“Real Madrid Maaha Inay U Baroorato Ciyaaryahanadda Ka Maqan”
Tababaraha Inter Milan ee Antonio Conte ayaa ku qoslay wararka sheegaya in kooxdiisa Nerazzurri ay ka faa’iidaysan doonto Real Madrid oo ay…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Tababaraha Inter Milan ee Antonio Conte ayaa ku qoslay wararka sheegaya in kooxdiisa Nerazzurri ay ka faa’iidaysan doonto Real Madrid oo ay…
Kooxda Chelsea ayaa marti ku ah dalka France iyagoo booqanaya gegida kooxda Rennes ee Roazhon Park kulan ka tirsan wareega afraad ee…
Tababaraha kooxda Tottenham ee Jose Mourinho ayaa markale qabsaday baraha bulshada gaar ahaan barta Instagram ee uu wacdaraha ka dhigayay muddooyinkan ugu…
Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ka hadlay haddiiba garabka kooxdiisa ee Mohamed Salah uu diyaar u yahay kulanka Atlanta ee…
Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa imika ku jira wakhtigii ugu adkaa ee waayihiisa ciyaareed ee cajiibka ah, xiddiga ree Argentina…
Khadka dhexe ee kooxda Real Madrid ee Isco ayaa doonaya inuu iskaga tago kooxdaas kaddib mudo toddoba sano ah oo uu kasoo…
Jose Mourinho wuxuu haystaa ciyaartooyo uu ka maydhay ‘maskaxdii hore’, isla markaana awood u leh inay ku guuleystaan horyaalka waddanka Ingiriiska ee…
Franck Kessie ayaa ilig laga tuuray kulankii AC Milan ay 3-1 ku garaacday Napoli Axaddii, laakiin daawayn kooban oo loogu sameeyey garoonka…
Tababaraha Manchester City, Pep Guardiola ayaa la sheegay inuu bartilmaameesanayo ciyaartoy horyaalka Premier League ka dheela oo waxqabadkiisu sarreeyo, isla markaana warbaahinta…
Siddeed maalmood oo kaliya ayuu haystaa si uu shaqadiisa u badbaadsan karo, haddii uu shuruuddaas kasoo bixi waayana waxa qaadi doonta seefta.…
Antoine Griezman ayaa daboolka ka qaaday inuu si cad u diidi doono inuu timihiisa jaro xataa haddii ay kooxdiisa Barcelona ka dalbato.…