Barcelona Oo Xaqiijisay In Qalliin Lagu Samayo Ousmane Dembele &

Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in laacibka reer France ee Ousmane Dembele uu dhaawac kasoo gaadhay jilibka lugta midig, uuna u baahan yahay in lagu sameeyo qalliin.Dembele ayaa dhaawac kasoo gaadhay kulankii xulka qaranka France iyo Hungary ee tartanka Euro, taas oo uu soo galay daqiiqaddii 58aad hase yeeshee la beddelay waxyar markii uu ku jiray garoonka.Barcelona ma sheegin muddada uu Dembele ka maqnaan doono garoomada, balse warbaahinta Faransiiska ayaa qiyaastay muddada ay…

Bye…Bye: Kylian Mbappe Oo U Sheegay PSG Inuu Ka Tegayo & Kooxda Uu

Weeraryahanka reer France ee Kylian Mbappe ayaa u sheegay kooxdiisa PSG inuu ka tegayo marka uu soo dhamaado tartanka qaramada Yurub ee Euro ee uu dalkiisa kala qayb-gelayo, isla markaana uu waayihiisa ciyaareed u wareejinayo horyaal kale.22 jirkan iyo kooxdiisa PSG ayaan wali gaadhin heshiis cusub, waxaana muuqata in kooxda reer France ay ku guul-darraysatay inay xiddigeedan ku qanciso inuu qandaraas cusub saxeexo oo uu sii joogo Parc des Frances.Kylian Mbappe oo heshiiskiisa PSG ay ka hadhsan yihiin 12 bilood oo kaliya…

Xiddig Weyn Oo Chelsea Ka Tirsan Oo Heshiis U Saxeexay Koox Kale &

Chelsea ayaa isku diyaarinaysa sagootinta mid ka mid ah xiddigaheeda waaweyn oo heshiis la gaadhay koox kale, isla markaana ka tegaya Stamford Bridge inta uu furan yahay suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaagan.Weeraryahanka reer France ee Olivier Giroud ayaa heshiis la gaadhay AC Milan, sida ay sheegayaan wararka laga helayo Talyaaniga, waxaana uu laacibkani soo gunaanadayaa waayihiisa Premier League oo uu kusoo qaatay kooxaha reer London ee Arsenal iyo Chelsea.34 jirkan ayaa heshiiskiisii uu kula jiray Chelsea uu ku ekaa…

Tiéman Coulibaly, Mali: “I will really do that

"In Mali, we must remove all ambiguity about the duration of the transition," said Tiéman Coulibaly. The former Malia Foreign and Defense Minister is currently chairing a political coalition, the ARP, the Alliance for the Republic and Progress. For the future presidential election, Tiéman Coulibaly asks the transitional authorities to respect the planned date of February 27, 2022. While in Paris, he…

Isku-aadka Wareegga 16ka Euro: England vs France/Portugal/Germany –

Isku-aadka rasmiga ah ee wareegga 16ka tartanka Euro ayaa soo bixi doona caawa, marka ay soo dhamaadaan kulamada Group-yada E iyo F, halkaas oo ay horeba uga soo gudbeen France iyo Sweden laakiin laga filayo inay kasoo baxaan afar waddan oo kale oo soo raaca 12ka dal ee illaa hadda iska xaadiriyey wareegga xiga.Ka hor inta aan la gaadhin isku-aadka rasmiga ah, waxa lasii ogyahay waddamada isku-aaday wareegga xiga qaarkood, halka kuwo kalena ay kaliya muuqato in labadooda Group ay isku dhici doonaan.Ingiriiska ayaa af Libaax…

the appearance of the military coup in January

In Gabon, on January 7, 2019, young soldiers led by Lieutenant Kelly Ondo Obiang, from the Republican Guard, occupied Gabon's national radio early in the morning and sent a message that the army had taken power. But the special forces' response had made it possible to counter the coup at noon. The arrested putschists appeared before a special military court on Monday, June 21.…

Horyaalka Beeraleyda – Premier League, Serie A, Bundesliga Mise Ligue

Kubada heerka koowaad ee dalka Faransiiska waxaa si joogta ah loogu eedeyaa inay tahay tartan hal faras ah iyadoo hal koox ay xilliba iska heysato horyaalka.Waxaa laga yaabaa inaad baraha bulshada ku aragtay iyadoo horyaalka Faransiiska lagu tilmaamayo inuu yahay horyaalka beeraleyda, gaar ahaan mudadii ay horyaalka iska heysatay kooxda Paris Saint-Germain.Laakiin waa maxay sababta loogu yeero horyaalka beeraleyda? muxuu yahay micnaha ka danbeeya? Shabakada laacib ayaa idiin faahfaahineysa.Kubada cagta Yurub waxaa ka jirto…

Sergio Ramos Oo Saaxiibadiisa Ugu Dhow U Sheegay Kooxda Uu Ku Biirayo

Sergio Ramos ayaa ka tagaya Real Madrid ka dib 16 xilli ciyaareed uu joogay iyadoo 35 jirkaan uu u sheegay asxaabtiisa ugu dhow dhow qolka labiska kooxda uu ku biirayo.War xun ayay u tahay Manchester United, Manchester City iyo kooxaha kale ee Premier League ee lala xiriirinayay saxiixiisa iyadoo waayo aragaan daafaca dhexe uu go’aansaday inuu si xor ah ugu wareego Paris Saint-Germain.Xiddiga afarta jeer ku guuleystay Champions League ayaa si lama filaan ah looga reebay xulka Spain ee ciyaaraha Qaramada Yurub laakiin uma…

The UN Special Rapporteur paints a picture

The UN Human Rights Council opened its annual session on Monday, June 21, including examining the situation in Eritrea. The new UN special report, the Sudanese Mohamed Abdesalam Babiker, presented his first annual report on the country, condemning Asmara. It is every year in fairly diplomatic language that the conflict between Eritrea and the UN Human Rights Council takes place, and this time was no exception. Nevertheless, like his two predecessors, the special report painted a cruel picture for Eritreans: prisons…