Maxaa looga hadlayaa Fadhiga Golaha Shacabka ee maanta? –
Golaha Shacabka BFS ayaa maanta fadhi ka leh saddex ajende sida ku cad warqadda Wargelinta ah ee loo diray Xildhibaannada si ay ugu sii diyaargaroobaan 24-saac kahor fadhigooda & qodobka horyaalla.
Kalfadhiga 7-aad oo dhamaaday horaantii bishaan Oktoobar 2020 ayuu sheegay Guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan in ay sii guda-galayaan kalfadhigooda 8-aad iyaga oo aan fasax gelin.
Sababtu waxa uu ku sheegay in waqtiga u haray laanta xeer dejinta oo sii idlaanaya &…