Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

RASMI: Xiddigaha PSG Ee Kulanka Man Metropolis Ee Caawa Oo La Shaaciyey &

Paris Saint-Germain ayaa xaqiijisay 25 ciyaartoy oo ay usoo xulatay kulanka caawa ay iskaga hor imanayaan Manchester Metropolis ee lugta hore ee semi-finalka Champions League.Tababare Mauricio Pochettino ayay kooxdiisu kalsooni badan ku timid wareegga semi-finalka iyagoo soo guuleystay dhamaan lixdii ciyaarood ee ugu dambeeyey ee tartamada oo dhan, waxaana ku jira labadii lugtood ee Bayern Munich oo inkasta oo midkood laga badiyey labada ciyaarood ay haddana tahay naadiga guuleystay maadaama ay soo baxday.Ciyaartii ugu…

Hordhac: PSG vs Man Metropolis – Xogta Kulamadoodii Hore, Rikoodhada

Riyo ayay u tahay labada kooxood ee Paris Saint-Germain iyo Manchester Metropolis in ay ku guuleystaan tartanka Champions League oo aanu midkoodna hore u calfanin, waxayse riyadeedu wareegga semi-finalka ku dhamaan doontaa midkooda maadaama ay iyagu wada ciyaaraan oo midna gurigeeda ku laabanayso midka kalena ay finalka tegi doonto.PSG ayaa garoonkeeda Parc des Princes waxay caawa ku qaabbilaysaa Manchester Metropolis lugta hore ee semi-finalka tartanka Champions league iyadoo usbuuca xigana ay Salaasada soo socotana iskugu…

RASMI: Group-ka Ay Xulka Soomaaliya Ka Ciyaari Doonto Haddii Ay Ka Soo

FIFA ayaa si rasmi ah u shaacisay isku aadka wareega group-yada FIFA Arab Cup 2021 iyadoo xulka Soomaaliya lavatory sii sheegay group-ka ay ka dheeli doonaan haddii ay ka soo gudbaan kulanka isreebreebka ee ay la banasan yihiin xulka Oman.14ka xul ee ugu qiimeyn hooseeya wadamada carabta ayaa isreebreeb soo galaya ka hor inta aysan ka qeyb gelin koobka Arab Cup 2021 oo ka dhacaya dalka Qatar sannadkan.Soomaaliya waxay isreebreebka la dheeli doontaa Oman halka xulka Jabuuti ay isreebreebka la balansan yihiin xulka…

Waa Kuma Milkiilaha Cusub Ee Iibsanaya Arsenal? Hantidiisa Intee La Eg

Arsenal ayaa qarka u saaran inay la wareegaan ninka isla leh Spotify Daniel Ek iyo seddex xiddig hore oo Gunners ah – laakiin muxuu Ek u iibsanayaa Gunners?Sida ay sheegtay jariirada The Telegraph, Ek wuxuu raadinayaa inuu la shirkoobo halyeeyada Arsenal ee Thierry Henry, Dennis Bergkamp iyo Patrick Vieira si uu kooxda Arsenal uga bixiyo gacanta milkiilaha Mareykanka ee Stan Kroenke.Warkaan ayaa imaanaya ka dib markii ay kooxda ku biirtay kana baxday horyaalkii fashilmay ee European Tremendous League.Gunners ayaa ka mid…

Xiddigii Garoonka Oo La Siiyey Laacib Aanad Filaynin, Rikoodhadii La

Actual Madrid iyo Chelsea ayaa barbarro ku dhamaystay lugta hore ee semi-finalka Champions League iyadoo koox waliba heshay hal gool oo qaybtii hore dhashay.Chelsea ayaa daqiiqaddii 14aad uu gool u dhaliyey Christian Pulisic iyadoo uu goolhaye Courtois kubadda ugu sii gooyey xerada ganaaxa kaddibna ku toogtay goolka oo Varane iyo Nacho ay dhex-taagan yihiin.Karim Benzema ayaa barbarreeyey daqiiqaddii 29aad isagoo dhaliyey mid ka mid ah goolashii ugu quruxda badnaa Champions League xilli ciyaareedkan, waxaana kubbad uu…

Chelsea could remorse the dearth of scientific benefit over Actual Madrid

For those who had provided Chelsea a 1-1 attract the primary leg of their Champions League semi-final in opposition to Actual Madrid earlier than being fired, Thomas Tuchel would little question have taken it. However when issues developed on Tuesday evening, you would not assist however get the sensation that the Blues could remorse not making higher use of Los Blanco's horrible begin to the sport. Throughout the first half, however particularly throughout the first 20 minutes, Chelsea appeared startling. Zinedine Zidane -…

Actual Madrid Iyo Chelsea Oo Barbarro Ku Dhamaystay Lugta Hore Ee

Chelsea ayaa barbarro muhiim u ah kasoo heshay Actual Madrid oo ay ugu tagtay waddanka Spain lugta hore ee semi-finalka Champions League iyagoo kusoo kala baxay 1-1.Ciyaar aad u xiiso badnayd oo ay inta badan maamulaysay Chelsea ayay kooxda reer London iska lumisay fursado badan oo caddaan ah oo bilowga qaybtii horeba ciyaarta ku dili karaysay.Daqiiqaddii 14aad ayay Chelsea heshay gool ay u qalmaysay oo uu u saxeexay Christian Pulisic oo xerada ganaaxa ugu jaray Thibaut Courtois xilli difaacuna ay goolka u weydaarteen,…

Actual Madrid 1-1 Chelsea: Champions League Participant Ranking

A incredible Karim Benzema strike interrupted Christian Pulisic's opener as Actual and Chelsea drew 1-1 in the primary leg of their Champions League semi-final in Spain. The Blues must have gone ahead inside 10 minutes however Timo Werner fired straight at Thibaut Courtois from the empty space. Shortly after Pulisic opened the scoring, he clicked Antonio Rudiger's good lengthy ball and confirmed nice calm to delay his end.⚪️ Karim Benzema joins Raúl González on 71 objectives within the Champions League?Actual Madrid legend…

The weird plan to finance Hansi Flick’s change of Germany

Proceeds from a pleasant between Bayern Munich and Germany might be used to fund Die Mannschaft by appointing Hansi Flick as his new boss as an alternative of compensation, in accordance with reviews in Germany. Flick led Bayern to a historic treble final season and gained the Bundesliga, Champions League and DFB-Pokal. However he not too long ago introduced he would go away the membership at the tip of the season following an alleged scarcity of the membership's hierarchy. Flick has given Bayern success Alexander…

AKHRISO: Shaxdii Ay Chelsea Ku Garaacday Actual Madrid Kulankii Iskugu

Semi-finalka Champions League ee ay ku kulmeen Actual Madrid iyo Chelsea, ma laha taariikho badan oo hore labada kooxood usoo dhex-maray oo la tixraaco, laakiin haddana saddex ciyaarood oo ay dheeleen ayaa saamayntooda lahaa.Markii iskugu dambaysay ee ay wada ciyaareen waxay ahayd sannadkii 1998kii, iyagoo ku kulmay ciyaarta koobka ah ee Tremendous Cup, waxaana 1-0 ku badisay Chelsea oo koobkana ku guuleysatay.Chelsea waxa kulankaas tababare u ahaa Gianluca Vialli oo usoo qaaday Cup Winners’ Cup xilli ciyaareedkii 1997-98…