Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Thomas Tuchel to be provided a brand new contract

Chelsea are able to reward supervisor Thomas Tuchel with a brand new and improved contract as a reward for the unbelievable work he has finished since changing Frank Lampard at Stamford Bridge.Blues legend Lampard misplaced his job attributable to a run with 5 defeats in eight Premier League matches that triggered the membership to slip in direction of the midfield. However Tuchel made a big impact kind of instantly and was nonetheless in a position to finish the season by delivering two trophies.Tuchel has led Chelsea to…

Man Utd Information: Sunshine pays tribute to ‘chief’ Greenwood

Manchester United supervisor Ole Gunnar Solskjaer praised Mason Greenwood for the management and maturity he confirmed throughout Tuesday night time's Premier League defeat to Leicester, attaining his twelfth aim of the season and twenty ninth of his senior profession.With the rematch towards Liverpool on Thursday, Solskjaer closely rotated his staff to relaxation quite a few key gamers and 19-year-old Greenwood discovered himself as an older statesman on the entrance flanked by teammates Amad Diallo and Anthony…

“Waa Xilli Ciyaareedkii Ugu Xumaa Waayahayga” – Xiddig Liverpool Ah Oo

Garabka weerar ee kooxda Liverpool ee Sadio Mane ayaa shaaca ka qaaday isla markaana qirtay inuu ku jiro xilli ciyaareedkiisii ugu xumaa iyadoo marar badan qaab ciyaareedkiisa lasoo dhaliilay inta lagu gudo jiray 2020-21.Mane ayaa xilli ciyaareedkan tartamada oo dhan kaliya 13 gool kasoo dhaliyay iyadoo sagaal kamida goolashaasi ay yihiin Premier League, goolkii uu Southampton kasoo dhaliyay kulankii ugu dambeeyay ayaa ahaa midkii saddexaad ee uu Anfield ku dhaliyay xilli ciyaareedkan oo dhan.Qaab ciyaareedkiisa xilli…

Iska Ilow Bruno Fernandes & Pogba – Labada Ciyaartoy Ee Ku Tartamaya

Manchester United ayaa xilli ciyaareedkan samaysay horumar ciyaareed oo ay ku xaqiijisatay kaalinta labaad ee horyaalka Premier League iyo finalka Europa League oo ay soo gaadhay, waxaana natiijadan wanaagsan sabab u ahaa bandhigga fiican ee ay ciyaartoydu sameeyeen.Abaal-marinta xiddiga sannadka Manchester Untied ayay ciyaartooyo dhawr ahi ku tartami doonaan, laakiin waxa meesha ka baxaya David de Gea oo dhawr sannadood oo isku xigta ku guuleystay balse sannadkan lumiyey booskiisii oo kaydka galay.Xiddiga reer Portugal ee…

Halkan Kaalaya! Neymar Oo U Yeedhay Cristiano Ronaldo Iyo Lionel Messi

Xiddiga reer Brazil ee Neymar ayaa u gacan haadinaya Cristiano Ronaldo oo uu doonayo in uu yimaaddo PSG si ay iskaga garab ciyaaraan, iyadoo sidoo kalena uu doonayo in Lionel Messi uu yimaddo kooxdaas, si saddexdooduba ay iskaga garab ciyaaraan.Cristiano Ronaldo ayaa mustaqbalkiisa Juventus mugdi la gelinayaa, waxaana wararka la  helayaa ay tibaaxayaan in dhamaadka xilli ciyaareedkan uu ka tegi doono Allianz Stadium haddii ay usoo bixi waayaan tartanka Champions League ee xilli ciyaareedka dambe.Lionel Messi ayaa isagana…

“Waan Ogahay In Mustaqbalkayga Shaki….” Ronald Koeman Oo Qirtay Inuu

Tababaraha Barcelona ee Ronald Koeman ayaa qirtay in jabkii ku dhacay kooxdiisa kulankii xalay ee  Levante uu dhaawac weyn u geystay mustaqbalkiisa tababarenimo ee  kooxdan, isla markaana aanu hubin waxa ay ka yeelayaan maamulak kooxdu.Barcelona oo qaybtii hore 2-0 ku hoggaaminaysay, ayaa waxay Levante la timid laba gool oo ay ku dhalisay saddex daqiiqadood gudahood qaybta dambe, laakiin waxay Blaugrana la timid gool ay hoggaanka kusoo ceshatay ka hor intii aanay Levante goolka barbarraha dhalinin dhamaadka ciyaarta oo…

Mohamed Salah Oo Ka Hadlay Weerarka Yuhuuddu Ku Qaadeen Masjidul-AQSA

Xiddiga reer Masar ee Mohamed Salah ayaa ka hadlay weerarka ay Yuhuuddu kusoo qaadday masaajidka Barakaysan ee Qudus oo maalmihii ugu dambeeyey ay ciidameedu dhibaataynayeen, taas oo ay kusii xigsiiyeen diyaarado ay ku duqeeyeen Gaza.Ciidamada Israel ayaa soo weeraray masaajidka barakaysan ee Aqsa, waxaanay isku dhaceen shacabka Falastiin ee aan hubaysnayn oo isku dayay in ay difaacaan iyagoo mudaharaad samaynaya.Diyaaradaha dagaalka ee Yuhuudda ayaa iyaguna weerar ku qaaday Gaza, waxaanay Salaasadii ku dileen illaa 24 qof…

Barcelona Oo Iska Lumisay Guul Gacanta Ugu Jiray & Levante Oo

Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa niyad-jab weyn kala soo kulantay Levante oo ay marti u ahaayeen, taas oo ay lasoo gashay barbarro sababi kara in xilli ciyaareedkoodu qalbi jab ku dhamaado.Xilli horyaalka Spain ee LaLiga ay laba ciyaarood oo kali ahi uga hadhsan yihiin, Barcelona ayaa u baahnayd in ay guuleysato si ay hoggaanka horyaalka ula wareegto, waxaanay waqti hore la yimaaddeen laba gool oo qaybtii hore ay dhaliyeen.Laakiin qaybtii labaad ayay Levante ka dhalisay laba gool oo degdeg ah oo saddex daqiiqadood…

The participant’s score because the Blaugrana title problem is massively affected

Barcelona missed a enormous alternative to once more attain the highest of La Liga on Tuesday evening when Levante held them to a pricey 3-3 draw with a late equalizer.Ronald Koeman's males took the time to search out his rhythm however lastly broke the impasse within the twenty fifth minute when Lionel Messi acrobatically volleyed in Jordi Alba's deflected publish. La Blaugrana doubled their lead simply 9 minutes later after Ousmane Dembele blocked Messi's by means of ball and minimize it again for Pedri to strike and make…

Man Utd 1-2 Leicester: Foxes deal with the strain

Within the midst of all of the congratulations that despatched Manchester Metropolis on their method to the title victory, the scale of Leicester's 2-1 victory over Manchester United was considerably misplaced. For the Foxes, this was by far the largest consequence of their season thus far. As we entered the competitors, darkness slowly descended over their season as an oil spill, with a 4-2 defeat to Newcastle United final time severely dampening their Champions League hopes. The strain was on Leicester after a dangerous…