Kooxdee Soo Saartay Ciyaartoydii Ugu Wanaagsanaa Ee Ingiriis
Kulanka Merseyside derby ee Everton iyo Liverpool oo Sabtida dhacaya ayaa si weyn loo sugayaa, waxaana halgan adag uu dhex mari doonaa…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Kulanka Merseyside derby ee Everton iyo Liverpool oo Sabtida dhacaya ayaa si weyn loo sugayaa, waxaana halgan adag uu dhex mari doonaa…
Difaaca xulka qaranka England ee Reece James ayaa kaadh cas loo taagay markii ay dhamaatay ciyaartii xalay waddankiisa guul-darradu kasoo gaadhay ee…
Xulka qaranka France ayaa guul 2-1 ah oo ay aad ugu rafaadeen ka gaadhay Croatia oo ay ku wada jiraan LEAGUE A…
Xulka qaranka England ayaa kaalinta saddexaad ee League A Group B u degay kaddib markii ay guul-darro 1-0 ah kala kulmeen Denmark…
Halyeygii Liverpool ee Steven Gerrard ayaa daboolka ka qaaday laacib uu si weyn u doonayay tababarihii hore ee Reds ee Rafa Benitez…
Kylian Mbappe, Erling Haaland, Jadon Sancho, Vinicius Junior, Joao Felix iyo kuwo kale ayaa ah xiddigaha la filayo in sannadaha soo socda…
Bruno Fernandes ayaa ka mid noqday tiro ciyaartoyda waaweyn ee Manchester United ah oo lumiyey kalsoonida ay ku qabteen tababare Ole Gunnar…
Cid waliba waxay tilmaan kasii biixinaysaa sida ay Real Madrid isku beddeli doonto sannadka 2021 iyadoo lala xidhiidhinayo xiddigo waaweyn oo magac…
Kooxaha Premier League ayaa cod ku diiday mashruucii ay hormuudka ka ahaayeen Liverpool iyo Manchester United ee loogu magacdaray Project Big Picture…
Scott McTominay ayaa sheegaya in Ole Gunnar Solskjaer uu heysto taageerada buuxda ee qolka labiska Manchester United inkastoo kooxda lala xiriirinayo tababare…
Lionel Messi iyo Paul Pogba ayaa hogaaminaya liiska xiddigaha magaca weyn ee galaya sannadkii ugu danbeeyay ee qandaraaskooda. Waxayna taasi la micno…