Browsing Category
Sports
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
WARBIXIN: Ronald Koeman Oo Dareerinaya Dersin Ciyaartooyo Ah Kaddib
Memphis Depay ayaa noqday saxeexii ugu dambeeyey ee tiro laacibiin si bilaash ah ay Barcelona kula soo wareegtay, waxaana saxeexiisa kaddib la furay albaabka bixitaanka.Tababare Ronald Koeman ayaa ku taamayey helitaanka Memphis Depay oo uu sheegay inuu wax badan kusoo kordhin doono kooxdiisa, laakiin ka sokow filashada, waxa uu sare u qaaday tirada weeraryahannada ay kooxdu haysato, taas oo qasab ka dhigaysa in qaarkood laga dareeriyo Camp Nou.Depay ayaa ku biiray Lionel Messi, Antoine Griezmann, Ousmane Dembele, Francisco…
The best goals in Euro 2020
One of the best parts of every European Championship is the culmination of world goals being scored and Euro 2020 bringing together its own collection of stunning.We have seen some outstanding strikes already in this tournament, including one that will undoubtedly fall as one of the biggest in the history of the competition.Let's check them out.?? Not a bad start to # euro2020 for Italy!This cracking finish from Lorenzo Insigne gave Azzurri 3-0.?? Watch: https://t.co/sUfhMjmmDD#bbceuro2020 pic.twitter.com/yKKctaaZo7Today's…
Somaliya Oo Ka Hadhay FIFA Arab Cup, Bandhig Cajiib Ahaa Oo Ay
Xulka qaranka Oman ayaa guul nasiib ah ka gaadhay Somaliya oo bandhig cajiib ah muujisay labadii qaybood ee kulanka, tartanka FIFA Arab Cup ee ka socda waddanka Qatar.Kulan waddanka laga badiyo uu si toos ah uga hadhayey tartanka ayaa Somaliya si weyn iskugu diyaarinaysay toddobaadyadii ugu dambeeyey waxaase lagaga badiyey 2-1, iyadoo labada gool ee Oman oo qaybta hore yimid uu qalad weyn ku lahaa goolhayaha xulka Somaliya ee Mustaf Mohamed (Nakuja).Daqiiqaddii 12aad ayay Oman heshay goolka koowaad, waxaana kubbad meel fog…
Denmark predicted the lineup against Russia
They say it's not over until the fat lady sings - but in Denmark's case she has only gone up to the microphone.A win is absolutely necessary against Russia if the Danes are to have any chance of staying in the tournament beyond the group stage, but even three points may not be enough to keep them in Euro 2020. The Kasper Hjulmand team must win, win well and hope for some favorites elsewhere in the competition to keep them alive. And here is the team they have to put together when they want to do it. Schmeichel will be one…
Russia predicted a line-up against Denmark
A victory against Finland last time puts Russia in a strong position when they look to make the 16th anniversary in Euro 2020. Qualification is in their own hands; a win or even a draw against Denmark would be enough to send them from Group B.But Stanislav Cherchesov's team does not want to leave anything to chance and end their group campaign as strongly as possible with a victory.Dzhikiya applauds fans full time against Finland / Kirill Kudryavtsev - Pool / Getty ImagesMatvey Safonov (GK) - The 22-year-old is already…
Switzerland 3-1 Turkey: Player ranking
There always seems to be a match at a major international tournament that is remembered for the quality of the goals scored, and this was the Euro 2020 contribution in Baku on Sunday.Switzerland were comfortable 3-1 winners and knocked out everyone's dark horses before the tournament in the group stage with a total of zero points and one goal.Each goal was straight from the top box, with Haris Seferovic opening the scoring early with a low shot over Ugurcan Cakir from the edge of the box. Xherdan Shaqiri then doubled the…
Talyaaniga & Wales Oo U Gudbay Wareegga 16ka, Switzerland Oo Qiimaynta
Xulalka qaranka Talyaaniga iyo Wales ayaa kasoo baxay Group-ka ee tartanka qaramada Yurub oo kulamadii saddexaad ee dhamaadka ahaa lasoo gabogabeeyey, waxaana bahdilkii ugu xumaa gaadhay oo tartanka macasalaameeyey xulka qaranka Turkey.Talyaaniga ayaa kusoo gudbay dhibcihii ugu badnaa oo ah SAGAAL, waxaanay wada badiyeen dhamaan saddexdii ciyaaroodba iyagoo kusoo xidhay guul 1-0 ah oo ay ka gaadheen Wales.Xulka qaranka Azzuri ayaa saddexda kulan ee ay ka heleen sagaalka dhibcood waxay ku dhaliyeen toddoba gool iyo shabaqooda…
Italy 1-0 Wales: Player Rating
Wales qualified for the quarter-finals despite losing their final Euro 2020 group stage game 1-0 to Italy, where Ethan Ampadu saw red early in the second half.The Azzurri made eight changes from the side that defeated Switzerland 3-0 last time but showed few signs of rust. After dominating from the start, they opened the scoring just before the break with Matteo Pessina beating Marco Verratti's free kick at the front post. At the start of the second half, Wales hoped for a comeback with a hammer blow when Ethan Ampadu…
Frank Lampard Oo Magacaabay Shantii Xiddig Ee Ugu Fiicnaa Ee Uu Ka
Halyeyga reer England ee Frank Lampard ayaa magacaabay shantii xiddig ee ugu wanaagsanaa ee uu ka garab ciyaaray intii uu garoomada ku jiray, kuwaas oo uu kusoo daray hal laacib oo ay Manchester City u wada ciyaareen waqti kooban oo uu kooxdaas joogay.Lampard ayaa ka mid ahaa ciyaartoyda khadka dhexe ee ugu guulaha badan kubadda cagta Ingiriiska, waxaana 13 sannadood oo uu joogay Chelsea uu ku guuleystay koobab badan, laakiin waqtigii uu Manchester City ayay is heleen Sergio Aguero oo uu kusoo darsaday liiska ciyaartoydii…
N’Golo Kante Wuxuu Gaarey Guulo Aanay Gaadhin Ronaldo & Messi… Waa
N’Golo Kante ayaa loo saadaalinayaa inuu ku guuleysanayo abaal-marinta Ballon d’Or ee xiddignimada sannadkan iyadoo uu qiimayn ahaan iyo hadal-hayntaba ka horreeyo Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi.Sida uu rumaysan yahay weeraryahankii hore ee Manchester United ee Louis Saha, ma jiro ciyaartoy ka wanaagsan N’Golo Kante oo qaadan kara abaal-marinta xiddiga adduunka sannadkan, haddii ay dhacdo oo ciyaartoy kale la siiyana waxay noqon doontaa ‘fadeexad weyn’.N’Golo Kante oo ay da’diisu tahay 30 jir, wuxuu door libaax kasoo…