WARKII LA SUGAYAY: PSG Oo Ku Dhawaaqday Inay Barcelona U Sheegtay In

Madaxweynaha kooxda kubadda cagta PSG ee Nasser Al-Khelaifi ayaa ka hadlay wararka kooxdiisa ku xidhiidhinaya xiddiga reer Argentina ee Lionel Messi oo qandaraaskiisii Barcelona uu ku egyahay dhamaadka bishan aynu ku jirno ee June.Lionel Messi iyo kooxdiisa ayaa  isla meel dhigi kari la’ heshiis cusub, inkasta oo usbuucyadii ugu dambeeyey la sheegayay in uu oglaaday in uu qandaraas cusub saxeexo, muddo laba sannadood oo kalena uu sii joogi doono Camp Nou.Nasser Al-Khelaifi oo waraysi siiyey wargeyska L’Equipe ayaa tibaaxay…

Two officers killed in the Daesh car bomb in the south

Two policemen were killed in a car bomb near a checkpoint in the southern Libyan city of Sebha late Sunday, a security source said. "A car bomb exploded as it passed a roadblock set up by security forces," said a city police officer. Sebha is located about 750 kilometers south of the capital Tripoli. "Two security officers were killed, five others were injured and serious property damage was caused," the source said. Local media showed pictures of damaged safety control vehicles surrounded by debris. Daesh…

Ethiopia: “We must prevent a tragedy

The UN Deputy Secretary-General for Humanitarian Affairs and Emergency Relief Coordinator since 2017 is leaving his UN post. The opportunity to take a stand with him on humanitarian issues on the African continent, and in particular on Tigray. Last week, the members of the Security Council failed this week for a meeting on the subject. Mark Lowcock answers Carrie Nooten's questions.…

Borussia Dortmund Oo Go’aamisay Qiimaha Ay Ku Iibinayso Erling Haaland

Manchester United, Chelsea iyo Chelsea oo ahaa saddexda kooxood ee Ingiriiska ah ee indhaha ku hayay weeraryahanka reer Norway ee Erling Haaland ayaa helay warkii ay sugayeen, kaddib markii ay kooxda Borussia Dortmund shaacisay qiimaha ay ku iibinayso xiddigeedan.Saddexda kooxood ee Premier League ee sare ku xusan oo lagu daray Real Madrid, Barcelona iyo PSG ayaan marnaba qarsanin sida ay u doonayaan in ay lasoo saxeexdaan dhaliyahan mucjisada ah ee isagoo 20 jir ah dunida qabsaday.Borussia Dortmund oo xiddigan £17 milyan oo…

Somalia: children injured in KDF airstrikes flown to Mogadishu

Somalia: children injured in KDF airstrikes flown to Mogadishu MOGADISHU, Somalia - Dozens of children injured in so-called Kenya Defense Force Airstrikes in the Gedo area were airlifted to Mogadishu for further treatment, the government said, just hours after the African Union mission in Somalia pledged to investigate the incidents. The Somali government accused the KDF of carrying out…

Laf-dhabartii Xulka Qaranka Brazil Oo Korona Fayras Ku Dhacay &

Xidhiidhka kubadda cagta Spain ee RFEF ayaa shaaciyey in xiddig laf-dhabar u ah oo aanay sinaba uga maarmi karin uu gelayo Karantiil kaddib markii uu ku dhacay Fayraska Korona, taas  oo ka dhigan in uu seegi doono kulamada hore ee tartanka qaramada Yurub ee Jimcaha bilaabmaya.Kabtantanka Xulka qaranka Spain ee Sergio Busquets ayaa baadhitaan lagu sameeyey subaxnimadii Axaddii waxa lagu xaqiijiyey in uu qabo Fayraska Korona, waxaanay taasi keentay in laga shakiyo ciyaartoyda kale oo dhamaantood lagu sameeyo…

“Mbappe Wuxuu Joogayaa PSG, Waligayo Ma Iibin Doono, Bilaashna Kuma

Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee Nasser Al-Khelaifi ayaa ka hadlay mustaqbalka weeraryahanka reer France ee Kylian Mbappe oo la sheegayo in ay suurtogal tahay in uu xagaagan ka tago, laakiin Nasser Al-Khelaifi ayaa tilmaamay in aanu sinaba ku bixi doonin xiddigan oo uu sii joogi doono caasimadda Faransiiska.Qandaraaska Kylian Mbappe uu kula jiro PSG ayaa ku eg June 2022, taas oo ka dhigan in kaliya hal sano uu sii joogayo haddii aanu saxeexin heshiis kale, laakiin Real Madrid ayaa lala sii…

who are the volunteers who defend

What has happened since the creation of the Volunteers for the Defense of the Fatherland Corps (VDP) early last year after another massacre that shocked the country, it was the VDP camp in Solhan that had to be 'first targeted by the attackers before attacking the population. When the law it creates VDPs issued in January 2020,…

The remnants of the former Zimbabwean dictator,

This is what the children of the former Zimbabwean president who died in September 2019 fear. Three of his sons are taking legal action against the verdict handed down by a traditional boss last month. The latter orders the excavation of Robert Mugabe's body that was buried in his home village because he believes that the burial site does not comply with customs. Three sons of the former dictator will meet in court on June 29. They are appealing the verdict from a traditional boss. He orders the remains of Robert Mugabe…