DAAWO: Antonio Rudiger Oo Qaniinay Paul Pogba, Ficilladii Luis Suarez

Difaaca xulka qaranka Germany ee Antonio Rudiger ayaa u muuqday inuu dhabarka ka qaniinay xiddiga reer France ee Paul Pogba intii ay socotay ciyaartii xalay ay labada waddan ku kulmeen magaalada Munich ee tartanka qaramada Yurub.Kaamirooyinka garoonka ayaa qabtay Paul Pogba oo dib ugu siqaya Rudiger oo isaguna ku foorsaday dhabarkiisa, isla markaana u muuqday inuu qaniinayo, taas oo ay ku xigtay in Pogba uu qayliyey oo uu foorsaday.Rudiger ayaa la moodayay in markii hore uu iska riixaya Pogba amaba uu gadhkiisa ku gujinayo,…

what political future for Laurent Gbagbo?

Definitely acquitted by the International Criminal Court on March 31, former Ivorian President Laurent Gbagbo will return to Abidjan this Thursday, June 17, after a ten-year absence. What role does he intend to play? What consequences will his return have on the political scene? From our special correspondent in AbidjanThe…

“Xiddig Ugu Wanaagsan Ee England Waa Harry Kane, Ma Jirto Sabab Uu U

Harry Kane ayaa ah xiddiga ugu wanaagsan ee ay Ingiriisku haystaan, mana gelin karaan kaydka iyadoo laga doorbidayo weeraryahanka Everton ee Dominic Calvert-Lewin, sida uu rumaysan yahay Gary Neville.Halyeyga Ingiriiska ayaa sheegay, in shaxda England ay tahay inuu mar walba kasoo muuqdo Harry Kane oo uu xusay inuu yahay ciyaartoyga ugu wanaagsan ee Ingiriisku haystaan waqtigan.Kane oo dhaliyey 34 gool oo xulka qaranka England ah ayaa bandhig aan wanaagsanayn ka sameeyey ciyaartii Croatia ee ay ku furteen tartanka qaramada…

Addis Ababa rejects UN warnings

Famine in the warring region of Tigray is spreading to other Ethiopian provinces, the UN Secretary-General for Humanitarian Affairs warned on Tuesday at a closed door in the Security Council. Famine is now threatening nearly 2.5 million Ethiopians, according to Mark Lowcock. Warnings rejected and condemned by the Ethiopian ambassador to the UN.…

President Tshisekedi in Beni to make status

President Tshisekedi continues his visit to the east. After Goma, he arrived in Beni on Tuesday. He is coming to assess the measures related to the besieged state that has been decided since May 6 in two provinces in the eastern part of the country, Ituri and northern Kivu, of which Beni is the capital, plagued by gang violence. Despite the establishment of the siege, the situation on the ground does…

UNTM sets ultimatum for new Premier

In Mali, the new prime minister for the transition, Choguel Maïga, met with UN unions on Tuesday. The first central union in the country has had a series of complaints for several months. The case of the compressed workers from the former state-owned enterprises, the harmonization of the index networks for the salaries of civil…

Senegal: how will the latent conflict develop in

Casamance has been confronted for almost 40 years by the MFDC's independence movement. But since the beginning of the year, the army has given a boost to its military operations by regaining the historical positions of the MFDC near the border with Guinea-Bissau. The goal stated: "to restore state authority completely." A new balance of power, while the uprising today seems to be aging and fragmented. .

Faransiiska Oo Hadiyad Uu Ka Helay Hummels Ku Garaacay Jarmalka, VAR

Xulka qaranka France ayaa guul kasoo gaadhay waddanka Germany oo ay marti ugu ahaayeen magaalada Munich, waxaana ku filnaaday gool madi ahaa oo uu qaybtii hore iska dhaliyey Mats Hummel.Kulankan oo fursado badan uu iska lumiyey Faransiiska oo laba goolna laga diiday, ayaa waxa guul 1-0 ah gaadhay France oo inta badan maamulayay ciyaarta, marka laga yimaaddo qaybtii dambe oo Jarmalku bandhig cajiib ahaa la yimid, laakiin ay awoodi waayeen inay shabaqa taabtaan.Daqiiqaddii 20aad ee ciyaarta ayay Faransiisku u dabbaal-degeen…

Wax Walba Oo Aad U Baahan Tahay Inaad Ka Ogaato Isku-aadka Horyaalka

Isku-aadka horyaalka Premier League ee xilli ciyaareedka 2021/22 ayaa la samayn doonaa subaxnimada berri oo Arbaca ah, waxaananu halkan idiinku soo gudbinaynaa faahfaahin la xidhiidha qaabka loo samaynayo.Shabakaddaha Laacib iyo Goal24 ayaa diyaar idiin ah waqtiga isku-aadka oo aad kala socon doontaan wararka la xidhiidh, laakiin ka hor ayay tahay inaad ogaato waxyaabo muhiim ah.Tirada kulamada Premier League ee la ciyaari doono 2021/22: 380 ciyaarood.Tirada kooxaha: 20 naadiGoorma ayuu soo baxayaa isku-aadka xilli…