Madaxweyne DG Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ka hadlay Munaasabad Muqdisho loogu qabtay ayaa soo hadal qaaday howlaha kala guurka ee loogu diyaargaroobayo doorashada dalka 20/21.
Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dib ugu laabtay xaaladdii adkeyd ee ka dhalatay kulamada siyaasadeed iyo kala aragti duwanaanta shirarkii wadatashiga ee madaxda heer federaal iyo heer Dowlad Goboleed.
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayuu ku amaanay tanaasulaad badan uu sameeyay markii qodobo…
Botswana likely detects behind mass-elephant deaths
Toxins in water produced by cyanobacteria killed more than 300 elephants in Botswana this year, officials said Monday, announcing the outcome of an investigation into the deaths that had confused and alerted conservationists.
Cyanobacteria are microscopic organisms that are common in water and are sometimes found in soil. Not everyone produces toxins, but scientists say that toxins occur more often as climate change drives global temperatures.
Cyril Taolo, deputy director of the Department of Wildlife and National…
“Xildhibaanno, Ansixiya Heshiiska Doorashada waa u muhiim Dalka” Md Laftagareen.
Madaxweyne DG Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa kulan gaar ah la yeeshay Xildhibaannada, Senatarada & Wasiirada ku matala Federaalka Dowlad Goboleedkaas.
Madaxweyne Lafta Gareen & Xildhibaan JawaariKulankaan oo ka dhacay Magaalada Muqdisho waxa uu usoo bandhigay Xildhibaannada codsi ah in codka ay siiyaan heshiiska Madaxda DFS & DG ay kala saxiixdeen 17-kii bishaan oo lagu go’aamiyay doorashada dalka.
“Waxa aan idinka codsanayaa in aad…
Xiisad Dagaal oo ka taagan Koofur Bari Magaalada Dhuusamareeb.
Militariga Soomaaliya ayaa saakay dhaq-dhaqaaq ciidan kawada deegaannada Bulucle & Miir-dugul ee dhaca duleedka Magaalada Dhuusamareeb xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug.
Saraakiisha hoggaamineysa ciidamada militariga ah ee tagay deegaannadaan oo la hadlay Axadle waxa ay sheegeen in xalay ay ku hoyden deegaannadaas, saakayna ay wadaan dhaq-dhaqaaqyo ciidan.
Ujeedka howlgalkooda waxa ay ku sifeeyeen in ay ku doonayaan qabsashada deegaanno horleh oo dhaca Koofur Bari…
“Haddii Madax Goboleedyadu farageliyaan kuraasteena, ma ansixin doono heshiiska” Mahad Cawad.
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka BFS Xildhibaan Mahad Cabdalla Cawad oo ka qaybgalay munaasabad loo qabtay Madaxweynaha DG Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kahor sheegay in culeyska madax goboleedyadu ay saarayaan kuraasta xildhibaannada.
Cawad ayaa sheegay in xiliyada doorashada Madaxda Dowlad Goboleedyada isu dayaan in ay cadaadiyaan Xildhibaannada, waxaana uu sheegay in haddii la isku dayo taas Xildhibaannadu qaadanayaan go’aan ka dhan ah Heshiiska…
Beesha Caalamka oo Qabyo ku tilmaamtay heshiiska DFS & DG.
Warsaxaafadeed kasoo baxay Beesha Caalamka ayaa looga hadlay heshiiskii 15-ka qodob ka koobnaa oo 17-kii bishaan September 2020 wada gaareen Madaxda DFS, DG iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.
Beesha Caalamaka ayaa sheegtay in heshiiskaas uusan gaarsiisneen heerkii laga rabay, waxaana ay ku tilmaamtay mid qabyo ah oo u baahan dhameystirka waxyaabaha ka maqan ee lama huraanka u ah.
“Saaxiibada beesha caalamka waxa ay garwaaqsanyihiin heshiiskii ay ku dhawaaqeen Madaxweynaha…
Cameroonian soldiers are jailed for murdering women and children
Four Cameroonian soldiers received 10-year prison sentences Monday for the killing of two women and two children in an incident that sparked international insurgency, their lawyers said.
They and three other soldiers were arrested after a video surfaced on social media in July 2018 showing uniformed men leveling rifles and firing at the victims, one of whom had a baby strapped to his back.
The video was one of several that emerged in recent years with alleged atrocities by Cameroonian forces during operations against…
International partners say the election agreement in Somalia is not below the 1P1V target
MOGADISHU, Somalia - Somalia's hopes for timely elections suffered a setback on Monday after international partners said the newly signed agreement was not in line with the goals of Africa's direct elections.
The agreement was printed in Mogadishu on September 17 in Mogadishu after four days of talks, allowing the federal government and member states to end a possible pre-election crisis that had engulfed the country's internal policies.
President Mohamed Abdullahi Farmajo, five regional leaders, signed the agreement…
The former defense minister appointed Mali interim president, junta leader named VP
Former Malidefence minister and retired Colonel Bah Ndaw was appointed interim president on Monday, while the leader of the junta who seized power last month was appointed vice president, state television announced.
Mali's ruling junta has come under heavy pressure from leaders of the Economic Community of West African States (ECOWAS) to bring power back to civilians after the August 18 coup that toppled President Ibrahim Boubacar Keita.
It was unclear whether the arrangement would satisfy ECOWAS, which last week…
DP World oo heshiis Dekadaha ah lagaartay Israel.
Shirkadda Israel Dovertower ayaa heshiis iskaashi la saxiixatay Dubai Ports World ‘DP World’oo ku saabsan howlaha maraakiibta, ay warisay warbaahinta Imaaraadka.
Heshiiska iskaashiga waxaa kala saxiixday madaxa Dovertower Shlomi Fogel intii uu ku guda jiray booqashadiisii Dubai, wargeyska ku hadla luuqada Cibraaniga Globes ayaa daabacay “Shaqadeenu waa in aan u dhisno dariiqyo ganacsi oo u dhexeeya Imaaraadka, Israel, iyo wixii ka dambeeya ayaa ka caawin doonta…