Browsing Category
Sports
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
“Hazard Waa Ciyaartoy Cajiib Ah Laakiin Tababarka Ayuu Ku Xun Yahay”
Jose Mourinho ayaa weerar ku qaaday weeraryahanka reer Belgium ee Eden Hazard, waxaana uu sheegay inuu yahay mid aan tababarka si fiican u qaadanin.Hazard ayaa laba xilli ciyaarood oo uu joogay Real Madrid waxa uu dhibbane u noqday dhaawacyo tiro badan iyo miisaan culus oo fuulay, waxaana illaa hadda uu Los Blancos kaga qoran yahay liiska khasaaraha.Xiddigan reer Belgium ayuu Mourinho kusoo tababaray Chelsea, waxaanay wada qaadeen horyaalka, laakiin Special One aya acaddeeyey in uu mar walba ku dhibaatoon jiray tababaridda…
Griezmann plans to move to MLS when he leaves Barcelona
Barcelona's Antoine Griezmann says he wants to move to MLS when his contract with the Spanish giants expires in 2024.The forward is currently away on international duty with France at Euro 2020 where he made his debut in the tournament in his side's opening game over Germany.Griezmann joined Barcelona from Atletico Madrid in a move of 120 million euros (103 million pounds) back in 2019 and signed a five-year contract that will keep him at Camp Nou until 2024.Although he still has three years left on his contract, the…
Iska Illow Mason Mount, James, Shaw Iyo Stones: Jose Mourinho Oo
Jose Mourinho ayaa rumaysan in da’yarka Chelsea ee Billy Gilmour uu ahaa xiddiga sameeyey farqiga kulankii England iyo Scotland ee barbarraha goolal la’aanta ah kusoo dhamaaday ee garoonka Wembley ay Jimcihii ku ciyaareen.Xulka qaranka tababare Steve Clarke ayaa nooleeyey rajadoodii ahayd inay u gudbi karaan wareegga 16ka, waxaanay rajadoodu ku xidhan tahay natiijada ay ka keenaan ciyaarta dambe iyo natiijada kale ee kasoo baxda kulanka England iyo Czech Republic.Group D oo ay wali afarta waddan ee ku jira leeyihiin rajo,…
Jude Bellingham is the man who gets England’s front line shooting
On the way to Euro 2020, all England fans on the planet were well aware of how good Jack Grealish was, but after playing only 27 minutes of football, he somehow seems to have become twice as big as the player he was before.Obviously that is not true, but given that he is more involved, you would think that was the case.There is no doubt about the Aston Villa man's ability and after coming off the bench against Scotland he definitely made a difference, but England's faulty front line problems extend much deeper than…
Mesut Ozil Oo Ka Adkaysan Kari Waayey England Iyo Wixii Uu Baraha
Xiddiga reer Germany ee Mesut Ozil ayaa ku maadsaday England markii ay soo dhamaatay ciyaartii xalay barbarraha ay la galeen Scotland, taas oo ay muujiyeen bandhig saluug laga muujiyey.Mesut Ozil oo xulka qaranka Germany kula guuleystay Koobkii Adduunka 2014 ayaa ka tegay horyaalka Premier League horraantii sanandkan waxaanu si rasmi ah ugu wareegay kooxda Fenerbahce ee ka dhisan waddanka uu asal ahaanta kasoo jeedo ee Turkey.32 jirkan oo sannadkiisii ugu dambeeyey horyaalka Premier League dhibaatooyin badan ay ku hayeen…
Spurs start talks with Ernesto Valverde
Tottenham Hotspur have expanded their new manager search to include former Barcelona coach Ernesto Valverde, while there is still interest from the Premier League side for Ralf Rangnick and Ajax manager Erik ten Hag.Spurs fired Jose Mourinho in April and quickly appointed Ryan Mason as interim coach until the end of the 2020/21 season. But their search for a permanent successor to the Portuguese has been much more challenging, with no clear candidate now within the framework.Talks with former Chelsea boss Antonio Conte fell…
Xiddiga Weyn Oo Barcelona Ka Tirsan Oo La Xaqiijiyey Inuu Bilaash Ku
Barcelona ayaa luminaysa mid ka mid ah xiddigihii ugu qaalisanaa taariikhdeeda kaas oo si bilaash ah kaga tegi doona kaddib markii uu go’aansaday in aanu kordhin qandaraaskiisa oo sannad kali ahi ka hadhsan yahay.Madaxweynaha Barcelona ee Joan Laporta ayaa isbeddel badan ku samaynaya kooxdiisa, waxaanu ka shaqaynayaa in uu dib u dhis ku sameeyo iyagoo si xor ah ula soo wareegay ciyaartooyo waaweyn sida Sergio Aguero, Eric Garcia iyo Memphis Depay oo shaacinta qandaraaskiisa oo kali ahi hadhsan tahay.Laakiin dhinaca kale…
Kane accepts Southgate’s decision to replace him again
Harry Kane had no problem with Gareth Southgate's decision to draw him against Scotland on Friday night and believes there are positive things to take from the game despite England's poor performances.The forward was replaced by Marcus Rashford with 15 minutes left at Wembley Stadium - meaning he was now replaced in both English matches of the tournament - despite the Three Lions desperately needing a goal to break the deadlock.The eyebrows were raised when it became clear that the England captain would be the man who would…
Arsenal are targeting Lyon midfielder Houssem Aouar
Arsenal could soon make an approach for Lyon midfielder Houssem Aouar for the second summer in a row as part of a broader squad, with hopes that the French club's failure to qualify for the Champions League could force the price down from last year.Aouar played a big role when Lyon unexpectedly reached the Champions League semi-final 2019/20 and knocked out both Juventus and Manchester City along the way.His influence there led to transfer speculation about a high-profile move, but without any offers that meet Lyon's…
CAJIIB: Wixii Uu Sameeyay Wiilka Mats Hummels Markii Uu Aabihii Gool
Daafaca dhexe ee xulka qaranka Germany ee Mats Hummels ayaa shaaca ka qaaday sheekada wiilkiisa yar ee saddex sano jirka ah kaddib markii uu gool si qaldan iskaga dhaliyay kulankii ay guuldarrada 1-0 ka ah kala kulmeen France.Hummels ayaa sheegay inuu wiilkiisu u dabaaldegay goolka uu iska dhaliyay aabihii walow uu ahaa midkii kali ahaa ee guuldarrada ku sababay Germany.Hummels ayaa sheegay in wiilkiisu uusan ahayn mid wali kala garanaya sharciga goolasha isla markaana uu moodayo wax wanaagsan markasta oo ay kubaddu goolka…