Kulankaan ka dhacay Magaalada Baydhabo waxaa soo agaasimay Hogaamiyaha DG Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen, waxaana ka qaybgalay Xildhibaannada labaad ee Dowlad Goboleedkaas, Ganacsato, Dhalinyaro & qaybaha kala duwan ee Bulshada.
Rooble ayaa la wadaagay warbixin la xiriirta Xaaladda Dalka, Qorshaha Xukuumaddiisa, Doorashada 20/21, Doorka ay ku leeyihiin shaqsiyaadka uu la kulmay & tallaabooyinka siyaasadeed ee la qaadayo.
Ka qaybgalayaasha ayaa…