Xiddig Arsenal Ah Oo U Wareegay Atletico Madrid Xilli
Xiddiga khadka dhexe ee Arsenal Lucas Torriera ayaa heshiis amaah ah ugu wareegay kooxda Atletico Madrid iyadoo labada kooxood ay heshiiska qalinka…
Xiddiga khadka dhexe ee Arsenal Lucas Torriera ayaa heshiis amaah ah ugu wareegay kooxda Atletico Madrid iyadoo labada kooxood ay heshiiska qalinka…
Manchester United ayaa daafaca dhexe ee Ingariiska Chris Smalling si rasmi ah uga iibisay kooxda AS Roma ka dib wadahadalo soo jiitamayay…
Khabiirka suuqa kala iibsiga Fabrizio Romano oo ah nin si weyn u la socda dhaqdhaqaaqyada suuqa kala iibsiga ee kooxaha Yurub ayaa…
Manchester United ayaa dhameystirtay saxiixa daafaca bidix Alex Telles oo ay kala soo wareegeen kooxda FC Porto isagoo haatan ah ciyaaryahan Manchester…
Ma jiro ereyo ku haboon oo lagu qeexi karo wixii caawa ku dhacay kooxda difaacaneysa horyaalka ee Liverpool kuwaasoo xasuuq 7-2 kala…
Philippe Coutinho ayaa shabaqa soo taabtay iyadoo Barcelona ay barbaro 1-1 kala kulantay kooxda Sevilla oo marti u aheyd. Sevilla ayaa caawa…
Juventus ayaa guul 3-0 ah loo qoray ka dib markii kooxdii ay la ciyaari lahaayeen ee Napoli ay imaan weysay garoonka kulankoodii…
Liverpool waa kooxdii ugu horeysay ee difaacaneysa horyaalka Ingariiska ee todoba gool laga dhaliyo kulanka horyaalka ah tan iyo markii Arsenal lagu…
Liverpool oo ah kooxda difaacaneysa horyaalka Premier League ayaa waxaa soo gaartay ceebtii ugu weyneyd ka dib markii ay xasuuq 7-2 kala…
Patrice Evra ayaa codsaday in la kansalay qandaraaskiisa khabiirnimo ee Sky Sports ka dib markii uu daawaday kooxdiisa hore ee Manchester United…
Man United ayaa guuldarro weyn ay ka soo gaartay Tottenham oo uu hogaamiyo macalinkoodii hore Jose Mourinho iyadoo 6-1 lagu xasuuqay xilli…