Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Xog: Khilaaf cusub oo ka dhex qarxay Guudlaawe iyo

Beledweyne (Axadle) – Xog cusub oo ay heshay Axadle ayaa sheegeysa inuu mar kale qarxay khilaafkii u dhaxeeyo madaxweynaha HirShabelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) iyo ku-xigeenkiisa Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed). Khilaafka labada mas’uul oo maalmahaan dambe u muuqday mid xal laga gaaray ayaa marka kale hawada isku shareeray, wuxuuna khillaafka salka ku hayaa doorashada kuraasta 8-da ah ee ku hartay magaalada Beledweyne. Axadle ayaa ogaatay…

Cabdiraxmaan Odowaa u jawaabay Dubbe – “Wuxuu

Gaalkacyo (Axadle) – Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo maanta dib loogu doortay kursiga HOP#069 ayaa guushiisa, kadib u jawaabay wasiirka warfaafinta, ahna Senatar ka tirsan xubnaha loo dooratay Golaha Aqalka Sare, Cismaan Abuukar Dubbe oo la safnaa Cabdiraxmaan Al-Cadaala oo markii dambe ka tanaasulay loolanka tartanka. Odowaa oo hadal ka jeediyey doorashadiisa ayaa sheegay in weerarka uu Dubbe ku soo qaaday intii uu ku jiray ololaha…

Maxaa laga yeelayaa doorashada Garbahaarey? –

Garbahaarey (Axadle) – Magaalada Garbahaarey waxaa weli ka taagan dood xoogan oo hareysay doorashada 16-ka kursi ee taalla gudaha magaaladaasi oo ah deegaan doorashada labaad ee dowlad goboleedka Jubbaland ee uu hoggaamiyo Axmed Madoobe. Aqoonyahan Maxamed Cabdullaahi Kooshin oo si weyn uga faallooda arrimaha siyaasadda dalka ayaa ka hadlay muranka hareeyey doorashada Garbahaarey iyo sida laga yeelayo, maadaama uu dhamaad yahay waqtigii lagu…

DF oo shaacisay in duqeyn ‘lagu lagu laayey 200’

Muqdisho (Axadle) – Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay duqeyn Sabtidii ka dhacday qaybo ka mid ah gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka, gaar ahaan deegaanka Hareeri-Gubadle oo qiyaastii 20 KM dhanka Bari uga beegan Wabxo. Weerarkan dhanka cirka ah ayaa waxaa si wadajir ah u fuliyey ciidamada Xoogga dalka iyo diyaaradaha dagaalka Mareykanka, iyada oo lagu beegsaday kooxda Al-Shabaab. Warsaxaafadeed kasoo baxay dowladda federalka…

Sidee ayey golaha wasiirada Rooble ugu fashilmeen

Muqdisho (Axadle) – Golaha Wasiirada Ra’iisul Wasaare Rooble waxay noqdeen Wasiiradii u horreeyay ee xilliga kala guurka maareyn waayay kuna guuldareystay inay kuraas Xildhibaan ka soo helaan deegaanadii ay ka soo jeedeen. Labadii jeer ee xilligii kala guurka sanadihii 2012 iyo 2017 Golaha Wasiirada ayaa udub dhexaad u ahaa sida Xukuumaddihii C/Weli Gaas iyo Cumar C/rashiid, Wasiiro badan ee Xukuumadahaas ka tirsanaa ayaa soo helay kuraas…

at least sixty dead in a railway accident in

At least 60 people were killed in a train crash last Friday in Lubudi, a territory in Lualaba province. The Congolese Public Railways (SNCC) train ended its journey in a ravine between Kitenta and Buyofwe stations about ten kilometers from the center of Lubudi.…

Xog: Astaamaha muujinaya qorshaha dhabta ah ee

Baydhaba (Axadle) – Waxaa isi-soo taraya astaamaha muujinaya in madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen uu ku jiro damac ah inuu xubin ka noqdo xildhibaanada cusub ee baarlamaanka federaalka. Maamulka Koonfur Galbeed ayaa xildhibaano u soo doortay xubno badan oo ka tirsanaa xukuumadda Laftagareen iyo baarlamaanka maamulkaas, waxayna K/Galbeed noqotay maamulka xubnaha ugu badan ee golayaashiisa ay ku biireen baarlamaanka 11-aad ee…

Madax wareer siyaasadeed oo haysta Rooble –

Muqdisho (Axadle) – Is-mari-waaga ka taagan doorashada ay tahay in lagu qabto Magaalada Garbahaarey ayaa noqotay caqabadda ugu weyn ee xilligan uu wajahayo Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Garbahaarey oo ah deegaan doorashada 2-aad ee Jubbaland ayaa waxaa yaala 16 ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland. Maamulka Gobolka Gedo oo gadaal ay ka riixeyso Villa Somalia ayaa si buuxdo isku…

Baarlamankii muddo xileedkiisu dhamaaday oo soo

Muqdisho (Axadle) – Warqad ay si wadajir ah u soo saareen labada xoghaye ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare, Cabdikariin Buux iyo Cali Maxamed Jaamac ayaa guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer federal looga dalbaday 10 qodob oo ku saabsan macluumaadka xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Soomaaliya. Labada xoghaye ee golayaasha baarlamaanka ayaa 10-kaan qodob ku soo koobay dalabka…

Baarlamaankii muddo xileedkiisu dhamaaday oo soo

Muqdisho (Axadle) – Warqad ay si wadajir ah u soo saareen labada xoghaye ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare, Cabdikariin Buux iyo Cali Maxamed Jaamac ayaa guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer federal looga dalbaday 10 qodob oo ku saabsan macluumaadka xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Soomaaliya. Labada xoghaye ee golayaasha baarlamaanka ayaa 10-kaan qodob ku soo koobay dalabka…