Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

“Sideed Ugu Dhacdaa Inaad Dhaafto!!” – Waakan Xiddiga Ay Sugi La’

Jamaahiirta kooxda Liverpool ayaa ah kuwo aad ugu riyaaqsan bandhigyada daafaca dhexe ee kooxdooda dhawaan galka ku ah ee Ibrahima Konate kaas oo markale qaab ciyaareed sarre ku muujiyay guushii ay shalay ka gaadheen Mainz ee 1-0 ka ahayd.Iyadoo labada daafac dhexe ee Liverpool ee Joe Gomez iyo Virgil Van Dijk loo badinayo inay seegaan kulamada ugu horreeya ee xilli ciyaareedka cusub ayuu Konate ilaa haatan soo muujiyay sabab isaga daafaca dhexe loogu aamini karo.Konate ayaa ilaa hadda labadii kulan ee Liverpool ee ay ka…

Ole Gunnar Solskjær signs a new agreement

Ole Gunnar Solskjaer has signed a new three-year contract at Manchester United - with the possibility of another year - which will keep him at Old Trafford until at least 2024.The Norwegian tactician has monitored a positive transition period for United, where they have become a force to be reckoned with in the Premier League again.Since Solskjaer was announced as United manager in December 2018, he has led United to Champions League qualifiers during both of his two full seasons at Old Trafford and they have now secured…

RASMI: Tottenham Oo Ku Dhawaaqday Saxeexeedii Koowaad Ee Xagaaga

Kooxda Tottenham ayaa si rasmi ah u shaacisay inay dhigeeda ree Talyaani ee Atalanta kala soo wareegtay goolhaye Pierluigi Gollini. Spurs ayaa goolhaye Gollini qaab amaah ah kusoo qaatay xilli ciyaareedka 2021-22 isla markaana haysta dookha ay €15 Milyan xagaaga dambe ku dalban karto. Gollini ayaa sheegay dhawaan inuu dalabaad ka helay kooxo Talyaani ah balse uu midka Tottenhan u arko midka ugu fiican. Sidoo kale saxeexa cusub ee Spurs ayaa sheegay inuu ixtiraamayo goolhayaha ruug caddaaga ah ee kooxdiisa cusub ee…

Barcelona news: Lionel Messi nightmare

Barcelona risk not being able to register Lionel Messi or new competitions Sergio Aguero, Memphis Depay and Eric Garcia until January if they can not manage their finances and fall in line with La Liga's strict wage rules before the 31 August transfer deadline.Messi is officially considered a free agent as his previous contract expired on June 30. He is believed to have reached an agreement on a new five-year deal, including a 50% pay cut on his previous deal, but it will not be signed and registered until the budget is…

Arsenal broadcast news: Lacazette is free to leave

Arsenal are willing to let Alexandre Lacazette leave the club this summer, with the striker as a surplus to the club's requirements.The Frenchman arrived at the Emirates as Gunners' record signing in 2017 and moved from Lyon for £ 52m. But he has never fully justified that price tag during his four seasons. Lacazette has been a fairly reliable goal scorer, scoring 65 goals in his 170 Arsenal appearances, but has failed to shine as expected. Since Mikel Arteta is planning a summer build - up of his squad, the striker has not…

Tottenham transfer news: Offer accepted for Alderweireld

Toby Alderweireld's lost departure from Tottenham is getting closer after the club accepted a £ 13 million offer from Al-Duhail in Qatar.The Belgian international has been a brilliant servant for Spurs since moving to north London in 2015. During his six years at the club, he played 174 Premier League matches and came within 90 minutes of helping them take their first ever Champions League crown. back 2019.Although he has been a regular in the starting line-up for most of his Tottenham career, the 32-year-old is apparently…

PSG fans are protesting against the club’s move for Paul Pogba

Fans of Paris Saint-Germain have hung banners outside the club's training ground and Parc des Princes, protesting against the tough pursuit of Manchester United's Paul Pogba.It was recently revealed that the French international's time at Old Trafford may end with the Red Devils ready to cut ties with the Premier League's most expensive signing ever, after rejecting their latest bumper contract.With just one year left on their current deal, United risk losing him for free next summer if an agreement cannot be reached - a…

Arsenal Oo Xiddig Weyn Xaraashaysa Si Ay Mid Chelsea Ah U Hesho, City

Chelsea ayaa la filayaa inay dalab 130 Milyan oo pound ah ka gudbiso Erling Haaland oo Borussia Dortmund ka tirsan kaddib markii uu mulkiile Roman Abramovich go’aamiyay inuu lacag rekoodh ah ugu dhaqaaqo. (Football Insider)Inter Milan ayaa ugu yaraan 102.5 Milyan pound ka dalban doona Chelsea haddii ay ka doonaysa Romelu Lukaku oo ay saxeexa Haaland awoodi waayaan.(Metro)Manchester City ayaa heshiiska shaqsiga ah la gaadhay Jack Grealish isla markaana rajaynaysa inay 90 Milyan oo pound u bandhigto Aston Villa. (Football…

Mushaharka Lama Filaanka Ah Ee Uu Jadon Sancho Ka Qaadan Doono Man

Da’yarka cusub ee kooxda Manchester United ee Jadon Sancho ayaa mushahar wanaagsan ku qaadan doona kooxdiisa cusub balse mushaharkaas ayaan ahayn mid u dhaw wixii ay hore saxaafadu u sheegaysay.Sancho ayaa sheegay inuu doonayo inuu United kusoo celiyo wakhtigeedii wanaagsanaa kaddib markii shalay si rasmi ah kooxdu u shaacisay heshiis 73 Milyan oo pound ah oo ay kula soo wareegtay.Jadon ayaa Red Devils u saxeexay heshiis shan sano ah oo gaadhsiisan ilaa 2026 isla markaana ay kooxdu sanadka lixaad ku dari karto haddiiba ay u…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More