Nin hubeysnaa oo sadax Israa’iiliyiin ah ku dilay xadka Urdun iyo Daanta Galbeed

Isniin, September, 9, 2024 (AX) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar uu ka geystay xaduuda u dhaxeysa Urdun iyo Daanta Galbeed ee la heysto nin u dhashay dalka Urdun oo watay gaari xamuul ah. Ninkaan weerarka fuliyay oo ah Darawal ayaa magaciisa lagu sheegay Maher Jazi, kaasoo weerarka ka fuliyay meel u dhaw buundada Allenby ee ka soo gudubta dhanka Urdun isagoo watay gaariga xamuul ah. Saraakiil ka tirsan Militariga dalka Israa'iil ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in ninkaan uu rasaas ku furay ciidamada difaaca…

Xil Ciid: Villa Soomaaliya ayaa ka dambeysa in xildhibaanada laga mamnuuco inay saxaafadda kula hadlaan baarlamanka

Isniin, September, 9, 2024 (AX) - Qaar kamid ah xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa si adag uga horyimid go’aan dhawaan kasoo baxay guddoonka baarlamaanka, kaasoo xayndaabka baarlamaanka ka mamnuucaya in xildhibaanadu ay ku qabtaan shir jaraa’id ama wareysi saxaafadeed. Xildhibaan Cabdirisaaq Ciid, oo kamid ah xildhibaanada Golaha Shacabka, ayaa sheegay in go'aankan uu yahay mid lagu caburinayo saxaafadda, isagoo ku eedeeyay in uu yahay tallaabo ay ka dambeyso Aqalka Soomaaliya. “Waxaa nasoo gaartay in baarlamaanka…

Waqooyi Bari oo sheegtay in dowladda Federaalka ay deeqaha waxbarasho u diidday ardayda Waqooyi Bari

Isniin, September, 9, 2024 (AX) - Waqooyi Bari ayaa sheegtay dowladda Federaalka Soomaaliya in ay ardayda  reer Waqooyi Bari u diidday deeqaha waxbarasho ee caalamka looga helo magaca Soomaaliyeed. Agaasimaha tacliinta sare ee wasaaradda waxbarashada Waqooyi Bari, Cabdirisaaq Axmed Faarax oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe, ayaa sheegay deeqaha waxbarasho inay qeyb ka yihiin mashaariicda dowladda Federaalka ay ka hor istaagtay dadka reer Waqooyi Bari sida uu hadalka u dhigay masuulkan. Agaasimaha tacliinta…

Hogaamiye Laftagareen "25-kii Xildhibaan ee taageertay rabitaanka Shacabkooda waxay noola mid yihiin 13-kii SYL

Isniin, September, 9, 2024 (AX) - Hogaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta si adag uga hadlay xiisaddii dhawaan ka dhalatay taageeradii reer Koonfur Galbeed u muujiyeen joogitaanka ciidamada Itoobiya. Hogaamiye Laftagareen ayaa ugu horeyn ku tilmaamay ceeb iyo wax laga xumaado hadaladii kasoo yeeray reer Muqdisho, islamarkaana ay ahayeen kuwa kala dhantaalaya midnimada shacabka Soomaaliyeed. “Hadii ay Soomaalinimo jirto reer Koonfur-galbeed ayey ka bilaabataa, Muqdisho waxa…

U.S. Special Operations Leader Conducts Frontline Visit in Somalia

U.S. Special Operations Commander Visits Frontlines in Somalia MOGADISHU, Somalia - The United States continues to affirm its commitment to Somalia in the battle against Al-Shabaab. This extremist group has plagued the region for nearly twenty years, subjecting innocent civilians and military personnel to relentless attacks. For the past two decades, the U.S. Africa Command has diligently collaborated with the Somali National Army (SNA), facilitating operations that have successfully reclaimed numerous critical areas from…

Southwest State leader praises federal MPs for backing pro-Ethiopian troop demonstrations.

Southwest Region's Leader Applauds Federal MPs for Their Backing of Pro-Ethiopian Troop Demonstrations Baidoa (AX) — Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, the leader of the Southwest region, expressed his approval on Monday for the federal lawmakers from the area who stood firm in their support for demonstrations advocating for Ethiopian military presence in the Bay and Bakool regions. During his remarks in Baidoa, Laftagareen likened the backing of these 25 parliamentarians to the spirit of the 13-SYL youth initiative.…

Kenya Seeks Public Assistance in Reforming Economic Legislation Following Protests

Kenya Seeks Public Input for Economic Reform Legislation Post-Protests A sweeping view captures Nairobi's bustling central business district on February 18, 2022. REUTERS/Thomas Mukoya Purchase Licensing Rights In a bid to rejuvenate its economy, Kenya's finance ministry is calling upon the citizens for their insights on new laws aimed at increasing revenue and addressing various challenges. Finance Minister John Mbadi made this announcement on Monday, following a wave of protests that compelled the government to retract…

Ethiopia has never initiated an invasion of another nation; we are committed to preserving our sovereignty.

Ethiopia Asserts Its Sovereignty Amid Regional Tensions ADDIS ABABA - Facing mounting pressure, Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed firmly declares that his nation has never engaged in aggression against another state. He emphasizes that Ethiopia will staunchly defend its sovereignty and territorial integrity should it face any threats. The situation in the Horn of Africa is becoming increasingly fraught. Somalia claims that Ethiopia is violating its territorial rights, while Egypt alleges that Ethiopia is siphoning water…

Top 5 Battle Rope Exercises for Achieving a Trim Waistline

Incorporating battle rope exercises into your exercise routine is an effective way to burn calories, tone your waist and build your overall strength. Battle ropes are underrated but incredibly versatile tools that engage your core, shoulders, arms and legs, making them ideal for anyone looking to slim down and achieve a more defined midsection. If you don't know where to start, I've rounded up five of my best workouts for a slimmer waist. The workouts below are designed to maximize fat loss while…

K’naan Grew Weary of the Limelight, Leading Him to Make His Directorial Debut Behind the Camera.

K'naan Takes a Step Back: A Cinematic Journey Begins K'naan, the renowned artist, has decided to step away from the limelight. He has chosen to shift his focus behind the lens for his debut film. Following the release of his 2012 album “Country, God or the Girl,” K'naan felt the weight of the music industry's demands. "Honestly, I’ve likely created enough material for two albums since then. However, I’ve refrained from sharing it, as I lost my drive to produce music," the 46-year-old admits during a video call from his…