Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Kane Confident: England Boasts Ample Experience for Triumph at Euro 2024

Harry Kane is poised to captain England in his third significant championship at Euro 2024, with a firm eye on rectifying the past loss to Italy. His leadership quest resonates with the hopes of a nation eager for a historic victory. Harking back to a team brimming with greenhorns, Kane voiced his optimism about England's chances at Euro 2024 despite the relative inexperience of over half of Gareth Southgate's squad. This week, the squad jets off to Germany for their opening match against Serbia in Gelsenkirchen on June…

Carlo Ancelotti Oo Diiday In Ay Real Madrid Ka Qayb Gasho Tartanka FIFA Club World Cup, Sabab.

Carlo Ancelotti ayaa si cad u sheegay in Real Madrid ay diidi doonto martiqaadka FIFA ee ah in ay ciyaaraan koobka kooxaha aduunka ee FIFA 2025. Isagoo la hadlayay Ill Giornale, wuxuu yiri: “Real Madrid ma tagi doonto koobka kooxaha aduunka, FIFA way illoobi kartaa taas, ciyaartoyda kubada cagta iyo naadiyada kama qeyb gali doonaan tartankaas”. “Kulan kaliya oo Madrid ah ayaa qiimihiisu yahay 20 milyan euro, FIFA waxay doonaysaa inay na siiso tiradaas tartanka oo dhan, sida Real Madrid kooxo badan oo kale ayaa diidi…

Argentina Triumphs 1-0 Over Ecuador: Di Maria’s Decisive Goal Clinches Victory in Friendly Match

In a pre-Copa America friendly, Angel Di Maria's decisive goal edged Argentina to a 1-0 victory over Ecuador. The goal surfaced five minutes before halftime in Chicago last Sunday, a gem in a seamless play, though Lionel Messi watched from the sidelines as Coach Lionel Scaloni conserved his energy for the upcoming battles. Despite reigning as Copa America champions, Argentina's offense sputtered without Messi, managing no additional goals. Next, La Albiceleste will square off against Guatemala before they kickstart their…

Waa Maxay Sababta Uu Alisson U Xidhay Number-ka 110, Kulankii Mexico?

Alisson waxa uu xidhnaa Maaliyada No.110 kulankii saaxiibtinimo ee uu xulkiisa Brazil la ciyaaray xulka Mexico sabtidii. Waxa laga yaabaa in sababta uu u xidhay tahay in uu ciyaaray kulankiisii 110 ee xulka Brazil laakiin waa sabab kale oo ka duwan. Goolhayaha ayaa xidhay maaliyad ay ku daabacantahay lambarka No.110 sabab la xidhiidha in uu xulkiisa Brazil jirsaday 110 sano tan ilaa markii la aas-saasay Xulka. Alisson ayaa xulka qaranka Brazil u xidhay 64 kulan waana Dookha 1-aad ee Goolka isaga oo ka horeeya…

Xiddiga Ugu Da’da Weyn Ee Ka Qayb Gali Doona Euro 2024, Mana Ahan Modric?

Tartanka Euro 2024 ayaa bilaaban doona maalinta jimcaha iyada oo xulalka Iyo xiddigaha kala duwan is diyaarinayaan. Waxa jira xiddigo badan oo ka qayb gali doona tartanka sanadkan iyada si weyn loo sugayo bilaabashada tartanka. Hadaba waa kuma ciyaaryahanka ugu da’da weyn ee ka qayb gali doona tartanka? Maadama uu jiro 38 sano, 9 bilood Iyo 6 maalin, Luka Modric ayaa laga yaabaa in aad ka fikirto in uu yahay xiddiga ugu da’da weyn laakiin ma ahan isaga. Xiddiga xulka qaranka Portugal ee Pepe ayaa ah xiddiga ugu da’da…

WARBIXIN: Xulalka Goolasha Ugu Badan Ka Dhaliyay Taariikhda Euro Oo La Soo Saaray.

Tartanka Euro ayaa ah mid joogto loo qabtay dhawrkii Sano Hal mar Muddo 64 Sano. Tartankii ugu horeeyay ee Euro ayaa la qabtay 1960 iyada Oo uu Marti galiyay dalka France. Sanadihii la Ciyaaray tartanka waxa Laga dhaliyay 841 gool. Tartanka ayaa ka qaban Doonaa qaybtiisii 16-aad tan ilaa markii la bilaabay tartanka. Xulka Qaranka Germany ayaa ah xulka tartanka ka dhaliyay goolasha Ugu Badan taariikhda tartanka iyaga Oo ka dhaliyay 78 gool. Waxa ku xiga xulka France Oo dhaliyay 69 gool waxana ku xiga xulka Spain Oo…

Joao Felix: Waxan Doonayaa In Aan Sii Joogo Barcelona laakiin..

Xiddiga Joao Felix, ciyaaryahanka Barcelona amaahda uga yimid Atletico Madrid, ayaa sheegay inuu doonayo inuu sii joogo kooxda Barcelona laakiin arimuhu ay gacantiisa ka baxsantahay. Felix ayaa Barcelona kula joogay heshiis amaah ah waxana uu ku Laabtay kooxda Atletico madrid Kadib heshiiskii dhacay. Isaga Oo arintaas ka hadlaya ayaa yidhi” anigu amaah ayaan ku joogay Kooxda arimuhu aniga iguma xidhna”. “Sii joogistayda Barcelona waxa ay ku xidhantahay arimo badan laakiin anigu Barcelona waan jecelyahay waanan doonayaa…

Frattesi Clinches Victory: Italy Triumphs Over Bosnia-Herzegovina 1-0 in Thrilling Pre-Euros Showdown

Davide Frattesi clinched the game for Italy, the reigning European titlists, as they concluded their Euro 2024 warm-up by defeating Bosnia-Herzegovina. At the whistle in Empoli, Italy triumphed 1-0 against Bosnia-Herzegovina, courtesy of Davide Frattesi's majestic volley. Frattesi connected with Federico Chiesa’s cross from the left, executing a superb volley while airborne at the 38-minute mark, leaving Kenan Piric helpless as the ball rocketed into the upper left corner. Under Luciano Spalletti's guidance, the squad…

France Stymied in Goalless Draw Against Marsch’s Resilient Canadian Squad

On a crisp Sunday at Stade Matmut Atlantique, the powerhouse team of France, staunch favorites for Euro 2024, hit a snag in a goalless clash against the Canucks. Without their star captain Kylian Mbappe, who was nursing a minor injury from a prior match, Didier Deschamps' squad couldn't slice through Canada's defense, nearly succumbing to an underdog's coup. Antoine Griezmann’s early attempt was thwarted by a sharp save from Maxime Crepeau. Post-halftime, Canada retaliated, with Liam Millar’s attempt clanging off the…

DEG-DEG: Thomas Tuchel Oo Man United Ku War Galiyay Go’aankiisa Kama Dambaysta Ah

Tababarihii hore ee Chelsea Thomas Tuchel ayaa iska diiday u dhaqaaqista Man United. Tababare Tuchel ayaa lala xidhiidhinayay in uu noqdo badalka Erik Ten Hag. Tababare Tuchel ayaa ka tagay kooxda Bayern Munich kadib dhamaadkii xilli ciyaareedka. Saxafiga Fabrizio Romano ayaa sheegay in aanu Thomas Tuchel noqon doonin tababaraha Man United. Tuchel ayaa maamulka Man Unitd u sheegay in aanu qaban doonin shaqada kooxda Man United. Thomas Tuchel ayaa u sheegay maamulka United in uu qaadan doono wakhti nasasho ah kadib…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More