YAA HABAARAY? Inkaarta Dhaawacyada Daafaca Liverpool Oo
Daafaca bidix ee kooxda Liverpool ee Andy Robertson ayuu kasoo yeedhay war naxdin ku ah dhammaan shaqsiyaadka xidhiidhka kala duwan la leh…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Daafaca bidix ee kooxda Liverpool ee Andy Robertson ayuu kasoo yeedhay war naxdin ku ah dhammaan shaqsiyaadka xidhiidhka kala duwan la leh…
Waxa sii kordhaya wararka kooxda Manchester United la xidhiidhinaya weeraryahanka Juventus ee Cristiano Ronaldo iyagoo doonaya inay Old Trafford kusoo celiyaan 11…
Daafaca Nicolai Geertsen ayaa tartanka Danish Cup haatanba kasii dhaliyay mid kamida goolasha la filayo inay ku tartami doonaan abaalmarinta goolka sanadka…
Kubad sameeyaha kooxda Arsenal ee Mesut Ozil ayaa markiisa ka qayb qaatay dagaalka iyo erayada dhaliisha ah ee ay hawada isku marinayeen…
Harry Maguire ayaa ka soo kabsaday waqti adag uu ku jiray isagoo gool madax ah u dhaliyay xulka England oo 3-0 ku…
Scotland, Hungary, Slovakia iyo North Macedonia ayaa ka soo baxay kulamada kala baxa ee la ciyaaray xalay oo Khamiis aheyd iyagoo xaqiijistay…
Liverpool ayay ku habsatay musiibo dhaawacyo ah oo khadka dambe ee difaaca ah, waxaana mar kaliya is-wada raacay saddex ciyaartoy oo hal…
Horyaalka waddanka Spain ee LaLiga ayaa loo saadaaliyey in aanay labada kooxood ee waaweyn ee Barcelona iyo Real Madrid midkoodna calfan doonin…
Siddeed kulan ayaa la ciyaaray horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League marka laga reebo dhawr kooxood oo min hal kulan baaqi u…
Joe Gomez ayaa lagu sameeyey qalliin guuleystay kaddib dhaawacii kasoo gaadhay tababarkii uu la sameynayay ciyaartoyda xulka qaranka England maalintii Arbacada, waxaanu…
Cristiano Ronaldo ayaa ah ciyaartoyga ugu magaca weyn ee uu illaa hadda ku dhacay Korona Fayras isaga oo ku maqan xulka qarankiisa…