Sergio Ramos Ma Yahay Daafaca Ugu Fiican Abid Kubadda Cagta?
Hal maalin kaddib guushii weyneyd ee 3-1 ka ahayd ee ay kooxdiisa Real Madrid kasoo hoysay dhigeeda Barcelona, shabakadda caanka ah ee…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Hal maalin kaddib guushii weyneyd ee 3-1 ka ahayd ee ay kooxdiisa Real Madrid kasoo hoysay dhigeeda Barcelona, shabakadda caanka ah ee…
Saddex ciyaartoy oo kooxaha waaweyn ee horyaalka Premier League ka tirsan ayaa ku dhacay baadhitaanka DAROOGADA xili-ciyaareedkii hore ee 2019-20, sida ay…
Liverpool ayaa ugu dambayn ka guuri doonta garoonkeeda tababarka ee Melwood, waxaanay tegaysaa garoon cusub oo ay ciyaartoydu ku tababaran doonaan oo…
Maamulka kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa maanta warqad gaadhsiiyey Peres Aragones oo ah Madaxweynaha Dawlad-goboleedka Catalonia, taas oo si cad loogaga dalbanyo…
Kooxda kubadda cagta AC Milan ayaa si rasmi ah u shaacisay in laba ka mid ah xiddigaheeda uu ku dhacay xanuunka Korona…
Kooxda ree England ee Manchester City ayaa la xusayaa inay dooratay labada macalin ee ay midkood doonaysa inay bedel uga dhigato tababaraheeda…
Kahor kulankii El-Clasico ee dhex maray kooxaha Real Madrid iyo Barcelona Sabtidii, kanaalka ree Spain ee Movistar+ kaamerooyinkiisa ayaa qabtay xiddiga Real…
Xiddiga Khadka dhexe ee Paul Pogba ayaa lagu soo warramayaa inuu go’aansaday inuu ka fadhiisto ciyaaraha xulka qaranka France kaddib markii uu…
Pierre-Emerick Aubameyang ayaa walaac ku abuuray taageereyaasha kooxda Arsenal intii ay socotay ciyaartii xalay ay guul-darradu kasoo gaadhay ee Leicester City ay…
Wargeyska bixiya abaal-marinta Ballon d’Or-ka ee France Football ayaa ku hawlan inuu soo xulo shaxda kooxdii ugu fiicnayd abid oo laga keenayo…
Qorshaha Kylian Mbappe uu kaga tegayo kooxda reer France ee PSG ayaa waxa faahfaahin buuxda ka bixiyey safiirka naadigaas ee Youri Djorkaeff.…