Inta Aan ka Hadal Soomaaliya ka hor, waxaaynu dulmareynaa dhacdooyinka dalalka gobalka; Bal u fiirso xaalada Yemen oo ay ku dagaalamayaan quwado shisheeye, oo ay horboodayaan muwaadiniin Yemeniyiin ah, sabab kasta ha noqotee.
Sacuudi Carabiya iyo Isutagga Imaaraatka Carabta ayaa iska kaashanaya la dagaalanka Iiraan ee Yemen. In la burburiyo dal aan kooda ahayn, ubadkoodana aan wax loo dhimayn.
Fiiri waxa ka socda Liibiya, maadaama aan wadaagno qaarad isla markaana xiriir la soo yeelanay Soomaalida horay. Ma tirin…