Pep Guardiola Oo Jawaab Cad Ka Bixiyay Haddii Uu Ku
Pep Guardiola ayaa sheegay inuu si weyn ugu faraxsan yahay Manchester City islamarkaana uu rajeynayo inuu sii dheereysto sii joogitaankiisa kooxda xilli…
Pep Guardiola ayaa sheegay inuu si weyn ugu faraxsan yahay Manchester City islamarkaana uu rajeynayo inuu sii dheereysto sii joogitaankiisa kooxda xilli…
Hababka soo kabsashada ee ciyaartoyda isboortiga kala duwan ayaa horumar badan laga sameynayaa iyadoo haatan si weyn loo isticmaalayo surwaal hawo cadaadis…
Ryan Giggs ayaa ka baqaya in Manchester United ay sugi doonto 20 sannadood inay ku guuleysato hanashada koobka horyaalka Premier League.0 Red…
Si aan fiicneyn ayay ku bilowdeen laakiin kooxda keydka Arsenal ayaa si raaxo leh 3-0 uga badisay kooxda reer Ireland ee Dundalk…
Real Madrid ayaa qorsheyneysa inay u dhaqaaqdo saxiixa weeraryahanka Juventus iyo Argentina Paulo Dybala iyagoo u bandhigaya inay ku soo bedeshaan Vinicius…
Aaron Wan-Bissaka ayaa isku maadeystay ka dib markii Man United ay 5-0 ku xasuuqday kooxda RB Leipzig kulankii Champions League. Daafaca midig…
Labada kooxood ee Liverpool iyo Manchester United ayaa ku riyaaqay guulo Champions League ah todobaadkan. Liverpool waxay habeenkii Talaadada 2-0 kaga badisay…
Ole Gunnar Solskjaer ayaa xaqiijiyay in Alex Telles uu ku dhacay Korona Fayras. Xiddiga reer Brazil ayaa wacdarro dhigay kulankiisii ugu horeysay…
Qaab ciyaareed dhameystiran ayay Barcelona soo bandhigtay kuwaasoo ka faa’ideystay koox aan tababar badan laheyn oo Juventus ah iyagoo isku ilowsiiyay qarowgoodii…
Kulamo xiiso leh ayaa caawa la ciyaaray wareega group-yada Champions League iyadoo natiijooyin lama filaan ah ka soo baxeen. Manchester United ayaa…
Chelsea ayaa raadineysa guusheedii ugu horeysay xilli ciyaareedkan ee Champions League ka dib markii ay barbaro kala kulmeen isbuucii la soo dhaafay…