Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Al-Ganushi oo shaaciyey qorshaha Imaaraadka ee

Tunis (Axadle) – Afhayeenka baarlamanka Tunisa Rashid Al-Ganushi ayaa Imnaaraadka Carabta ku eedeeyey inay ka dambeeyaan afgambiga dalkiisa, kadib markii madaxweyne Qays Saciid uu hakiyey baarlamanka, lana wareegay awoodda fulinta. Al-Ganushi ayaa u sheegay wargeyska The Times, in Imaaraadka ay ka go’neyd “inay soo geba-gebeeyaan” Guga Carabta oo ah kacdoonkii 2011 xukunka looga tuuray qaar ka mid ah hoggaamiyayaasha dalal ka mid ah Bariga Dhexe…

underground clubs in Brazzaville pay tribute to Jacob

Brazzaville is recognized as the cradle of rumba. But this city with more than 1.5 million souls also vibrated in the 80s and 90s to the rhythm of the souk of the legendary Cassava group whose main host, Jacob Desvarieux, bowed on Friday 30 July. Nightclubs, even though they were officially closed due to Covid-19, pay tribute to him.…

Lafta-gareen oo musharaxnimada Aqalka Sare ka

Baydhaba (Axadle) – Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Lafta-gareen, oo maanta soo saaray liiska shan ka mid ah musharaxiinta Aqalka Sare, ayaa billaabay fulinta qorshaha doorashada ee madaxweyne Farmaajo. Lafta-gareen, oo awood u leh soo gudbinta liiska musharaxiinta Aqalka Sare ee laga soo dooranayo Koonfur Galbeed, ayaa liiska ka reebay laba ka mid ah Senatorada ugu caansan Aqalka Sare, oo kala ah; Ilyaas Cali Xasan…

Dabeyl ku dhacday Laba ka mid ah mucaaradkii Farmaajo

Baydhaba (Axadle) – Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Lafta-gareen, oo maanta soo saaray liiska shan ka mid ah musharaxiinta Aqalka Sare, ayaa billaabay fulinta qorshaha doorashada ee madaxweyne Farmaajo. Lafta-gareen, oo awood u leh soo gudbinta liiska musharaxiinta Aqalka Sare ee laga soo dooranayo Koonfur Galbeed, ayaa liiska ka reebay laba ka mid ah Senatorada ugu caansan Aqalka Sare, oo kala ah; Ilyaas Cali Xasan iyo Xuseen Sheekh Maxamuud. Ilyaas Cali Xasan, ayaa waxa uu ka tirsan yahay…

Daawo: Turkey oo ciidamo cusub u tababartay

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo aaa ka qayb galay munaasabad tababar loogu soo xirayey Dufcaddii 3-aad ee Layli Saraakiil iyo Dufcaddii 4-aad ee  Layli Saraakiil Xigeen ee ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo ka qalin-jebiyey Dugsiga Tababarka Ciidamada ee TurkSom. Farmaajo ayaa abaal-marinno guddoonsiiyey Saraakiisha iyo Saraakiil Xigeennada galay kaalmaha hore, waxaana uu tilmaamay in…

tributes flow in after Cassav’s leadership

Guadeloupe guitarist Jacob Desvarieux, who died on Friday as a result of Covid-19, was one of the founders of the group Cassav ', a monument in the French Caribbean that achieved huge success in the 1980s by mixing local music to create a style, Zouk. At the age of 65, Jacob Desvarieux was hospitalized on July 12 after being…

Lafta-gareen oo shaaciyey liiska musharaxiinta

Baydhaba (Axadle) – Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa soo saaray liiska shan ka mid ah musharaxiinta Aqalka Sare ee laga soo dooranayo maamulkaas iyo sida ay u tartami doonaan. Koonfur Galbeed ayaa waxaa lagu doornayaa 10 xildhibaan oo Aqalka Sare ah, waxaana shanta kursi ee musharaxiintooda la shaaciyey, iyo sida ay isugu aadeen ay kala…

Daawo: “Waxaan Al-Shabaab ugu biiray si dhagaxii

Guriceel (Axadle) – Maxamed Nuur Barre oo loo yaqaan Dhicisow oo dhawaan isku soo dhiibay ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ku sugan magaalada Guriceel ee Maamulka Galmudug ayaa ka sheekeeyey qaabkii uu ugu biiray Al-Shabaab iyo sidii uu markii dambe uga soo baxsaday. Dhicisow oo ah Oday lugaha naafo ka ah isla markaasna Al-Shabaab dhexdeeda looga yaqaanay Maxamed Ceeli-Cali ayaa sheegay inuu Al-Shabaab ugu biiray sidii wax uga heli lahaa…

Saacadaha soo socdo oo la ogaan doono rajada

Baydhabo (Axadle) – Magaalada Baydhaba ee xarunta ku meel gaarka ee Maamulka Koonfur Galbeed waxaa gaaray Wafdi ka socda guddiga hirgelinta doorashada heer federaal, iyadoo halkaasi ay kusoo dhaweeyeen mas’uuliyiin ka tirsan maamulkaas. Wafdigaan guddiga doorashooyinka heer federal waxaa hoggaaminayay guddoomiye ku xigeenka guddiga doorashooyinka Mowliid Mataan. Ujeedka ay halkaasi u tageen ayaa ah dar-dar galinta howlaha doorashooyinka heer…

Qaraxii Kismaayo “Xaley ma seexan hurddana igama

Kismaayo (Axadle) – Guddoomiyaha kooxdii shalay lala beegsaday qaraxii Kismaayo, Ismaaciil Cali Cabdi ayaa ka hadlay qaraxii Shalay lala beegsaday kooxdii kubadda cagta ee Shalay ka qeyb geli rabtay furitaanka horyaalka kooxaha Jubbaland. Qaraxa ayaa shalay galinkii dambe lalabeegsaday gaari bas ahaa oo ay saranaayeen ciyaartooda JCCI ee Jubaland ,khasaaraaha dhimahasda ayaa korortay iyadoo xaaladda qaar ka mid ah dhawaacyada ciyaartooyda laga…