Khabiir u dhashay dalka Finland ayaa ku dhintey Soomaaliya
Khabiir ku takhasusay dhibaatooyinka rayidka ah oo reer Finland ayaa u dhintay cudurka loo yaqaan 'Covid-19' oo ku dhacay isaaga oo ku sugaan Soomaaliya, sida uu sheegay agaasimaha xarunta maaraynta dhibaatooyinka ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Finland oo aaska ka qeyb galay.
Khabiirkan oo aan magaciisa la shaacin ayaa ka soo shaqeeyay howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya waana markii ugu horeysay oo khabiir ku takhasusay qasaaraha shacabka uu ku dinto howlgalka sida ay sheegtay wasaarada arimaha dibada dalkaasi.…