Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Waa Maxay Sidani? – Barcelona Oo Ka Baxday Balantii Ay La Gashay

Kooxda ree Spain ee Barcelona ayaa isku dayaysa inay sii qorshayso saxeexyada ay kooxdeeda keenayso suuqa xagaaga iyadoo daafaca dhexe ee Manchester City ee Eric Garcia uu qayb ka yahay liiska xiddigaha bar-tilmaameedka u ah.Da’yarka daafaca dhexe ayaa Barcelona heshiis cusub la gaadhay sanadkii hore balse walow ay ilaa hadda Barca xiiso u qabto saxeexiisa waxa ay u bandhigeen mushahar ka yar midkii ay u bandhigeen sanad kahor markii ay saxeexiisa rabeen.Mateu Elemany ayaa noqday agaasimaha cusub ee dhinaca ciyaaraha ee…

Barcelona significantly reduced the contract to Man City’s Eric Garcia

Barcelona have gone back on their verbal deal to sign Manchester City's Eric Garcia and have now asked the center - back to accept a reduced deal to seal his move to Camp Nou - reportedly worth half of the original deal.The 20-year-old's contract in City is being terminated and he has long been expected to join Barcelona on a free transfer this summer. 12 months ago, personal terms were agreed and it has since seemed to be a case of when, rather than if.Garcia's future seemed to be | | Quality Sport Images / Getty…

“Haddii Uusan Messi Joogeen Barcelona…..” – Ramos Oo Qirashadii Ugu

Kabtanka kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa dhokumentarigiisa ‘The Legend Of Sergio Ramos’ kaga hadlay qaabka uu kooxdiisa caqabad ugu noqday kabtanka Barcelona ee Lionel Messi sanadihii ugu dambeeyay.Sergio ayaa aaminsan in Messi uu caqabad ku noqday guulaha kooxdiisa ee sanadihii ugu dambeeyay isla markaana ay Real Madrid wax intaas ka badan ku guuleysan lahayd haddii uusan Leo ahayn ciyaaryahan Barcelona ah.Ramos ayaa mudada uu joogay Los Blancos kusoo guuleystay afar Champions League balse xaqiiqada ah inuu shan…

RASMI: UEFA Oo Ku Dhawaaqay Afarta Ciyaaryahan Ee Ku Tartamaya Xiddiga

Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa ku dhawaaqay liiska afarta xiddig ee ku tartami doona abaalmarinta ciyaaryahanka ugu fiicnaa toddobaadkan UEFA Champions League.Iyadoo xalay iyo habeen hore  la ciyaaray kulamada Champions League ee wareega siddeed dhammaadka gaar ahaan lugta hore ayay guulo gaadheen kooxaha kala ah Manchester City, Real Madrid, Paris Saint-Germain iyo Chelsea.Afarta xiddig ee kusoo baxay liiska ayaa sidii caadiga ahayd xiddigihii ku guuleystay ciyaaryahankii ugu fiicnaa kulankaas balse xiddiga…

“Midkee Fiican Ronaldo Iyo Messi?” – Orodyahan Usain Bolt Oo Si

Orodyahanka caanka ah ee ree Jamaica ee Usain Bolt ayaa kala doortay xiddigaha ugu fiican jiilkan kubadda cagta ee Cristian Ronaldo iyo Lionel Messi isaga oo sharraxay waxa ay ku kala fiican yihiin aragtidiisa.Halyeeyga orodka ayaa waraysi siiyay wargeyska Talyaaniga ah ee La Gazzetta dello Sport, mid kamida qoddobada badan ee uu ka hadlay ayay kamid ahayd su’aasha ugu weydiinta badan kubadda cagta sanadihii ugu dambeeyay ee ah midka fiican xiddiga Juve iyo xiddiga Barca.Usain ayaa sheegay inay tahay su’aal adag maadaama oo…

HORDHAC: Arsenal vs Slavia Prague, Gunners Oo Kahor Tagaya Koox Dunida

Arsenal ayaa isku dayi doonta inay markale guul gaadho oo ay wareega xiga iska xaadiriso marka ay caawa garoonkeeda Emirates Stadium kaga hortagayso dhigeeda Slavia Prague ciyaar qayb ka ah wareega siddeeda ee UEFA Europe League.Arsenal ayaa wareegii hore kusoo baxday guul 3-2 ah wadar ahaan labadii kulan oo ay kasoo gaadhay Olympiacos halka Slavia Prague ay soo reebtay kooxda tababare Steven Gerrard ee Rangers.Slavia oo sidoo kale ahayd kooxdii Leicester City ka cidhib tirtay koobkan ayaa ciyaartii Rangers qaar kamida…

HORDHAC: Granada vs Man United – Red Devils Oo Dagaal U Galaya Koobka

Manchester United ayaa caawa dib u bilaabaysa hammigeeda ah ku guuleysiga koobka Europe League marka ay carriga Spain ku booqanayso dhigeeda Granada lugta koowaad ee wareega siddeed dhammaadka oo ka dhacaysa gegida Estadio Nuevo Los Carmenes.Kooxda ree Spain oo si lama filaan ah heerkan kusoo gaadhay ayaa wareegii hore soo jiidhay dhigeeda ree Norway ee Molde halka ay Man United wadar ahaan labadii kulan 2-1 kaga soo badisay AC Milan.WARARKA LABADA KOOXOOD EE KULANKA KAHORTababaraha Granada ee Martinez ayaa markale qaba…

Chelsea present large coronary heart to get better towards Porto

How over and over have we heard the phrase 'by no means seen earlier than' within the final 12 months?Okay, we perceive that, we're pressured to reside by some of the psychological intervals in world historical past - cease reminding us of how 'by no means earlier than seen' all of it is.Chelsea convincingly beat Porto High quality Sport Pictures / Getty PicturesThat being mentioned, irrespective of how unhealthy issues get, you may all the time rely on some groups breaking down the usual breakdown that they've grow to be…

Twitter reacts to Wednesday’s Champions League motion

As if a evening of charming Champions League soccer was not sufficient to banish the reminiscences of a boring worldwide break, Wednesday evening threw up one other absolute little one storm.We solely had to attend a number of minutes to be handled with our preliminary aim of the evening, as Kylian Mbappe fired Paris Saint-Germain forward of their conflict with Bayern Munich due to a suspected goalkeeper from Manuel Neuer.To be honest to the German, he didn't assist by the indisputable fact that Allianz Enviornment resembled…

Participant rankings like Kylian Mbappe encourage Les Parisiens to an thrilling win

A Kylian Mbappe keep helped Paris Saint Germain to a incredible 3-2 victory away in Bayern Munich on Wednesday night time.A fascinating first half began with the guests hitting the impasse in only three minutes. Neymar broke ahead and performed unselfishly in Kylian Mbappe, who drove the ball via Manuel Neuer on the close to submit. PSG's Brazilian maestro grew to become the provider once more within the twenty eighth minute when Mauricio Pochettino's males made it 2-0. When Bayern took up after clearing a nook, Neymar…