Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

England want to offer an extension of the contract

England coach Gareth Southgate is in line for a new contract no matter how his team performs against Germany in the last 16 match of the European Championship 2020 on Tuesday and how far they go in the competition, with the FA anxious to be responsible beyond the next World Cup in Qatar.Southgate's current deal as England manager runs until the end of 2022 and the completion of the 2022 World Cup cycle, with the final in November and December, but FA chief executive Mark Bullingham has revealed that there are already plans…

Ajer dissatisfied with rejection of £ 10 million

Celtic defender Kristoffer Ajer is said to be "clearly unhappy" after the club rejected two bids for around £ 10 million, despite an earlier agreement that he could leave the club if a "suitable" offer came in.The versatile 23-year-old has only one year left on his contract, and it is likely that the Bhoys will try to make money this summer to ensure they do not lose him on a free transfer.Athletic notes that Ajer has expressed his desire to leave the club this summer, but that has not stopped Celtic from rejecting offers…

GO’AAN: Real Madrid Oo Go’aankii Caalamku Sugayay Ka Gaarey Haddii Ay

Kooxda ree Spain ee Real Madrid ayaa lagu soo warramayaa inay go’aan ka qaadatay haddiiba ay saxeexa garabka weerar ee Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappe samaynayso suuqa xagaaga ee sanadkan 2021.Mbappe ayaa si weyn loogu arkaa mid kamida xiddigaha ugu fiican dunida walow uu kaliya 22 sano jir yahay isaga oo da’daas ku gaadhay heer ciyaartoy waaweyn riyo ku ah.Ninka French-ka ah ayaa loo arkaa ku guuleyste Ballon d’Or oo mustaqbalka ah balse su’aasha kaliya ee taagan ayaa ah kooxdee ayuu meteli doonaa mustaqbalka…

“Lug Doofaar Ayaanu U Diri Doonaa Si Aanu….” – Colaadii Spain & Van

Khadka dhexe ahna kabtanka xulka qaranka Spain ee tartanka Euro 2020 ee Sergio Busquets ayaa il-wareedka Cadena SER siiyay waraysi dheer oo uu kaga hadlay arrimo badan xilli ay isku diyaarinayaan wareega 16-ka ee tartankaas.Mid kamida waxyaabaha xasaasiga ah ee uu ka hadlay Busquets ayaa ahaa inuu u jawaabay halyeeyga xulka Netherlands ee Rafael Van Der Vaart kaas oo dhawaan qiimayn bahdil ah ku sameeyay xulka lagu naanayso La Roja.Ugu horreynba Busquets oo ka hadlay haddii uu ka cadhooday eedaymaha xulkiisa Spain loosoo…

Mbappe Cusub Oo Dunida Soo Galay & PSG Oo Heshay Hubkii Ay Ku Ilaashan

Waa 15 jir fagaareyaasha soo galay, waxaanu saxeexay heshiis saddex sannadood ah oo uu kaga mid ahaanayo kooxda uu walaalkii xiddiga ka yahay. Hore waxaad ugu aragteen sawirkiisa isagoo garab taagan xiddig weyn oo sannado kooban adduunyada isku baray.Ethan Mbappe oo ay walaalo yihiin Kylian Mbappe ayaa saxeexay heshiis shan sannadood ah oo uu Paris Saint-Germain kaga mid noqonayo.PSG ayaa shalay si rasmi ah ugu soo bandhigtay warbaahinta saxeexa Ethan Mbappe oo ay u weynaynayso si ka badan ciyaartoyda kale ee da’yarta,…

Supercomputer Oo Ka Nixiyey England & Germany, Midkooda Hore U Hadhaya

Supercomputer ayaa saadaal dhamaystiran ka sameeyey tartanka Euro 2020 ee waddamadu usoo gudbeen wareegga 16ka, kaas oo lagu bilaabayo ciyaaraha Sabtida maanta ay iskaga hor imanayaan afarta waddan ee Italy vs Austria iyo Wales vs Denmark.Xulka qaranka England ayaan calfan doonin tartanka qaramada Yurub ee ay usoo gudbeen wareeggiisa 16ka, awoodna uma yeelan doonaan in ay garoonka Wembley ku dhex-damaashaadaan oo ay koobka ku qaadaan, taas beddelkeedana waxay noqon doonaan kuwo ooyaya oo la aamusiin doono, sida uu…

WARAYSI XAASAASI AH: “Ronaldo Wuxuu Jeclaan Lahaa Inuu Helo

Romelu Lukaku iyo Cristiano Ronaldo ayaa ku dagaallamaya kabta dahabka ah ee tartanka Euro 2020, laakiin midkood ayuun baa nasiib u yeelan doona inuu kusii jiro tartanka wixii ka dambeeya Axadda iyadoo kan kalena ka hadhi doono.Belgium iyo Portugal ayaa foodda isku daraya wareegga 16ka Euro oo ay isku beegmeen, waxaana iska hor imanaya Ronaldo oo shan gool soo dhaliyey, ahna ciyaartoyga hoggaaminaya gool-dhalinta iyo Lukaku oo haysta saddex gool, kana mid ah xiddigaha loo saadaalinayo inay kabta dahabka ah qaadan…

Spain predicts start 11 against Croatia

Spain has had a relatively good match in the last 16 years of Euro 2020, with a date with Croatia set for Monday.Luis Enrique's men are favorites for the match and come into the clash in a high mood after beating Slovakia 5-0 in their last group game. They will hope to bring that momentum into a match against a Croatian side who only sealed their passage to the knockout rounds in their last group game - a 3-1 victory over Scotland at Hampden Park.Here is 90 min prediction for Enrique's start 11.Laporte has been excellent /…