Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Argentina reaches the Copa America final with a shootout win

Argentina face Brazil in the Copa America final on Saturday after beating Colombia on penalties in a dramatic semi-final. Aston Villa goalkeeper Emi Martinez was the hero of his country and saved three spot kicks to win a 3-2 victory in the shootout after drawing 1-1 after extra time. Albiceleste started the game brightly and Lautaro Martinez almost gave his side the lead within four minutes, but his header from a Lionel Messi cross flashed right at the far post. However, that combination paid off in seven minutes, when…

Ii Kaalay!! – Mesut Ozil Oo Taleefan Ku Wacay Xiddig Arsenal Ah Oo Uu

Kubad sameeyaha kooxda ree Turkey ee Fenerbahce ee Mesut Ozil ayaa lagu soo warramayaa inuu ku jiro dadaalkii uu saaxiibkiisii Arsenal ee Saed Kolasinac ugu qancin lahaa sidii uu kooxdaas ugula soo biiri lahaa.Daafaca Arsenal ayaa ah mid bar-tilmaameed u ah Fenerbahce waxaana la fahamsan yahay inay qabsoomeen wadahadalo labada dhinac dhex maray.Sida uu sheegayo wargeyska Todo Fichajes, Ozil ayaa taleefan ku wacay Kolasinac si uu ugu qanciyo inuu kaga daba yimaado horyaalka Turkey-ga iyo kooxda Fenerbahce.Kolasinac ayaa kusoo…

Southgate ‘ready’ for Euro 2020 semi

England coach Gareth Southgate has admitted that it is "really exciting" that his team has the chance to become the first England team to reach a European Championship final, and this side is "ready" to face Denmark in the last four at Wembley at Wednesday evening. .The winner of the tie will face Italy in the Sunday final, also at Wembley, and for England it represents the chance to go one better than at EM96 and three years ago at the WC 2018.The nation has been caught by 'It's Coming Home', although the Danish goalkeeper…

MUCJISO: Xogtii Xalay Looga Diiwaan Geliyay Pedri Kulankii Talyaaniga

Da’yarka xulka qaranka Spain iyo kooxda Barcelona ee Pedri Gonzalez ayaa soo sameeyay xog cajiib ah kulankii xalay dalkiisu rigoorayaasha kaga hadhay tartanka Euro 2020 markaas oo ay kahor tageen dhigooda Spain ciyaar ka dhacday gegida Wembley.Pedri oo kaliya 18 sano jir ah ayaa xilli ciyaareedkan 65 kulan soo metelay kooxdiisa iyo xulkiisaba isaga oo inta badan kulamadaas kusoo bilawday taas oo muujinaysa sida uu dedaal badan usoo sameeyay.Kulankaas oo rigoorayaal la isla gaadhay ayuu xulka Talyaanigu sidaas ku gaadhay…

Third offer to Emile Smith Rowe

Aston Villa are preparing a third offer for Arsenal youngster Emile Smith Rowe, after being rejected by £ 25 million and £ 30 million by the Gunners.Villa have already beaten Arsenal against Emiliano Buendia's £ 33m and are determined to strengthen their squad after an impressive 11th place last season. They want to bring in another attacking player and are still keen to keep Talisman Jack Grealish as well.Arsenal have already turned down two Aston Villa offers for Smith Rowe / Marc Atkins / Getty ImagesSmith Rowe, who…

Man City transfer news: Sterling keeps options open

Manchester City are believed to be open to selling Raheem Sterling this summer if the English superstar makes it clear that he is ready to leave the club in uncertainty about his future. But in the same way, they are still ready to offer him a new contract instead.Although he won a third Premier League title with City last season, Sterling had a disappointing club campaign compared to the world-class standards he had previously set with achievements since 2017. He and a number of others are rumored to have been…

DAAWO: “Imika Jaaz Dee!!” – Messi Oo Cadho Kula Qarxay Mina Oo Rigoore

Xiddigii hore ee kooxda Barcelona ahna kabtanka xulka Argentina ee Lionel Messi ayaa xalay Final-kii shanaad ee waayihiisa ciyaareed dalkiisa la gaadhay isaga oo ka xaadiriyay kulanka kama dambaysta ah ee Copa America.Argentina ayaa Axada Final-ka Copa America gegida caanka ah ee Maracana ee magaalada Rio kula ciyaaraysa Brazil oo ah martigeliyayaasha koobka.Messi ayaa filanaya inuu ugu dambayn soo af-meero taariikhda madaw ee loogu maadsado ee ah inuusan marnaba dalkiisa kula guuleysan koob caalami ah.Haddaba, ciyaarta afar…

Carlo Ancelotti Oo Telefoon Kula Hadlay Richarlison Oo Uu Ka Doonayo

Tababaraha cusub ee Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa xidhiidh la sameeyey weeraryahanka reer Brazil ee Richarlison oo uu doonayo in uu keeno Santiago Bernabeu xagaagan.Ancelotti ayaa bishii June iska casilay Everton, waxaanu dib ugu laabtay Real Madrid oo uu u saxeexay heshiis soconaya illaa 2024. Waxa uu hadda ka shaqaynayaa sidii uu u dhisan lahaa kooxdiisa cusub isagoo suuqa ka raadsanaya ciyaartoyda xidhiidhka dhow ay leeyihiin ee uu sida fudud ugu gacan haadin karayo.Tababarahan Talyaaniga ah ayaa la xaqiijiyey in uu…

Luis Enrique: “Waxaan Arkay Sidii Talyaanigu Ka Yeeleen Romelu Lukaku,

Tababaraha xulka qaranka Spain ee Luis Enrique ayaa xaqiijiyey in uu isticmaalay 9 been ah kulankii xulka qarankiisa guul-darradu kasoo gaadhay ee Talyaanigu rikoodheyaasha ku reebay, waxaanu sheegay in uu sii helay tusaale nool kaddibna uu ogaaday in aanu Alvaro Morata waxba ka qaadi karaynin difaaca Talyaaniga.Talyaaniga ayaa gool la hormaray qaybtii dambe ee ciyaartii Wembley ee semi-finalka Euro 2020, waxaase ka dhaliyey goolka barbarraha Alvaro Morata oo beddel kusoo galay, waxaanu meesha ka saaray goolka uu Azzuri u…

Niyadjabkii Euro 2020 Wuxuu Ku Ilaaway Jasiirada Ibiza Iyo Gabadh

Goolhaye Thibaut Courtois ayaa ku riyaaqaya fasaxiisa xagaaga ka dib niyadjabkii ciyaaraha Qaramada Yurub isagoo la dalxiisaya saaxiibtiisa cusub.Goolhayaha reer Belgium ayaa dooni kuwa raaxada ah oo uu ka kireystay jasiirada Ibiza wuxuu kula riyaaqayaa gabadha moodalka ah ee Mishel Gerzig.Courtois oo 29 sanno jir ah ayaa bilaabay inuu la haasaawo gabadhaan yahuudiyada ah ee 23 sanno jir ah dhawaan sida ay sheegeen warbaahinta Spain.Lamaanahaan ayaana lagu sawiray iyagoo ku raaxeysana cadceeda jasiirada Ibiza ee dalka Spain,…