Falanqeynta Kulanka Xiisaha Leh Ee Dhexmaraya Kooxaha Leicester City Vs Man United
Kooxda kaalinta seddexaad ee Manchester United ayaa hal dhibic ka horeysa kooxda kaalinta labaad ee Leicester City, waana kulan muhiim ah oo…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Kooxda kaalinta seddexaad ee Manchester United ayaa hal dhibic ka horeysa kooxda kaalinta labaad ee Leicester City, waana kulan muhiim ah oo…
Arsenal ayaa rajeyneysa inay ku soo laabato wadada guusha ka dib sideed kulan oo isku xigta oo aan laga badinin, waxaana ay…
Mauricio Pochettino ayaa noqon doona macalinka cusub ee kooxda Paris Saint-Germain kadib markii shalay shaqada laga caydhiyay Thomas Tuchel. Xiddiga reer Argentine,…
Guuldarro kale oo soo gaarta Arsenal kulankii sabtida ee Chelsea ayaa sababi karta in shaqada laga ceyriyo Mikel Arteta, kaasoo aan wax…
Weeraryahankii hore ee Manchester United iyo Tottenham Dimitar Berbatov ayaa soo saaray saadaashiisa toddobaadlaha ee Premier League, gaar ahaan maalinta Boxing Day.…
Real Madrid ayaa xaqiijisay in Rodrygo Goes uu ka dhaawacmay muruqa bowdada kulankii Arbacadii ay 2-0 kaga badiyeen Granada. Xiddiga reer Brazil…
Manchester City ayaa ku dhawaaqday in labada xiddig ee Gabriel Jesus iyo Kyle Walker uu ku dhacay cudurka Korona Fayruska, xilli jadwalkoodu…
Sanadka 2020 waxaa lagu calaamadeyn doonaa masiibo caalami ah, masiibo caalami ah oo burbur weyn leh taas oo xitaa Korona Virus uu…
Markii Thomas Tuchel shalay laga ceyriyay shaqada tababaranimo ee Paris Saint-Germain, isla markiiba waxaa lala xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo kooxda. Gunners ayaa…
Jamie Carragher ayaa aaminsan in hadaladii Mohamed Salah ee saxaafada Spain ay ahaayeen fariin uu u dirayay kooxda Liverpool si ay ugu…
Haddii uu saxiixo qandaraas cusub ama uusan saxiixin, wuxuu ku soo dhowaanayaa wax aan macquul aheyn oo ah in Lionel Messi uu…