SADDEX Xiddig Oo Isku Weydaaranaya Real, PSG & Juve, Laba Ciyaartoy Oo
Real Madrid ayaa lasoo saxeexanaysa weeraryahanka reer France ee Kylian Mbappe oo 22 jir ah, waxaanay PSG booskiisa ku biixn doontaa Cristaino…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Real Madrid ayaa lasoo saxeexanaysa weeraryahanka reer France ee Kylian Mbappe oo 22 jir ah, waxaanay PSG booskiisa ku biixn doontaa Cristaino…
Weeraryahanka reer France ee Klian Mbappe ayaa rajaynaya in koobkii Adduunka ee uu ku guuleystay 2018 uu ku darsado Euro 2020 oo…
Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa jug weyni kasoo gaadhay suuqa iibka ciyaartoyga, waxaana dhabarka u jeediyey laacibkii ugu weynaa ee ay doonayeen…
Karim Benzema ayaa kulankiisii ugu horreeyey u saftay xulka qaranka France muddo lix sannadood ku dhow, waxaanu kusoo bilowday ciyaartii saaxiibtinimo ee…
Kevin de Bruyne ayaa seegi doona kulanka waddankiisa Belgium uu ku furanayo tartanka Euro 2020 ee ay ka hortegi doonaan waddanka Ruushka,…
Tababarihii hore ee Arsene ee Arsene Wenger ayaa magacaabay waddanka ugu cad-cad ee ku guuleysan doona tartanka qaramada Yurub ee Euro 2020…
Xulka qaranka England ayaa guul cidhiidhi ah gaadhay Austria oo ay ku martigeliyeen Riverside, kulan saaxiibtinimo oo ay iskugu diyaarinayeen tartanka qaramada…
Ciyaaryahanadda Chelsea ayaa la siinayaa £10 milyan oo Gini oo abaal-marin ahaan ay u heli doonaan kaddib guushii koobka Champions League ee…
Kabtanka kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa la sheegay in uu ka shaqaynayo sidii uu iskugu dhufan lahaa ciyaartoyda…
Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa go’aankii la sugayay ka gaadhay tababare Ronald Koeman oo tan iyo markii uu xilli ciyaareedku dhamaaday mustaqbalkiisa…
N’Golo Kante ayaa kasoo habsaamay shirkii tababare Didier Deschamps iyo ciyaartoyda xulka qaranka France ee ka horreeyey, waxaana uu waqti dambe soo…