Soomaaliya & Cuba oo beeniyay in lasii daayay Dhaqaatiir
Warar kasoo kala baxay Dowladaha Soomaaliya iyo Cuba ayaa lagu beeniyay in lasii daayay dhaqaatiir Al-Shabaab kasoo afduubatay Ismaamulka Mandheera muddo haatan…
Warar kasoo kala baxay Dowladaha Soomaaliya iyo Cuba ayaa lagu beeniyay in lasii daayay dhaqaatiir Al-Shabaab kasoo afduubatay Ismaamulka Mandheera muddo haatan…
7-dii Oktoobar 2010-kii maanta oo kale, Magaalada Muqdisho waxaa ka bilawday howlgalo wadajir ay u sameeyeen Ciidamada Dowladdii KMG ahayd iyo Askarta…
Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerar lagu qaaday Saldhig Ciidanka Kenya ay ku leeyihiin Wajeer, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac oo…
Hogaamiyaha DG Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa kulan looga hadlayay qorshaha sugidda amniga la qaatay Wasiiradiisa, maadaama labo magaalo oo kamid…
Wasiirka Arrimaha Gudaha & Dowladaha hoose ee DG Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle oo la hadlay BBC-da ayaa ka hadlay khilaafka soo kala…
Saraakiil katirsan Booliiska Kenya ayaa Warbaahinta gudaha u sheegay in weerarkii labaad oo lagu qaaday Gaari bas ah uu ka dhacay Gudaha…
Ciidamada Miliatirga DFS ayaa howlgal miino baaris ah ka sameeyay wadada u dhaxeysa Balcad & Basra ee Gobolka Shabeelaha Dhexe, kadib markii…
Fadhi maanta Golaha Guurtida Gobaladda Waqooyi ku yeeshay Magaalada Hargeysa waxa uu u codeeyay Xeer guud ee Doorashooyinka iyo diiwaangelinta cod-bixiyaasha oo…
Dhaq-dhaqaaq iyo diyaargarow sidaas u weyn kama socda magaalooyinka maamul Goboleedyada & Gobolka Banaadir oo xarun u ah DFS, si loo magacaabo…
Trump oo aan xirneen Face Mask ayaa dib ugu laabtay Aqalka Cad Hogaamiyaha Mareykanka Donald Trump ayaa dib ugu laabtay Aqalka cad…
Wasiirka Arrimaha dibadda Cuba Bruno Rodriguez ayaa xiriir telefoon la sameeyay dhiggiisa Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad oo ay kawada hadleen habka…