Shaxda Rasmiga Ah Ee Real Madrid Kala Hortagayso Eibar – Miyuu Zidane

Real Madrid ayaa isku dayaysa kaddib markii laga soo laabtay waajibaadka xulalka qaramada inay halkeeda kasii wado dagaalka ay ugu jirto horyaalka La Liga oo ay hadda lix dhibcood ka dambaysa hoggaamiyayaasha Atletico Madrid.

Real ayaa guul ay kulankan oo ka dhacaya gegida Alfredo Di Stefano ka gaadho hal dhibic kaga sarreyn doonta Barcelona oo iyaduna hadda booska 2-aad joogta.

Dhinaca kale Eibar ayay guushu aad muhiim ugu tahay sababtoo ah in saddex dhibcood oo ay helaan ay kaga soo bixi doonaan booska 19-aad ee horyaalka lagaga daadago oo ay u gudbi doonaan kaalinta 17-aad.

Shaxda Labada Kooxood Ee Kulankan

Real Madrid

Eibar

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More