AKHRISO: Wararkii U Dambeeyey Suuqa Iibka Ciyaaryahanadda Ee Maanta Ay

Suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaaga ayaa furmi doona horraanta bisha June ee foodda innagu soo hayso, waxaana haddaba lasii helayaa xogta xiddigaha ay kooxaha waaweyn isku dayi doonaan in ay lasoo saxeexdaan.Wargeysyada waaweyn ee Yurub ayaa si joogto ah usoo bandhiga wada-hadallada, qorsheyaasha iyo xanta suuqa, waxaana maanta oo Jimce ah qodobbadii ugu waaweynaa ee ay qoreen ka mid ahaa:Manchester Metropolis ayaa diyaar u ah in Manchester iyo Chelsea ay ka hor qaaddo weeraryahanka reer England ee Harry oo sheegay in…

Gareth Southgate Oo Raadinaya Tababare Si Gaar Ah Ugu Layliya

Tababaraha xulka qaranka England ee Gareth Southgate ma haysto waqti ku filan oo uu ku helo macallin khaas u ah weeraryahannada xulka qaranka, waxaana uu ka shaqaynayaa sidii ay ku heli lahaayeen qof si gaar ah u layliya ciyaartoydiisa afka hore inta aan la gaadhin tartanka Euro 2020 ee ay labada toddobaad ka hadhsan yihiin.Xidhiidhka kubadda cagta Ingiriiska ee FA ayaa shaqada ka caydhiyey Allan Russell oo muddo dheer ahaa tababaraha weeraryahannada xulka qaranka, kaas oo shaqadiisa waayey markii uu qirtay in walaalkii oo…

Going through a discount in vaccinations in Africa,

The availability of vaccines towards Covid-19 on the African continent "through" the worldwide Covax initiative is "virtually stagnant" worries the African division of the World Well being Group (WHO). Within the final three months, solely 18 of the 66 million anticipated doses have been acquired. The group requires worldwide solidarity.…

RASMI: Arsenal Oo Shaacisay Heshiis Ay La Gashay Leo Messo

Iyadoo mustaqbalka Lionel Messi ee Barcelona aan wali la go’aamin oo hadal-hayn badan ka taagan tahay, waxa saldhigay mustaqbalka 10 jirka hibada badan lagu tilmaamay ee ay magaca si’ u wadaagaan.Leo Messo, haa si fiican u akhri magaca oo yaanu kaaga qaldamin midka xiddiga weyn, kani waa 10 jir mustaqbalkiisa ay gacanta  ku dhigtay Arsenal.Kooxda horyaalka Premier League ee Arsenal ayaa fiidkii xalay waxay ku dhawaaqday in ay heshiis la gashay canugga 10 jirka ah ee lagu magacaabo Leo Messo.Laacibkan yar ee hibada badan ayaa…

Frank Lampard Oo Qiimayn Ku Sameeyey Waxa Uu Thomas Tuchel Kusoo

Frank Lampard ayaa shaqada laga caydhiyey bishii January, waxaana beddelay Thomas Tuchel oo kooxda ku hoggaamiyey finalka FA Cup oo ay Leicester Metropolis kaga guuleysatay iyo Finalka Champions League oo ay Manchester Metropolis la ciyaari doonaan dhamaadka bishan, halka horyaalka Premier League ay soo galeen kaalinta saddexaad.Waqtigii shaqada laga caydhinayay Frank Lampard, Chelsea ayaa ku jirtay kaalinta sagaalaad ee horyaalka, waxaana mar kaliya uu Tuchel kooxda ka dhigay mid ka mid ah kuwa  ugu wanaagsan horyaalka…

Premier League Oo Sannadkii SHANAAD Oo Xidhiidh Ah Abaal-marin Siinaya

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa sannadkii shanaad oo xidhiidh ah waxay ku guuleysanaysaa abaal-marin ay ka heli doonto maamulka Premier League, taas oo lagu siin doono ciyaarta nadiifta ah iyo ciyaar wanaagga.Liverpool ayaa noqotay kooxda ugu nadiifsan xilli ciyaareedkan ee samaysay qaladaadka ugu yar ee sababay kaadhadhka digniinta ah, illaa haddana ma jiro hal ciyaartoy oo kaadh casaan ah ka qaatay intii uu socday xilli ciyaareedkan 2020-21.Tan iyo bilowgii xilli ciyaareedka, Liverpool ayaa waxa kaadhadh digniin ah ka…

RASMI: Xulka Qaranka Portugal Oo La Shaaciyey – Ronaldo, Felix, Dias,

Xulka qaranka Portugal ayaa isku diyaarinaya in ay difaacdaan tartanka Euro 2020 ee ay ku guuleysteen sannadkii 2016, waxaana ay doorkan haystaan ciyaartooyo aad u wanaagsan oo ka dhisan boos walba.Tababaraha xulka qaranka Portugal ee Fernando Santos ayaa soo saaray liiska ciyaartoyda xulka dalkaas  ku meteli doona tartanka qaramada Yurub ee bisha dambe ee June bilaabmi doona, waxaanu soo urursaday ciyaartooyo hibo iyo tayo badan oo u dheer yahay Cristiano Ronaldo.Santos ayaa waqti dambe oo xalay ah, waxa uu soo saaray 26…

uncertainty concerning the subsequent selection of

In Libya, variations of opinion develop because the fateful date of the final elections scheduled for December 24 approaches. The political settlement reached within the autumn by the Nationwide Discussion board, a gathering chaired by the UN, goals to arrange the election to maneuver ahead within the peace and stabilization course of. Disagreements focus on the structure and the regulation that can…

LA YAAB: 20 Xiddig Oo Ka Maqan, Bedel La’aan & Xiddig Khadka Dhexe Oo

Inkastoo 20 ciyaaryahan ay Korona Fayras kaga maqnaayeen islamarkaana ay heysteen kaliya 11 ciyaaryahan oo garoonka soo gasha, kooxda River Plate ayaa lagu qasbay inay la ciyaarto kulan weyn oo Champions League-ga Koonfur Ameeriaka ah kooxda Sante Fe xalay oo Khamiis aheyd.Ma aysan heysan goolhaye gabi ahaanba, taasoo keentay in xiddiga khadka dhexe Enzo Perez uu noqday goolhayahooda 90kii daqiiqo ee ugu ciyaarta, waxayna kooxda reer Argentina ee River Plate ay ku badisay 2-1.Goolal degdeg ahaa oo ay dhalisay kooxda River…

the shutdown throughout Western Sahara is performed out

That is the biggest inflow of migrants Ceuta has ever recognized, a Spanish enclave inherited from colonization, in northern Morocco. Earlier this week, 8,000 individuals, largely Moroccans, secretly crossed the border into this small European territory on African soil. This migration disaster stems from a diplomatic quarrel…