arrimo quseeya doorashada Soomaaliya. Saraakiil amni oo ku sugan Muqdisho ayaa Axadle u sheegay in hoggaamiyaha Al-Shabaab ugu magacaaban Gobalka Banaadir, balse u dhaxeeya labada Shabeelle, uu dhinacyadan kala hadlay sidii loo taageeri lahaa in…

Ciidamadii diidanaa muddo korarsiga oo u badan hal beel oo laga joojiyey mushaarkii

Muqdisho (Axadle) – Axadle ayaa ogaatay in tobaneeyo kamid ah ciidamadii diidanaa muddo korarsiga ee ka dagaalamay aagga Barmuudo iyo KM4 ay dowladda Soomaaliya ka joojisay mushaarkii ay qaadan jireen. Ciidanka mushaaraadka laga joojiyay waxaa sidoo kale ku jira qaar ka tirsan ilaalada Janaraal Saadaq Joon, kuwa Janaraal Indhacade, ilaalada Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo ciidan kale, kuwaas oo hore uga tirsanaa Miliateriga iyo booliska Soomaaliya. Xogta ay heshay Axadle ayaa muujineysa in ciidankii diidanaa muddo…

Gobolka Banaadir oo saddex dhibaato oo weyn wajahaya

Muqdisho (Axadle) – Shacabka Gobalka Banaadir ayaa wajahaya saddex dhibaato oo waa weyn kuwaas oo gaaray heerkii ugu xumaa sanado kadib mana muuqato dhaq dhaqaaq socda oo dhinaca dowladda ah si wax looga qabto arrintaan.  Waxyaabaha ugu daran ee hadda ka jira Gobalka Banaadir ayaa kala ah 1- Nadaafadda – Dhammaan degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa wajahaya nadaafad darro xoog leh iyo biyo wasaqeysan oo gooyay waddooyinka qaar ee Muqdisho. Xaafadaha…

Xildhibaano la saftay Biixi oo wajahaya ‘cawaaqib adag

Hargeysa (Axadle) – Guddoomiyaha xibsiga Ucid, Faysal Cali Waraabe ayaa si adag uga hadlay Xildhibaano ka tirsan xisbigiisa oo heshiis la galay xisbul xaakimka Kulmiye, kaasi oo uu ku tilmaamay waxba kama jiraan, ayna wajahi doonaan cawaaqib adag. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in xildhibaanadaas oo qeyb ka noqday qorshe uu wato Muuse Biixi, islamarkaana isku dayey inay meesha ka saaran isbaheysigii ay xisbiyada mucaaridka sameysteen si ay…

Midowga Musharaxiinta oo soo saaray 5-qodob oo muujinaya in

Muqdisho (Axadle)-Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa kulan ay ku yeesheen Caasimadda Muqdisho oo ay ku qiimeeyeen xaaladda guud dalka, gaar ahaan habsami u socodka doorashooyinkii loo ballansanaa, ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay walaac uga muujiyeen shan qodob oo ay sheegeen in hadii aan wax laga bedelin aysan muuqan ififaalo ay dalka uga dhici karto doorasho xor iyo xalaal ah. “Goluhu wuxuu walaac xooggan ka muujinayaa in doorasho xor iyo…

TPLF oo jihooyin cusub ka furtay dagaalka, weerarna ku qaada…

Mekelle (Axadle) – Jabhadda ka dagaalanta dalka Itoobiya ee Tigreega ayaa hawlgallo ka dhan ah ciidamada dawladda taabacsan ka fulisay gobolka ay jaarka yihiin ee Canfarta, sida uu sheegay Afhayeenka TPLF. Afhayeenka aya sheegay inay fureen waji cusub oo ku saabsan dagaalka ay kula jiraan ciidamada dowladda federaalka Itoobiya, isla markaana ay ballaariyeen colaadda gobolkooda ka taagneyd mudadii 8-da bilood aheyd. Afhayeenka TPLF Getachew Reda oo…

DF iyo maamulka G/Banaadir oo soo saaray amarro ku socda sha…

Muqdisho (Axadle) – Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee xukuumadda Soomaaliya iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa soo saaray awaamiir ku socota bulshada reer Muqdisho inta lagu guda jiro maalmaha ciida Carafo. Amarradan ayaa la xariira goobaha lagu gowracayo xoolaha Udxiyada ee maalmaha ciida Carafo, waxaana bulshada reer Muqdisho iyo hey’adaha samafalka ee ka howlgala axadle looga digay inay xoolaha ku gooracaan meel aan aheyn kawaanada…

Qorshaha Axmed Madoobe uu kusoo saarayo Senataro taabacsan o…

Kismaayo (Axadle) – Khilaaf u dhaxeeyay dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe iyo Xildhibaanada Maamulkaas ayaa la xaliyay, iyadoo ay kala saxiixdeen heshiis rasmi ah.  Xog ay heshay Axadle ayaa sheegeysa in khilaafka uu ka dhashay markii baarlamaanka Jubaland ay Axmed Madoobe u sheegeen in kaliya ay codkooda siin doonaan Senatorkii siiya 5 kun oo dollar xildhibaan kasta, laakiin aysan ka…