Muxuu yahay ujeedka Heshiiska Dowladaha Soomaaliya &
Magaalada Muqdisho waxaa heshiis ku kala saxiixday Dowlaaha Soomaaliya & Talyaaniga, ujeedkiisu waa horumarinta mashruuca biyo xireenka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.
Talyaaniga ayaa ballanqaaday in uu sameynayo dhismaha Biyo xireenka & dib u dayactirka Jiinka wabiga Shabeelle oo ah meelaha ugu badan ee uu karkaarada ka jabsado marka uu fatahaadda sameynayo.
Buundooyinka Koofurta & Bartamaha Soomaaliya oo ay horay u dhistay Dowladda Talyaaniga…