Zidane, Ronaldo, Firmino, Aubayemang & Michael Owen –
Erling Braut Haaland ayaa xili ciyaareedkiisii labaad kasoo muuqana tartanka Champions League, waxaana iyadoo sannadkan la marayo wareeggii ugu horreeyey ee groupyada…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Erling Braut Haaland ayaa xili ciyaareedkiisii labaad kasoo muuqana tartanka Champions League, waxaana iyadoo sannadkan la marayo wareeggii ugu horreeyey ee groupyada…
Jurgen Klopp ayaa rumaysan in kooxdiisa Liverpool lagu hayo dagaal, lagana gelayo dembi lagu curyaaminayo kaddib markii ay xalay guul-darro 2-0 ah…
Kulamadii afraad ee tartanka Champions League ee xili ciyaareedkan ayay kooxuhu yeesheen, waxaana ay naadiyo badan xaqiijisteen boosaskooda wareegga xiga, halka kuwo…
Ereyadii ugu danbeeyay ee Diego Maradona ka hor inta uusan geeriyoonin waxay ahaayeen: “Xaaladeyda ma fiicna.” Halyeeyga kubada cagta ayaa geeriyooday maanta…
Advertisements Sideed kulan ayaa la ciyaaray caawa wareega group-yada Champions League habeenkii labaad iyadoo natiijooyin xiiso leh ay ka soo baxeen, Real…
Liverpool ayaa caawa lagu jiid jiiday garoonkeeda Anfield ka dib markii ay guuldarro 2-0 ka soo gaartay kooxda Talyaaniga ee Atalanta kuwaasoo…
Real Madrid ayaa si weyn u nooleysay rajadeeda inay u soo baxdo wareega 16ka Champions League ka dib markii ay 2-0 ku…
Manchester City ayaa iska xaadirisay wareegga 16ka tartanka Champions League kaddib markii ay 1-0 ku garaacday kooxda reer Turkey ee Olympiakos oo…
Mohamed Salah ayaa kusoo bilowday safka hore ee kooxdiisa Liverpool kaddib markii uu kasoo kacay xanuunka Korona Fayras oo ku dhacay xilli…
Inter Milan ayaa kusoo bilowday labadeeda weeraryahan ee Luataro Martinez iyo Romelu Lukaku oo ay kusoo ladhay madaalaha reer Chile ee Arturo…
Halyeygii kubadda cagta ee Diego Maradona ayaa loo baroor-diiqayaa kaddib dhimasho degdeg ah oo ku timid markii uu wadnuhu istaagay isagoo jooga…