Browsing Category

Sports

Hansi Flick Germany rumors – tips on Bayern Munich exit.

Bayern Munich coach Hansi Flick has hinted at a possible departure from the club at the end of the season, with speculation that he will succeed Joachim Low as Germany's national team coach after this summer's delayed European Championship finals.Flick has been in charge of Bayern for less than two years after replacing Niko Kovac, initially temporarily, in November 2019. He then ended his first season with a spectacular Champions League triumph as Bayern won every match on their way to lifting the trophy.Girl guided Bayern…

Neymar Jr & Nasser Al-Khalaifi Oo Xalay Daboolka Ka Qaaday Haddii ay

Xiddiga reer Brazil ee Neymar ayaa shaaciyey go’aanka mustaqbalkiisa kaddib markii ay PSG xalay tartanka Champions League ka cidhib-tirtay Bayern Munich oo ay kaga aarguteen guul-darradii ay finalkii xilli ciyaareedkii hore u xambaariyeen.Neymar oo dhowaan la sheegay in uu hakiyey qandaraas kordhin uu u samaynayay PSG ayaa waxa uu bixiyey ishaaro ah in uu qalinka u qaadanayo heshiiska cusub ee kooxdiisa, kaas oo uu waqtiga ugu sii dheeraynayo Parc des Princes.Heshiiska Neymar uu kula  jiro PSG ayaa waxa uu ku egyahay xagaaga…

Mikel Owen Oo Saadaaliyey Kulanka Liverpool vs Real Madrid – Kooxdee

Michael Owen ayaa saadaal ka bixiyey kulanka adag ee caawa ay ku ballansan yihiin kooxda Liverpool iyo Real Madrid ee lugta labaad ee wareegga siddeedda Champions League, iyadoo uu midkood u gudbi doono semi-finalka oo ay ku sugayso Chelsea.Real Madrid ayaa ciyaartii hore ee usbuucii hore ku badisay 3-1, waxaana goolasha u kala dhaliyey Vinicius Junior oo laba saxeexay iyo Marco Asensio oo hal gool dhaliyey.Mohamed Salah ayaa goolka uu u dhaliyey uu soo gaabiyey farqiga goolasha ee kulanka, taas oo ka caawisay Reds in ay u…

Real Madrid Mise Liverpool? Thomas Tuchel Oo Doortay Kooxda Uu Doonayo

Chelsea ayaa iska xaadirisay semi-finalka Champions League markii ugu horreysay tan iyo sannadkii 2014kii, waxaanay xalay kasoo gudubtay FC Porto oo kagaga badisay 1-0, hase yeeshee ay lugtii hore kaga badiyeen 2-0, taas oo u suurtogelisay in ay gacanta sare yeeshaan.Blues ayaa semi-finalka la ciyaari doonta Real Madrid ama Liverpool midkooda soo gudba caawa, waxaana xaqiiqadu tahay, in kulankii hore ee labadan kooxood ay kooxda reer Spain kusoo adkaatay 3-1, ayna Anfield tegayso iyadoo haysata faa’iido ah in ay libinta…

Hordhac: Borussia Dortmund vs Man City – Taariikhda & Rikoodhada U

Manchester City ayaa ku dedaali doonta in ay iska xaadiriso wareegga semi-finalka tartanka Champions League marka ay caawa safarka ugu tagto Borussia Dortmund oo lugtii hore ay waqti dambe ka gaadhay guul cidhiidhi ah.Kulankan oo ka dhacaya garoonka Westfalensation ama Signal Iduna Parkee Dortmund, ayaa waxa tababare Pep Guardiola laga doonayaa in ay ugu yaraan ka badbaaddo in wax goolal ah laga dhaliyo, amaba ay barbarro ku haysto Dortmund, maadaama ciyaartii hore ay ku kala baxeen 2-1 oo waqtigii dheeraadka ahaa uu goolka…

Hordhac: Liverpool vs Real Madrid – Rikoodhada Ay Kala Haystaan, Xogta

Liverpool iyo Real Madrid ayay midkood iska xaadirin doontaa wareegga semi-finalka tartanka Champions League, waxaana Reds ay ku ducaysanaysaa in ay keento laba gool oo jawaab la’aan ah si ay u rumayn karto riyadeeda ah in ay mar kale samayso soo-laabasho cajiib ah.Kooxda reer England ayaa ciyaartii hore ee ay u safartay waddanka Spain, waxa 3-1 kusoo garaacday Real Madrid oo caawana Anfield ku hortaagan.Tababare Jurgen Klopp ayay kooxdiisu tartanka kaliya ee ay ku jirtaa uu yahay Champions League iyagoo waqti hore…

Northern Ireland qualifies for Euro 2022 for women

Northern Ireland booked their place at the women's Euro 2022 on Tuesday night by securing a 2-0 victory against Ukraine.When I entered the game, Kenny Shiel's side only demanded a draw on the night after they won 2-1 in the first match thanks to goals from Rachel Furness and Simone Magill.This is the first major tournament the team has qualified for | Charles McQuillan / Getty ImagesThey almost took the lead within six minutes when goalkeeper Kateryna Samson hit the corner, but Laura Rafferty narrowly missed. Magill then…

Twitter reacts to PSG vs Bayern & Chelsea vs Porto

Another Tuesday, an evening of undiluted Champions League drama.We now know that Paris Saint-Germain will face either Borussia Dortmund or Manchester City in the semi-finals, after banishing the ghosts in last season's final by defeating Bayern Munich.Elsewhere, Chelsea beat Porto in a game that was a little too neutral to enjoy until the final seconds.ft. WE ARE FOR THE #UCL SEMI-FINALS! #CHEPOR pic.twitter.com/EmX9uf7377- Chelsea FC (@ChelseaFC) April 13, 2021ALLEZ PARIS? ❤️? pic.twitter.com/MI8b3UOmi5- Paris…

PSG 0-1 Bayern Munich: Players’ rating in the Champions League

Paris Saint-Germain advanced to the Champions League semi-finals on Tuesday night on away goals, despite losing 1-0 against Bayern Munich with the permission of an Eric Maxim Choupo-Moting strike. In a captivating first half, Neymar hit the crossbar and the post quickly one after the other. Bayern made the Brazilian pay for his waste when Choupo-Moting opened the scoring from close range shortly afterwards.Neymar waved goodbye to Kingsley Coman before hitting the bar for PSG?How has PSG still not scored ?!…

PSG Iyo Chelsea Oo U Gudbay Semi-finalka Iyagoo Laga Badiyey, Munich

Kooxda kubadda cagta Chelsea iyo PSG ayaa u gudbtay semi-finalka tartanka Champions League, kaddib kulamo adkaa oo labadoodba laga badiyey.Chelsea ayaa guul-darro 1-0 ah kala kulantay kooxda reer Portugal ee FC Porto, laakiin kulankii hore oo ay Blues ku badisay 2-0 ayaa ka caawisay in ay iska xaadiriyaan semi-finalka.PSG ayaa iyaduna kusoo baxday celceliska goolashii ay ku dhalisay ciyaartii lugtii hore, waxaanay usoo gudubtay semi-finalka sannadkii labaad oo xidhiidh ah, iyadoo reebtay kooxdii koobka ka qaadday sannadkii…