Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

HORE LOOMA ARAG – Akhriso Isbar-Bardhiga Copa America Iyo Euro &

Kabtanka xulka Argentina ahna ciyaaryahanka bishan oo dhan koox la’aanta ah kaddib markii uu dhacay heshiiskiisii Barcelona ee Lionel Messi ayaa markale muujiyay waxa uu awoodo kaddib wacdarihii uu kusoo dhigay tartanka Copa America.Messi ayaa ugu dambayn soo af-meeray dhibaatada ka haysatay inuusan heer caalami ugu guuleysan koob isaga oo Argentina lasoo qaaday tartankii ka dhacay Brazil iyaga oo Final-ka ka qaaday isla Brazil oo ay magaalada Rio kula ciyaareen.Haddaba, arrinta hadal haynta badan dhalisay ayaa ah…

Jorginho Oo Ka Hadlay Fursaddiisa Ballon d’Or: “Ma Jirto Cid Iga Guulo

Xiddiga khadka dhexe uga  ciyaara xulka qaranka Talyaaniga iyo Chelsea ee Jorginho ayaa ka hadlay suurtogalnimada iyo fursadda uu u haysto inuu ku guuleysto abaal-marinta xiddiga adduunka ee Ballon d’Or, taas oo lagu daray ciyaartoyda loo saadaalinayo.Lionel Messi ayaa murashaxa koowaad noqday kaddib markii uu waddankiisa Argentina u qaaday tartanka Copa America, isla markaana uu bandhig fiican ka sameeyey horyaalka LaLiga oo uu 30 gool dhaliyey, caawintii ugu badnaydna ka sameeyey, waxaana haddii uu ku guuleysto ay u…

How they fared at Euro 2020

Well, it's been an almighty fun ride but it's over;.Euro 2020 has been and gone like a flash. I hope you didn't blink.We've experienced just about every emotion available to our species thanks to eye-catching, fingernail-biting, and eyeball-gluing football over the course of a jam-packed month - and a fair portion of those thrills were produced by Our 21.Prior to Euro 2020, we at 90min selected the 21 best Under-21 players that would feature at the tournament. Some exceeded any expectation we ever had of them.Let's see how…

Inter & Sporting CP in dispute over unpaid transfer clause

Inter and Sporting CP are in a dispute over a clause in a deal that took Joao Mario to the San Siro back in 2016. The midfielder spent five years with the Nerazzurri before his contract was recently terminated. He never established himself in Italy by taking out loans at West Ham, Lokomotiv Moscow and later Sporting due to lack of playing time. Since his release, he has signed for Sporting City rivals Benfica.? | STATEMENTStatement from FC Internazionale Milano.? https://t.co/NJbd7NzROG pic.twitter.com/IAl66Vc1fN- Inter…

Marcus Rashford misses the start of the season

Marcus Rashford will miss the first two months of Manchester United's 2021/22 season after deciding to have surgery on a long-term shoulder problem.Rashford has been breastfeeding since November and treated the pain with injections. The forward was constantly present for United last season and made 57 appearances - the second most of any in Ole Gunnar Solskjær's team.His form lost somewhat towards the end of the campaign and this can be explained by the injury he suffered. According to The Telegraph, Rashford is anxious to…

Wolves Rui Patricio signs for Roma

Wolves have confirmed the departure of Rui Patricio, who has joined Roma for an undisclosed fee. Patricio arrived at Molineux after the club's promotion to the Premier League 2018 and replaced John Ruddy as their number one. Since then, he has played 135 games and has barely missed a Premier League game in the last three seasons. He helped the Wanderers secure Europa League football during his virgin campaign at the club and went on to play ten in the competition. Rui Patricio has left for Roma for an unpaid fee after…

Arsenal Oo Guul-darro Ku Bilaabatay Ciyaaraha Saaxiibtinimo &

Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa guul-darro ku bilaabatay kulamada saaxiibtinimo ee ay iskugu diyaarinayso xilli ciyaareedka cusub, waxaana 2-1 ku garaacday kooxda yar ee reer Scotland ee Hibernian.Kulankan oo ka dhacay garoonka Easter Road ayaa waxa uu tababare Mikel Arteta ciyaarsiiyey xiddigihiisa waaweyn sida Pierre-Emerick Aubameyang iyo Alexandre Lacazette, hase yeeshee waxay la kulmeen khasaare sabab u noqday in taageereyaashu dalbadaan in shaqada laga caydhiyo tababaraha.Arsenal oo xilli ciyaareedkii hore ku…

The Gunners lose the opener for HIbernian before the season

Arsenal suffered a 2-1 defeat to Scottish side Hibernian in their first game of the season in Edinburgh. Hibs took a 2-0 lead thanks to goals from Martin Boyle and Daniel MacKay, with Emile Smith Rowe taking a consolation strike late. Arsenal's first summer friendliness will not plan? pic.twitter.com/lOrKEqlzyw- ESPN FC (@ESPNFC) July 13, 2021Arsenal named a mixed starting XI, mixed youth and experience. Hungary's Arthur Okonkwo started in goal behind a back four by Cedric Soares, Harry Clarke, Pablo Mari and Sead…

Gianluca Busio makes his USMNT debut against Haiti

Sporting Kansas City player Gianluca Busio finally made his senior US men's national team debut during their 2021 Cup opener against Haiti on Monday night.The American side won 1-0 over the Caribbean nation with an early goal from Sam Vines before switching to a defensive strategy. The MLS midfielder became the second youngest player to play for the United States in the Gold Cup. During the match, Busio did not disappoint USMNT's head coach Gregg Berhalter. The Sporting Kansas City player completed 28 of his 31 passes (90…

RASMI: Arsenal vs Chelsea, Tottenham vs Chelsea – Isku-aadka Kulamada

Chelsea ayaa shaacisay kulamada saaxiibtinimo ee xagaagan ee ay iskugu diyaarinayso xilli ciyaareedka, kuwaas oo u bilaabmi doona maalinta Sabtida ee soo socota.Thomas Tuchel ayaa Cobham kusoo dhoweeyey 28 ciyaartoy oo kusoo laabtay tababarka Isniintii, kuwaas oo ay ka maqan yihiin laacibiintii ka qayb-galay tartamada Euro iyo Copa America.Tababare Tuchel ayay kooxdiisu Sabtida ciyaari doontaa kulankii saaxiibtinimo ee ugu horreeyey xagaagan, waxaanay foodda is-dari doonaan kooxda yar ee Peterborough United oo garoonka…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More