Dhaawaca Ansu Fati Oo Madax-Xanuun Cusub Ku Riday Koeman,

Da’yarka xilli ciyaareedkan aadka muhiimka ugu soo ahaa Barcelona ee Anssumane Fati ayaa mudo afar bilood ah garoomada ka maqnaan doona kaddib markii qaliin guuleystay lagaga sameeyay jilibka lugtiisa bidix.Dhibaatada dhaawaca Fati ayaa ah midii ugu dambaysay ee ay tahay inuu Ronald Koeman xalkeeda keeno isaga oo horeba dhibaatooyin kala duwan ugala soo kulmay safkiisa Barcelona gaar ahaan weerarka.Toddobaadyadii ugu horreeyay ee xilli ciyaareedkan, Ansu Fati ayaa noqday mid muhiim ka ah shaxda Koeman isaga oo kusoo bilawday…

Da’yar Mustaqbal Weyn Leh Oo Si KAFTAN Ah Xabad Laabta

Da’yarka mustaqbalka wanaagsan lahaa ee ree Portugal ee Bruno Tavares ayaa cisbitaal loola carraray kaddib markii uu mid kamida asxaabtiisu xabad (Rasaas) laabta kaga dhuftay subaxii Axada.Sporting Lisbon oo uu Tavares ka tirsan yahay ayaa u aragta inuu yahay mid mustaqbal wanaagsan leh iyagoo heshiis shan sano ah ka saxeexday bishii May.Balse saxaafada gudaha Portugal ayaa hadda sheegaysa in Tavares uu qarka u saaran yahay geeri waliba si kama ah ay dhibaatadu u gaadhay isaga oo gaadhi kula jiray qaar kamida asxaabtiisa.Mid…

Dareenka Dhabta Ah Ee Man United Ay Ka Qabto Solskjaer &

Warar cusub oo laga helayo saxaafada England ayaa wax ka qoraya xaalada Manchester United iyo heerka ay u joogto inay shaqada ka caydhiso Ole Gunnar Solskjaer oo hadda ah tababaraha kooxdeeda cadaadisna ku saaran yahay shaqadiisa.Man United ayaa si xoogan loola xidhiidhinayay dhawaanahan Mauricio Pochettino, marka laga yimaado inay kusoo dhibtoodeen Solskjaer xilli ciyaareedkan, tababarihii hore ee Tottenham ayaan mudo sanad ah wax shaqo ah haynin.Man United ayaa qaab isku dhafan ku bilaabatay xilli ciyaareedkan waxaana ay…

Zidane Oo God Dheer Ku Riday Fursada Xiddig Ay Jamaahiirta

Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinadine Zidane ayaa u muuqday mid god dheer kusii riday fursada weeraryahan Luka Jovic oo ay jamaahiirtu wax badan ka filayeen isagoo kasoo horreysiinaya Mariano Diaz oo ay boos wadaag yihiin.Tan ayaan dad badan yaab gelin doonin maadaama oo uu Mariano sidan oo kale Jovic ugaga soo horreeyay xulashada Zidane bishii March markaas oo uu bedel kusoo geliyay kulan El-Clasico ah isla markaana uu Mariano dhaliyay goolkii ugu dambeeyay ee ay kusoo dhaliyeen Bernabeu.Suuqii xagaagii dhawaa, Mariano…

Waa Kuma Xiddiga Man United Ka Tirsan Ee Jamaahiirtu Jecel

Goolhayaha dookha saddexaad ee kooxda Manchester United ee Sergio Romero ayaa lagu soo warramayaa inuu kooxda ka baryi doono inay qaab bilaash ah iskaga fasaxaan suuqa bisha January ee soo socda.Romero ayaa mudo dheer kaabis usoo ahaa goolhaye David De Gea tan iyo sanadkii 2015 markii uu qaabka bilaashka ah ugaga soo biiray dhinaca Sampdoria.Romero ayaa ahaa mid ciyaara kulamada koobabka ah sida FA Cup, Carabao Cup iyo ciyaaro Europe League ah balse doorkaas ayuu xilli ciyaareedkan ku qabsaday Dean Henderson oo kasoo laabtay…

“Miyay Tahay In Diogo Jota Booska Kala Baxo Firmino?” –

Weeraryahanka kooxda Liverpool ahna hoggaanka weerarka kooxdaas ee Mohamed Salah ayaa si toos ah loo weydiiyay haddiiba uu Diogo Jota oo saxeex cusub ah ka doorbidayo Roberto Firmino oo ay mudo dheer weerarka lamaane kusoo ahaayeen.Kahor kulankii ay xalay bar-bardhaca 1-1 ah lasoo galeen Man City, waxa jirtay hadal hayn badan oo ah in Diogo Jota uu kasoo hormari doono dhigiisa Firmino.Jota ayaa ahaa mid ku jiray qaab ciyaareed wanaagsan kulamadii ugu dambeeyay isagoo saddexley goolal ah toddobaadkii hore Champions League…

WAA IIB – Juventus Oo Iibinaysa Cristiano Ronaldo & Sababta

Kooxda ree Talyaani ee Juventus ayaa lagu soo warramayaa inay iska iibin doonto weeraryahanka kooxdeeda ee Cristiano Ronaldo kahor inta uusan heshiiskiisu dhicin.Wararka haatan la helayo ayaa ah kuwo xusaya in Bianconeri ay u doonayaan inay Ronaldo iibiyaan sababo la xidhiidha dhaqaale xumo soo wajahday oo uu ku keenay xanuunka saf-marka ah ee Korona Fayras.Ronaldo ayaa toddobaadkii Juventus ka qaata mushahar dhan 540 kun oo Pound oo ah ku dhawaad afar jibaarka xiddiga ugu soo dhaw oo ah Matthijs De Ligt.Heshiiska Cristiano…

Muxuu Ahaa Hadalka Aan Looga Baran Pep Guardiola Ee Uu Sida

Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayuu kasoo yeedhay xalay hadal lama filaan ah oo ahaa inuu ku faraxsan yahay waxqabadka kooxdiisa ee ilaa haatan xilli ciyaareedkan kaddib bar-bardhac 1-1 ah oo ay lasoo galeen Liverpool ee Etihad Stadium ugu timid.Mohamed Salah ayaa gool rigoore ah hoggaanka ugu dhiibay kooxda difaacanaysa Premier League balse waxa kansalay Gabriel Jesus.Kevin De Bruyne ayaa rigoore lagu abaalmariyay kooxiisa Man City qasaariyay taas oo ka dhigan inay dhibcaha la wadaageen Reds iyagoo 12…

Waa Kuma Saxeexa Cusub Ee Chelsea Ee Uu Tababare Frank

Tababaraha kooxda Chelsea ee Frank Lampard ayaa ahaa mid faraxsan kaddib guushii 4-1 ka ahayd ee ay kooxdiisu ka gaadhay Sheffield United xalay iyagoo goolal ka kala helay Tammy Abraham, Ben Chilwell, Timo Werner iyo Thiago Silva.Frank Lampard ayaa kulanka kaddib si gaar ah u amaaay garabka weerar ee Hakim Ziyech kaas oo laba caawimo kasoo sameeyay kulankaas loona doortay ciyaaryahankii ugu wanaagsanaa ciyaarta.Ciyaaryahankii hore ee kooxda Ajax ayaa ku dhibtooday dhaawac jilibka ka gaadhay bilooyinkiisii ugu dambeeyay ee…

Shaxda Isku Dhafka Ah Ee Kulanka Man City vs Liverpool, Koox

Kooxaha Manchester City iyo Liverpool ayaa isku faro-saari doona gegida Etihad Stadium caawa kulan xiiso badan iyadoo labada kooxood is aragoodu uu ahaa mid muhiim ah dhawaanahan maadaama ay saddexdii horyaal ee ugu dambeeyay dhexdooda kusoo guuleysteen.Kahor ciyaarta caawa ayay shabakadda Sportsmole soo xulatay shaxda isku-dhafka (Isku-darka) ah ee safafka labadaas kooxood iyadoo kaliya lagu salaynayo ciyaaryahanada imika taamka ah ee aan kuwa dhaawaca ku maqan xisaabta lagu darayn.Aan ku bilawnee goolhayaha shaxdan ayaa ah…