CAJIIB: Saxeexyada Varane Iyo Sancho Oo Durba Saameeyay Paul Pogba &

Khadka dhexe ee kooxda Manchester United ee Paul Pogba ayaa lagu soo warramayaa inuu go’aankiisii hore ee kooxdaasi bedeli karo kaddib saxeexyada cusub ee suuqa xagaagan ilaa haatan lagu soo kordhiyay Old Trafford.Manchester United ayaa dhaq-dhaqaaq cajiib ah ka samaynaysa ilaa haatan suuqa waxaana ay xaqiijiyeen saxeexyada Raphael Varane oo ay Real Madrid kala wareegeen iyo Jadon Sancho oo Borussia Dortmund kaga biiray.Labadaas xiddig ayaa tababare Ole Gunnar Solskjaer toos usoo galaya shaxdiisa koowaad iyaga oo booska…

Villarreal Oo Ka Xaqiijisay In Halbowlahoodii Khadka Dhexe Dhaawac Ku

Kooxda reer Spain ee Villarreal ayaa xaqiijisay, in ciyaarta koobka ah ee UEFA Super Cup ee ay Chelsea ku ballansan yihiin uu ka maqnaan doono laacibka khadka dhexe ee Dani Parejo oo xuddun u ahaa guushoodii xilli ciyaareedkii hore.Villarreal oo kusoo guuleysatay Europa League iyo Chelsea oo hanatay Champions League ayaa August 11 waxay ku dagaallami doonaan UEFA Super Cup oo midkooda guuleysta la siin doono koobka.Chelsea ayaa finalkii Champions League waxay ku garaacday Manchester City oo ay kaga adkaatay gool madi ahaa oo…

Iska Illow Chelsea, Man United, City & Liverpool: Erling Haaland Oo La

Weeraryahanka reer Norway ee Erling Haaland waxa uu bartilmaameed u yahay kooxaha ugu waaweyn horyaalka Premier League, gaar ahaan Chelsea oo geed dheer iyo mid gaaban ba u fuushay sidii ay u heli lahayd, laakiin waxa uu isagu dareensan yahay in ay tahay, in uu wali sii joogo Borussia Dortmund oo uu ku qaatay muddo sannad iyo badh ah.Muddo kooban oo uu wacdaro kaga dhigay RB Salzburg oo ka dhisan waddanka Austria, Erling Haaland ayaa ka degay Bundesliga xilli ay kooxaha qaarkood gaar ahaan Manchester United fursad weyn u…

Liverpool Oo Ku Dhawaaqaysa Saxeexyada LIX Ciyaaryahanadda, Roberto

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa isku diyaarinaysa in ay ku dhawaaqdo lix saxeex oo ay waqtiga ugu kordhinayso xiddigaheeda waaweyn maalin kaddib markii uu Trent Alexander-Arnold qalinka ku duugay qandaraas cusub oo shan sannadood ah. Alexander-Arnold oo 22 jir ah, ayaa waxa uu xaqiijiyey mustaqbalkiisa Anfield ee illaa sannadka 2025, waxaana inkasta oo aanay kooxdu si rasmi ah u shaacin haddana ay warbaahinta Ingiriisku sheegayaan in uu da’yarkani ka mid noqday ciyaaryahannada ugu mushaharka badan Anfield. Wargeyska…

Kenyans leave Tokyo 2021 at a high level

The Kenyans were beaten 24-10 by Canada and finished ten in the rugby tournament in the Olympic Games at the Olympics in Tokyo 2021. A result slightly better than what was achieved at the Olympics 2016 (11th) but which gave hope to a team from Kenya definitely. From our special correspondent in Tokyo,Felix Oloo, coach of the…

President Museveni serves as vice chairman of operations

That was the end, on Friday, July 30, of the 42-day prison sentence that was decided in mid-June to counter the new wave of Covid-19 cases in the country. After severe restrictions, President Yoweri Museveni partially reopened the country's operations. In 42 days, Uganda has gone from 1,500 daily cases in mid-June to an average of between 200 and 400 Covid-19 cases per day this week. Results that encouraged the president to partially reopen the country. "Before inclusion," said Yoweri Museveni, "on average 22% of the…

The famous Commissioner Abba Kyari involved

An investigation has been launched against one of the Nigerian police chiefs, the famous Deputy Police Commissioner Abba Kyari, involved by a Nigerian social media star called Hushpuppi. This influencer is currently being tried in the United States for fraud over nearly $ 20 million. Hushpuppi pleaded guilty to money laundering. Hushpuppi claimed that he paid bribes to police commissioner Abba Kyari, known for his high-profile investigations, for arresting one of his former employees. The Nigerian police launched an…