Lukaku Oo Sheegay Kooxda Uu Ku Laaban Doono, Mana Ahan Chelsea.

“ku laabashada Anderlecht waa hubaal in ay dhici doonto si ka dhakhso badan sida la  filayo”Ayuu Lukaku yidhi.

“Waan u xiisay hooyaday, carruurtaydii, waxaan ka soo tagay waddankeyga aniga oo 18 sano jir ah, waan soo laaban doonaa”.

“Laakin hadda kaliya xulka qaranka iyo mustaqbalka waa in aan taageerno xiddigaha na siiyay shaqo fiican”.

“Waxaan weydiiyaa warbaahinta: ‘Jooji shidaalka ku tuuraya dabka. Aan horay u socono’,” Lukaku ayaa raaciyay.

Arintan ayaa imanaysa kadib markii ay chelsea Lukaku ku dartay Liiska xiddigaha isaga tagaya kooxda xagaagan.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More