Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Ronald Koeman Oo Halis Ugu Jira In Ganaax AFAR Ciyaarood Ah

Xidhiidhka kubadda cagta Spain ee RFEF, guddida u qaabilsan tartamada ayaa helay warbixinta tababare Ronald Koeman, Xavi Vilajoana oo ah agaasimaha Barcelona iyo weeraryahanka Getafo ee Cucho Hernandes.Saddexdan qof oo lagu haysto eedaymo ay u jeediyeen garsoorka, ayaa waxa uu xidhiidhku daraasaynayaa, go’aanna ka gaadhi doonaa ciqaabta uu marsiinayo, iyadoo tababare Koeman la sheegay in illaa afar ciyaarood laga ganaaxi doono.Tababaraha Real Betis ee Manuel Pellegrini, Joel Robles iyo Alvaro Cervera ayaa iyagana hore kiisas…

Tababarihii Lala Xidhiidhinayay Man United, Man City,

Mauricio Pochettino oo toddobaadyadii ugu dambeeyey lala xidhiidhinayay kooxaha waaweyn ee Yurub ee ku dhibaatoonaya horyaallada iyo Champoions League ee Mauricio Pochettino ayaa wada-hadallo la  bilaabay koox lama filaan ah oo qaaradda Yurub ka dhisan.Mauricio Pochettino ayaa usbuucyadii ugu dambeeyey ay wararku sheegayeen inay hayso diiradda Manchester United oo doonaysa inay ku beddesho Ole Gunnar Solskjaer oo ay kooxdiisu kaalinta 15aad kaga jirto kala-sarraynta horyaalka Premier League, Chelsea oo qaab xun ku bilaabatay…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Chelsea vs Krasnodar – Lampard Oo

Chelsea ayaa raadineysa guusheedii ugu horeysay xilli ciyaareedkan ee Champions League ka dib markii ay barbaro kala kulmeen isbuucii la soo dhaafay kooxda Sevilla ee dalka Spain.Kooxda Ingariiska ayaa caawa joogta ah dalka Ruushka iyagoo la ciyaaraya kooxda reer Russia ee Krasnodar kuwaasoo taageerayaasha labaad ee ugu badan ku leh dalkaas.Tababare Frank Lampard ayaa isbedelo ku sameeyay shaxdiisa isagoo markii ugu horeysay ku soo bilaabay saxiixii xagaaga Hakim Ziyech kaasoo weli aan ku soo bilaaban shaxda Blues tan iyo…

AFAR Xiddig Oo Arsenal Ka Tagay Islamarkaana Xiddigo Waa

Serge Gnabry ayaa dad badan qarow ku rida, sida ciyaartoyda ka hortimaada, tababarayaasha ka horyimaada iyo taageerayaasha Arsenal.Gnabry ayaa ku hungoobay Gunners laakiin haatan xiddig weyn oo garab ka ciyaara islamarkaana dhawaan ku guuleystay Champions League.Xiddiga Jarmalka kaliya ma ahan, xiddig ka tagay Arsenal oo laacib weyn ku noqday koox kale.Jariirada The Sun ayaa soo bandhigtay shan xiddig oo isaga tagay Gunners kuwaasoo kooxo kale ku noqday xiddigo waa weyn.SERGE GNABRYXiddiga garabka ka ciyaara ee Jarmalka oo…

Dietmar Hamann Oo Magacaabay Kooxda Hanashada Premier League

Dietmar Hamann ayaa aaminsan in kooxda Jose Mourinho ee Tottenham inay fursad u heysato inay hanashada horyaalka Premier League ku garaacdo Liverpool iyo Manchester City xilli ciyaareedkan.Liverpool waxaa u taala shaqo adag oo ay ku difaacanayaan horyaalka madaama uu ka dhaawacmay Virgil van Dijk oo seegaya inta badan xilli ciyaareedkan, halka Liverpool uu dhaawac kale ka soo gaaray xiddigii buuxinayay booskiisa ee Fabinho xalay.Van Dijk ayaa gabi ahaanba bedelay kooxda Liverpool tan iyo markii uu yimid sannadkii 2018 isagoo…

“Marka Ay Eeyaha Qeyliyaan, No.9 Wuu Iska Dhegotiraa” -Karim

Karim Benzema ayaa baraha bulshada ku soo qoray fariin dahsoon oo uu kaga jawaab celinayo muuqaalkii maanta la baahiyay ee uu Ferland Mendy ugu sheegayay inuusan kubada u baasin saaxiibkooda Real Madrid Vinicius Jr.Sida uu baahiyay TV Faransa ka soo baxa, Benzema ayaa la maqlayay isagoo ka cabanaya qaab ciyaareedka Vinicius waqtigii nasashada ee kulankii ay barbaraha 2-2 ku qabteen kooxda Borussia Monchengladbach xalay oo Talaado aheyd.Barnaamijka Telefoot ayaa baahiyya muuqaal uu Benzema u cabanayo saaxiibkiisa Faransiiska…

Barcelona Oo Sheegtey Inay Ku Biireyso Tartan Cusub Oo Suuqa

Tartan cusub oo loogu magacdaray European Premier League oo in muddo ah la hadal hayay ayaa haatan u muuqdo mid si rasmi ah u dhaqangalaya iyadoo ay hor boodayaan kooxaha Liverpool iyo Manchester United.Madaxweynaha Barcelona Josep Maria Bartomeu oo shalay iska casilay xilka madaxtinimada ayaa sheegay in kooxda La Liga ka dhsian ay aqbashay inay ku biirto tartanka cusub ee suuqa looga saarayo Champions League islamarkaana ay isku baheysanayaan kooxaha ugu taajirsan Yurub.Kooxaha kale ee ogolaaday inay tartanka cusub ka mid…

Xiddig Man United U Dheela Oo Lagu Eedeeyay Inuu Xiriir La

Daafaca Manchester United Brandon Williams ayaa ku hanjabay inuu talaabo sharci ah ka qaadayo dadka faafinaya warar sumcad dil ku ah oo wareegaya baraha bulshada gaar ahaan Twitter.Baraha bulshada ayaa si weyn loogu wadaagay muuqaal muujinaya 20 jirkaan oo xiriir la sameynaya gabar 15 sanno jir ah, taasoo danbi ka ah UK madaama gabadha ay tahay mid aan qaangaarin.Laakiin ciyaaryahanka iyo kooxdaba ayaa beeniyay eedeymahaan iyagoo ku tilmaamay in muuqaalka la wareejinayo inuu yahay mid barnaamij been abuur ah lagu sameeyay oo…

Waa Kuma Xiddiga Fursada Dahabiga Ah Ee Uu Qiimihiisa Ku

Da’yarka daafaca dhexe ee kooxda Barcelona ee Ronald Araujo oo kamida xiddigaha la filayo inay booskooda sii haystaan kulanka Juventus ee caawa ayaa haysta fursad weyn oo uu iskugu muujiyo tababarihiisa Ronald Koeman.Ronald ayaa la filayaa inuu kusoo bilaaban doono daafaca dhexe isaga oo buuxinaya kaalinta uu ka ganaaxan yahay Gerard Pique si uu lamaane daafaca dhexe ugula noqdo Clement Lenglet.Da’yarka ree Uruguay ayaa heli doona fursadiisii ugu horreysay ee uu ugu soo bilaabanayo kulan Champions League ah kaddib markii uu…

Mesut Ozil Oo Laga Shaqo Galiyay Kooxda Roma, Nooca Shaqada

Kubad sameeyaha kooxda Arsenal wakhtiga adag ku maraya ee Mesut Ozil ayaa qaab kaftan ah looga shaqo siiyay kooxda ree Talyaani ee AS Roma xilli uusan wax fursad ah mudo toddoba bilood ah ka helin macalinkiisa Mikel Arteta.Xiddiga ree Germany ayaa laga reebay labada liis ee kooxdiisa u metelaya tartamada horyaalka Premier League iyo UEFA Europe League taas oo hadal hayn badan dhalisay.Talaabadaas ayaa noqotay mid culus oo in badan laga faalooday maadaama ay lama filaan noqotay in ciyaaryahan 2018-kii heshiis qaali ah u…